Xaafadda Daarusalaam ee Muqdisho oo si weyn looga ciiday

Deegaanka Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta si weyn looga ciiday maalinta 1aad ee Munaasabadda Ciidul Fitriga. Dadweynaha ayaa Salaadda Ciidda ku oogay barxad weyn oo loo diyaariyay in lagu dukado ka dib markii...

Sawirro: Farmaajo oo ka qeyb-galay caleema saarka madaxweynaha Uganda

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Marwo Seynab Cabdi Macallim oo ka qeyb galay xafladda caleemo-saarka Madaxweynaha dalka Uganda Mudane Yoweri Museveni ayaa soo bandhigay doorka dowladda Federaalka...

Bulshada Soomaaliyeed oo looga digay qatarta cudurka Covid-19

Maamulka Isbitaalka Martiini ayaa uga digay bulshada in aad looga taxadaro faafitaanka cudurka COVID-19 inta lagu jiro damaashaadka Ciidda. Agaasimaha Isbitaalka Martiini Dr Cabdirisaaq Yuusuf Axmed oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay ayaa...

Madaxweynaha JF oo hambalyada ciida u diray shacabka Soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan bilashada bisha Soonfur iyo munaasabadda qiimaha badan ee Ciidul Fidriga. Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku boorriyay...

Duqa magaalada Muqdisho oo digniin culus soo saaray + Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeer kadis ah ku tagay qaar kamid ah wadooyinka Caasimadda si uu Nadaafada wadooyinkaasi ugala xisaabtamo maamulada degmooyinka. Duqa magaalada...

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Burundi

Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Burundi Mudane √Čvariste Ndayishimiye oo kulan-doceed ku yeeshay caasimadda Kambaala ee dalka Uganda ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal ee ku qotoma dhinacyada iskaashiga...

Greek government investigate migrant deaths on Chios

Greece's Ministry of Immigration and Asylum has dispatched a special unit of investigators to the island of Chios following the recent deaths of two migrants who were staying at the VIAL refugee camp, it announced on Monday.

Somalia regrets Kenya’s move to ban flights

The Somali government on Tuesday regretted Kenya's decision to suspend commercial flights to and from Mogadishu, the capital of Somalia. Somali Minister of Transport and Civil Aviation Duran Farah said the decision by Nairobi...