China Reaffirms Support for Somali Unity as Foreign Ministers Bolster Strategic Ties
MOGADISHU, Somalia — China has declared its "unwavering support" for Somalia’s territorial integrity, describing Somaliland as an inseparable part of the country, following a high-level diplomatic call between the foreign ministers of both nations on Monday.
Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, and his Chinese counterpart, Wang Yi, reaffirmed their strategic partnership during a phone...
Somali, South Korean Foreign Ministers Discuss Maritime Security and Sovereignty
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, held high-level bilateral talks via video conference Monday with his South Korean counterpart, Dr. Cho Tae-yul, to strengthen diplomatic ties and regional security cooperation.
The discussions focused on expanding the partnership between Mogadishu and Seoul, with a specific emphasis on maritime security and the ongoing presence...
Wafdi ka socda SoDMA iyo Qaramada Midoobay oo gaaray Dhoobley si ay u soo qiimeeyaan saameynta abaaraha
DHOOBLEY, Soomaaliya — Wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa shalay gaaray magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose, si ay ugu kuur-galaan xaaladaha bini'aadannimo ee ka sii daraya.
Wafdigan waxaa qayb ka ah Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Isku-duwaha Arrimaha Bini’aadannimada, Mr. George...
UN and Somali Disaster Officials Visit Dhoobley Amid Worsening Drought Crisis
DHOBLEY, Somalia — A high-level humanitarian delegation led by the Commissioner of the National Disaster Management Agency (SoDMA), Mohamud Moalim Abdulle, arrived in the border town of Dhobley on Monday to assess a deepening drought crisis.
The delegation included the United Nations Deputy Special Representative of the Secretary-General and Humanitarian Coordinator for Somalia, Mr. George Conway, signaling an urgent international...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Shiinaha oo Ka Wada Hadlay Midnimada iyo Madaxbannaanida Dalka
MUQDISHO – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa khadka taleefanka kula yeeshay wadahadal rasmi ah Mudane Wang Yi, Xubin ka tirsan Golaha Siyaasadda ee Guddiga Dhexe ee Xisbiga Shuuciga Shiinaha (CPC) iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha.
Intii uu socday wadahadalkan, labada dhinac ayaa xaqiijiyay xoogga iyo adkeysiga...
SNA, Allies Kill 17 Al-Shabaab Militants in Middle Shabelle Air Operation
MOGADISHU, Somalia — The Somali National Army (SNA), backed by international partners, killed 17 Al-Shabaab militants in a targeted airstrike in the Middle Shabelle region, the government announced Tuesday.
The overnight operation took place in the Jabad Godone area, targeting a strategic compound used by the Al-Qaeda-linked group to coordinate attacks and manufacture improvised explosive devices (IEDs) intended for civilian...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Dhiggiisa Kuuriyada Koonfureed Kala Hadlay Adkeynta Madaxbannaanida Dalka
MUQDISHO – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa Isniintii wadahadal laba geesood ah oo fogaan-arag ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Kuuriyada Koonfureed, Mudane Dr. Cho Hyun.
Intii uu socday wadahadalkan, labada wasiir ayaa diiradda saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah iyo ballaarinta iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo...
Farmaajo oo Soo Dhaweeyay Go’aanka Lagu Laalay Heshiisyadii Imaaraadka Carabta
MUQDISHO – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa war rasmi ah kasoo saaray go’aankii shalay galab (casar-liiqii) ka soo baxay fadhigii Golaha Wasiirrada Soomaaliya, kaas oo lagu laalay dhammaan heshiisyadii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya la gashay Dowladda Imaaraadka Carabta.
Farmaajo ayaa si buuxda u soo dhaweeyay go’aankaas, isaga oo ku tilmaamay mid lagu ilaalinayo madaxbannaanida,...
Jubaland iyo Puntland oo Ka Hor Yimid Go’aanka Xukuumadda Federaalka ee Heshiisyada Imaaraadka
MUQDISHO - Maamul-goboleedyada Jubaland iyo Puntland ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay go’aankii shalay ka soo baxay fadhigii Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo lagu laalay dhammaan heshiisyadii iskaashi ee Dowladda Federaalka iyo dowlad-goboleedyadu kula shaqeynayeen Dowladda Imaaraadka Carabta.
Warsaxaafadeedyo kala duwan oo ay soo saareen labada maamul ayaa lagu muujiyay diidmo xooggan oo ka dhan ah go’aankaas, iyaga...
Howlgal Lagu Dilay Xubno ka Tirsanaa Al-Shabaab oo ka Dhacay Shabeellada Dhexe
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya (CXDS), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa xalay fuliyay howlgal cirka ah oo ka dhacay deegaanka Jabad Godone ee Gobolka Shabeellada Dhexe.
Howlgalka ayaa lagu bartilmaameedsaday goob ay kooxda Al-Shabaab ka abaabuli jireen falal amni-darro, gaar ahaan qaraxyada lagu dhibaateeyo shacabka. Sida lagu xaqiijiyay howlgalkaas, waxaa lagu dilay 17 xubnood oo ka tirsanaa Al-Shabaab.
Sidoo kale, howlgalka ayaa...








