Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Ka Jawaabtay Eedeymo La Xiriira Bakhaar WFP

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay war-saxaafadeed ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, kaas oo la xiriiray eedeymo ku saabsan bakhaar ay leedahay Hay’adda Cunnada Adduunka (WFP).   Dowladdu waxay caddeysay in dhammaan agabka gargaarka ee lagu sheegay wararkaasi ay weli si buuxda ugu jiraan gacanta iyo maamulidda Hay’adda WFP, oo ay ku jiraan gargaar ay bixisay...

Somalia says WFP aid remains under UN control amid US concerns

Mogadishu, Jan 8 — Somalia’s federal government on Wednesday said food aid stored at a World Food Programme (WFP) warehouse remains under the custody of the UN agency, responding to concerns raised by the United States over alleged irregularities.   In a statement, the government said commodities referenced in recent reports, including assistance provided by Washington, “remain under the custody and...

Guddoomiyaha Shabeellada Dhexe oo booqday Wargaadhi kadib weerarkii Al-Shabaab

WARGAADHI, Soomaaliya — Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada Dhexe, Maxamuud Maxamed Nuur, iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Dowlad-goboleedka Hirshabeelle, Janaraal Xasan Dhicisow, ayaa Maanta booqasho ku tagay degmada Wargaadhi, kadib markii Al-Shabaab lagu jabiyay deegaankaasi.   Booqashadan ayaa ku soo beegmeysa xilli ay socdaan howlgallo joogto ah oo ay wadaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ciidamada deegaanka, iyo maleeshiyo la garab taagan si looga saaro...

Somalia officials visit Wargaadhi town following major Al-Shabaab attack

WARGAADHI, Somalia — The governor of Middle Shabelle region, Mahamoud Mohamed Noor, and Hirshabelle State police chief, General Hassan Dhicisow, visited the town of Wargaadhi on Thursday, following a recent defeat of Al-Shabaab militants in the area.   The visit comes amid ongoing operations by the Somali National Army, local security forces, and allied militias to push Al-Shabaab out of key...

Hay’adda Socdaalka oo billowday baaritaanka isticmaal aan la oggolayn ee hawada iyo garoomada dalka

MUQDISHO — Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ka soo saartay isticmaal aan la oggolayn oo lagu sameeyay hawada Soomaaliya iyo qaar ka mid ah garoomada diyaaradaha dalka.   Hay’addu waxay sheegtay inay si dhow ula shaqeyneyso hay’adaha kale ee qaranka ee arrintan quseyso, isla markaana ay billowday baaritaan degdeg ah oo lagu xaqiijinayo sax ahaanshaha warbixinno...

Somalia opens investigation into alleged unauthorised use of airspace and airports

MOGADISHU, Somalia - Somalia’s Immigration and Citizenship Agency has issued a statement on the unauthorized use of the country’s airspace and airports.   The agency said it is working in coordination with other relevant national institutions and has launched an urgent investigation to verify the accuracy of reports alleging violations of Somalia’s airspace and immigration laws.

Koonfur Afrika oo Ballanqaaday Inaysan Faragelin Barnaamijka Qaxootiga Mareykanka ee Lagu Qaabilayo Caddaan Koonfur Afrikaan ah

Johannesburg / Washington — Dowladda Koonfur Afrika ayaa ogolaatay inaysan faragelin barnaamij muran badan dhaliyay oo Mareykanku ku qaabilayo qaxooti caddaan ah oo Koonfur Afrikaan ah, sida lagu sheegay warbixin kooban oo laga diyaariyay kulan gudaha ah oo ay heshay wakaaladda wararka Reuters.   Ballanqaadkan ayaa lagu bixiyay kulan albaabadu u xirnaayeen oo dhacay 23-kii December, kaddib markii ay cirka isku...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo Matabaan Kula Dardaarmay Cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

HIIRAAN, Matabaan — Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo ay wehliyaan saraakiisha Qeybta 27-aad iyo Qeybta 21-aad, ayaa degmada Matabaan kula dardaarmay cutubyo ka tirsan Ciidanka XDS oo loo diyaariyay hawlgallo ka dhan ah Al-Shabaab.   Cutubyadan ayaa dhowaan dhammeystay tababar heer sare ah oo muddo socday, iyagoo soo bandhigay awood, ciidan iyo diyaar-garow buuxa oo ay u...

Mareykanka Oo Hirgelinaya Lacag Dammaanad (Visa Bond) Oo Gaaraysa $15,000 Dalal Afrikaan Ah

Washington, DC — Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay xeerar cusub oo dhanka socdaalka ah, kuwaas oo laga yaabo in muwaadiniin ka kala yimid dalal Afrikaan ah, oo ay ku jirto Nigeria, looga baahdo inay bixiyaan lacag dammaanad (visa bond) oo gaareysa $15,000 marka ay codsanayaan fiisooyinka B1/B2 (ganacsi iyo dalxiis).   Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Mareykanka (US Department of State) ayaa sheegtay...

Hoggaamiyaha Kooxda Gooni-u-goosadka Yemen oo Soo Maray Soomaaliya Isagoo u Baxsanaya Imaaraadka

Cadan / Muqdisho — Isbahaysiga Sacuudigu hoggaamiyo ee ka dagaallama Yemen ayaa shaaca ka qaaday in hoggaamiyaha ururka gooni-u-goosadka Koonfurta Yemen (STC), Caydaruus Al-Zubaydi, uu ka baxsaday Yemen isagoo u gudbay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, islamarkaana uu sii maray Soomaaliya.     Tallaabadan ayaa timid kaddib markii Al-Zubaydi uu ka baaqsaday ka-qaybgalka wadahadallo nabadeed oo lagu ballansanaa in lagu qabto magaalada Riyaad...

WARAR KALE

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo Muqdisho ku Qaabishay Wafdi ka Socday Hay’adda Socdaalka...

Muqdisho, Soomaaliya – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed (HSJ), Mudane Xuseen Qaasim Yuusuf, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyay Agaasimaha...

Wasiirka Warfaafinta oo Guddoomiyay Shirka Billaha ah ee Xafiisyada Warfaafinta Hay’adaha Dowladda

MUQDISHO – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa guddoomiyay shirka billaha ah ee Xafiisyada Warfaafinta...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Saxiixday Qandaraaska Daraasadaynta iyo Naqshadaynta Waddada Galkaayo Elguula

Muqdisho – Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta martigelisay munaasabad lagu saxiixayay qandaraaska adeegyada daraasadaynta, naqshadaynta, qiimeynta saameynta deegaanka...