War kasoo baxay Shirkii Golaha Wasiirada oo uu shir gudoomiyay Madaxweynaha
MUQDISHO - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulan aan caadi ahayn, ayaa looga hadlay xaaladda guud ee amniga dalka iyo howlgalladii ugu dambeeyay ee ay fuliyeen ciidanka xoogga dalka oo guulo waaweyn kasoo hooyey dagaalka lagu ciribtirayo kooxda Al-Shabaab, iyo doorashooyinkii goleyaasha deegaanka Gobolka Banaadir, ee dhowaan sida guusha ah uga qabsoomay caasimadda.
Kulanka oo uu...
Hay’adda SoDMA oo ka warbixsay Abaaraha Dalka Soomaaliya
MUQDISHO - Guddoomiyaha Hayda’adda SoDMA oo Golaha Wasiirrada Soomaaliya uga warbixiyay Xaaladda Abaareed Ee Dalka.
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin, ayaa Golaha Wasiirrada u soo bandhigay warbixin rasmi ah oo ku saabsan xaaladda abaarta, taas oo muujisay in abaartu si degdeg ah uga sii dartay kadib markii Lawaayay roobabkii Deyrta 2025 iyo xilliyaal roob-yari ah oo...
Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka oo meel mariyo heshiishyo cusub
MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa uga Mahadceliyay Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo meel mariyey:
1. Heshiiska Iskaashiga ee u dhexeeya Hay'adda Guud ee Gaadiidka Boqortooyada Sacuudi Carabiya iyo Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiiddka Badda JFS
2. Xeerka Dhismaha Machadka Soomaaliyeed ee Badaha
3. Axdiga Caalamiga ah ee Halbeegyada Tababarka, Shahaado Siinta iyo Ilaalinta...
Saudi Arabia reaffirms support for Somalia’s unity during Riyadh talks
RIYADH, Saudi Arabia – Somalia’s Foreign Minister Abdisaalam Abdi Ali paid an official visit to Saudi Arabia on Sunday, holding talks with his Saudi counterpart Prince Faisal bin Farhan that focused on strengthening bilateral ties and reaffirming support for Somalia’s sovereignty and territorial integrity.
The meeting, held in the Saudi capital Riyadh, reviewed ways to deepen cooperation between the two...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho rasmi ah ku tegay Boqortooyada Sucuudiga
Riyaad, Sucuudi Carabiya — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay Boqortooyada Sucuudi Carabiya, halkaas oo uu kulan rasmi ah kula qaatay dhiggiisa Boqortooyada, Amiir Faysal bin Farxaan bin Cabdullaahi Aal Sacuud.
Kulanka oo ka dhacay magaalada Riyaad ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah...
At least two soldiers killed in roadside explosion in northeastern Somalia
BOSASO, Somalia –At least two Puntland security personnel, including a senior officer, were killed and more than five others injured in a roadside explosion on the road between Bosaso and Dhaadar, officials said Monday.
The blast occurred when a Puntland army vehicle conducting mine-clearance operations struck an improvised explosive device, according to security sources.
Among the dead was Jama Mohamed Cadour,...
Askar lagu dilay qarax ka dhacay Puntland
Bosaaso – Qarax ka dhacay jidka dhex mara Bosaaso iyo Dhaadaar ayaa ku dilay ugu yaraan labo askari iyo sarkaal ciidan, isla markaana dhaawacay in ka badan shan qof oo kale, sida ay sheegeen masuuliyiinta.
Qaraxa ayaa dhacay markii gaari ka tirsan ciidanka Puntland ee baarista mine-yada uu ku dhacay dhulka qarxa.
Ilo amni ayaa sheegay in ciidamada ay ku jireen...
Wasaarada Arrimaha gudaha oo war kasoo saartay Doorashadii Golaha Deegaanka
MUQDISHO - War-saxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in shacabka Gobolka Banaadir ku bogaadinayso qabsoomidda Doorashadii taariikhiga ahayd ee Golaha Deegaanka Gobolka Banaadir, oo si guul ah u dhacday 25-kii Diseembar 2025. Wasaaraddu waxay hambalyo u dirtay dhammaan xubnaha ku guuleystay Doorashada Golaha Deegaanka.
Somali army raids target Al-Shabaab hideouts in Lower Shabelle region
Mogadishu — Somalia’s national army said on Sunday its elite Turkey-trained Gorgor commandos carried out a planned operation targeting Al-Shabaab militants in the Jawad Ari area of the Lower Shabelle region.
The operation was conducted by the 203rd Battalion, 20th Brigade, 1st Gorgor Commando Division, the army said in a statement. During the raid, troops seized explosive devices allegedly intended...
Somalia’s president meets former leader amid push for political dialogue
Mogadishu, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held a private meeting late on Sunday night in Mogadishu with former president Sharif Sheikh Ahmed, a senior opposition figure, amid renewed calls for national political dialogue, officials said.
The meeting, whose agenda was not announced in advance, comes after a period of political estrangement and differing views between the two leaders,...










