Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Booliska Gobollka Banaadir oo Gacanta kusoo dhigay seddex eedeysane

MUQDISHO - waxaa degmada kaaran ka dhacay Howgal ay sameeyeen ciidanka Booliska kaas oo lagu baadi goobaayey rag ku eedeysan in ay geesteen dilka dhacay degmadaasi Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Degmada Kaaran, ayaa gacanta ku dhigay saddex eedaysane oo loo haysto fal dil ah oo ay u adeegsadeen toorey, kaas oo ka dhacay gudaha Degmada Kaaran.Saddexda eedaysane ayaa...

Howlgalo xoogan oo ka dhacay Shabeellaha Hoose

JOWHAR - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 203-aad, Guutada 20-aad, Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Jawad Ari ee gobolka Shabeellaha Hoose.   Howlgalka ayaa ahaa mid si gaar ah loogu beegsanayay kooxda Al-Shabaab, ayaa inta uu socday ciidanka waxa ay gacanta ku dhigeen qaraxyo Al-Shabaab ku dhibaateen rabtay shacabka Soomaaliyeed iyo agabyo kale...

Xasan Sheekh oo Kulan gaar ah la qaatay Sheekh Shariif

MUQDISHO - Kulankan ayaa looga hadalay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin doorashada iyo khilaafka siyaasdeed oo udhaxeya xubnaha mucaaradka iyo dowlada federalka Soomaaliya.   War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Himilo Qaran ayaa lagu sheegay in kulan loo hadlay tabashooyinka jira iyo xaaladaha siyaasadeed ee Dalka.  

Seven killed in central Somalia landmine blast targeting civilian bus

JOWHAR, Somalia – At least seven people were killed and four injured when a vehicle carrying civilians struck a landmine in the Kudkudaaleey area of central Somalia’s Middle Shabelle region, local sources reported Sunday.   The vehicle was carrying nearly 20 passengers en route to Galgaduud region towns Mazagawaay and Ceel Dheer when the blast occurred late Saturday afternoon, officials said. “The mine...

Sheekh Shariif oo ka hadlay arrimo xasaasi ah – DAAWO

MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa ka hadlay arimaha dooroshooyinka iyo dhibaatada qabyaallada ay leedahay. “Hadaan iska fariisano oo anan qeylin waxaa nala dhahayaa qabyaaladiistayaal ayaa tihiin oo ninkii hore waad la dagaasheen”.

Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay gobollka Shabeellaha Dhexe

JOWHAR - Wararka laga helayo gobolka Shabelada Dhexe ayaa sheegaya in Gaari ay saarnaayeen dad shacab ah Miino ay kula kacday Deegaanka Kudkudaaleey oo hoostaga degmada Ruunirgood.   Gaariga ayaa ahaa nooca Soomaalidu u taqaano Layla Calaawi ayaa saarnaayeen ku dhawaad 20 Ruux oo shacab ahaa kuwaasi oo ku sii jeeday gobolka galgaduud. Ilaa 7 Ruux ayaa ku dhintay halka 4 Kalana...

Markab lagu afduubey xeebaha Soomaaliya

Boosaaso - Burcad-badeed Soomaali ah ayaa afduubay markab kalluumeysi oo Shiineys ah, kaddib markii ay ku weerareen xeebaha Puntland, gaar ahaan agagaarka magaalada dekedda ah ee Bandarbeyla. Saraakiil goboleed ayaa sheegay in weerarkan uu u muuqdo mid lagu doonayo madax-furasho lacageed.   Markabka la qafaashay oo lagu magacaabo Liao Dong Yu 578 ayaa la qabtay, iyadoo budhcad-badeedu ay damacsan yihiin inay...

Somalia says elite forces kill 15 Al-Shabaab fighters in overnight raid

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s defence ministry said on Sunday that elite national army forces carried out a major overnight operation in the town of Jilib in the Middle Juba region, killing at least 15 Al-Shabaab fighters and capturing eight others.   In a statement, the ministry said the Danab special forces conducted a “planned and targeted” raid against Al-Shabaab positions in...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay hawlgal culus oo ka dhacay Jilib

Muqdisho — Wasaaradda Gaashaandhigga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay hawlgal culus oo xalay ay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ka fuliyeen degmada Jilib ee gobolka Jubada Dhexe.   War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda ayaa lagu sheegay in Ciidamada Kumaandooska Danab ay xalay qaadeen hawlgal gaar ah oo si qorsheysan loogu beegsaday Al-Shabaab, kuwaas oo ku sugnaa goobo ku yaalla...

Somalia army’s ground forces’ chief inspects frontline troops in central town

BELEDWEYNE, Somalia — Somalia’s army chief for ground forces inspected frontline positions in the central town of Beledweyne on Sunday, urging troops to strengthen national defence and intensify operations against the Al-Shabaab militant group, the military said.   Major General Sahal Abdullahi Omar toured bases used by the 5th and 29th brigades of the 27th division of the Somali National Army...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...