Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeer ku tegay fariisimada CXDS ee Beledweyne

Beledweyne – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa kormeer shaqo ku tegay fariisimada ay Ciidanka Xoogga Dalka ku leeyihiin magaalada Beledweyne, oo ah xarunta gobolka Hiiraan.   Kormeerka taliyaha ayaa si gaar ah diiradda ugu saarnaa Guutooyinka 5aad iyo 29aad ee ka tirsan Qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, halkaas oo uu...

Fiqi: Hoggaamiyeyaal sare oo Al-Shabaab ah ayaa lagu dilay duqeyn ka dhacday Jilib

Muqdisho, Jan 3 — Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta sheegay in Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah, ay dileen labo hoggaamiye oo ka mid ahaa kuwa ugu sarreeya kooxda Al-Shabaab, kadib duqeyn si xeel dheer loo qorsheeyay oo ka dhacday degmada Jilib ee gobolka Jubbada Dhexe.   Wasiir Fiqi oo shir jaraa’id ku qabtay...

Somalia says US-backed operations kill key Al-Shabaab leaders

Mogadishu, Jan 3 — Somalia’s defence minister said Saturday that security forces, backed by international partners, have killed two senior Al-Shabaab leaders in a carefully planned air strike, dealing what he described as a major blow to the militant group’s leadership.   Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi told a press conference in Mogadishu that the National Intelligence and Security Agency (NISA),...

Somalia condemns Trump remarks on Somalis as ‘trash’

Mogadishu – Somali President Hassan Sheikh Mohamud has strongly condemned remarks attributed to US President Donald Trump in which he reportedly referred to Somalis as “trash,” calling the comments unacceptable and an insult to the dignity of an entire nation.   In an interview with Al Arabiya English, Mohamud said the language was offensive and risked reinforcing negative stereotypes about Somalis,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cambaareeyay hadalka Trump ugu gefay shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag u cambaareeyay hadallo uu jeediyay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump, kuwaas oo Soomaalida ku tilmaamay “qashin.” Madaxweynaha ayaa sheegay in hadalladaasi ay yihiin kuwo aan la aqbali karin isla markaana gef ku ah sharafka iyo karaamada ummad dhan.   Wareysi gaar ah oo uu siiyay Al Arabiya English, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa...

Booliska oo Beeniyey Eedeyn uu Soo Jeediyey Taliyihii Hore ee Dekedda Muqdisho

MUQDISHO — Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa beeniyey eedeyn uu soo jeediyey taliyihii hore ee saldhigga Dekedda Muqdisho, G/sare Axmed Khadar Maxamed Xasan, kaasoo sheegay inuu xilka iska casiley kadib markii lagu amray inuu dalka ku sii daayo maandooriye halis ah.   Taliyaha Hoggaanka Canshuuraha Booliska Soomaaliyeed, Janaraal Bariise, oo ka hadlay munaasabad gaaban oo lagu qabtay Dekedda Muqdisho, ayaa sheegay in...

Somali Police Deny Former Mogadishu Port Chief’s Claims of Narcotics Release

MOGADISHU, Somalia — The Somali Police Force on Friday denied claims made by the former head of the Mogadishu Port police, Brig. Gen. Ahmed Khadar Mohamed Hassan, who said he resigned after being ordered to release dangerous narcotics into the country.   Police Revenue Command General Bariise, speaking at a brief handover ceremony at Mogadishu Port, dismissed reports of any narcotics...

OIC oo Jeddah ku Taageertay Soomaaliya Ka Dib Aqoonsiga Israel ee Somaliland

JEDDAH — Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa kulan degdeg ah ku yeeshay xaruntiisa magaalada Jeddah Jimcaha, si looga hadlo xaaladda Soomaaliya, kaddib markii Israa’iil ay aqoonsatay Somaliland.   Yousef Al Dubaie, Ku-xigeenka Xoghayaha Guud ee Arrimaha Siyaasadda ee OIC, oo ku hadlayay magaca Xoghayaha Guud Hissein Brahim Taha, ayaa adkeeyay in midnimada, madax-bannaanida, iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay...

OIC Holds Emergency Meeting, Reaffirms Support for Somalia After Israel Recognizes Somaliland

JEDDAH, Saudi Arabia — The Organisation of Islamic Cooperation (OIC) held an emergency meeting at its headquarters in Jeddah on Friday to discuss the situation in Somalia following Israel’s recognition of Somaliland.   OIC Deputy Secretary-General for Political Affairs, Yousef Al Dubaie, representing Secretary-General Hissein Brahim Taha, reaffirmed that the unity, sovereignty, and territorial integrity of the Federal Republic of Somalia...

Somali Forces Kill 20 Al-Shabaab Fighters in Targeted Bulo Fulay Raid

MOGADISHU, Somalia — Somali special forces, Danab, carried out a targeted operation Friday night in Bulo Fulay, a key Al-Shabaab stronghold in the Bay region, killing 20 members of the militant group, officials said.   The operation, supported by two attack helicopters, targeted camps housing senior Al-Shabaab leaders. Local sources reported heavy gunfire could be heard across the outskirts of the...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...