Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Oo Tababar U Soo Xiray Ciidamo Ka Tirsan Gorgor

MUQDISHO — Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye-Gaas Odawa Yuusuf Raage, ayaa maanta tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidamada gaarka ah ee Gorgor, kuwaas oo tababar ku qaatay Kulliyadda Tababbarka Ciidamada ee TURKSOM.   Ciidamadan ayaa qaatay tababar ciidan oo adag, kaas oo diiradda lagu saaray kordhinta diyaargarowga, xirfadaha dagaalka,...

Burkina Faso Says It Foiled Coup Attempt Against President Traore

Burkina Faso, Bobo-Dioulasso - Burkina Faso’s government says it has thwarted an attempted coup against President Ibrahim Traore, accusing former transitional president Paul-Henri Sandaogo Damiba of masterminding the plot. Speaking on state television RTB, Security Minister Mahamadou Sana said the plan involved targeted assassinations of senior military and civilian officials, beginning with an attempt to kill President Traore. He alleged...

Burkina Faso Oo Sheegtay Inay Fashilisay Afgambi Lagu Doonayay In Lagu Rido Madaxweyne Traore

 Burkina Faso, Bobo-Dioulasso- Dowladda Burkina Faso ayaa sheegtay inay fashilisay isku day afgambi oo lagu doonayay in xilka looga tuuro Madaxweynaha dalka Ibrahim Traore, iyadoo qorshahaasi lagu eedeeyay madaxweynihii ku-meelgaarka ahaa ee hore Paul-Henri Sandaogo Damiba.   Wasiirka Amniga Burkina Faso, Mahamadou Sana, ayaa ka sheegay telefishinka qaranka ee RTB in qorshaha afgambiga uu ku lug lahaa dilal qorsheysan oo lagu...

Somali protesters rally in Mogadishu against Israel’s recognition of Somaliland

Mogadishu — Hundreds of people demonstrated in Somalia’s capital Today to protest Israel’s decision to recognise Somaliland as an independent state, organisers and officials said.   The rally took place at the Daljirka Dahsoon monument in central Mogadishu and was jointly organised by religious leaders and officials from the federal government. Protesters, including youth, elders and women, waved Somali flags and held...

Dibadbax Ballaaran oo Looga Soo Horjeestay Qorshaha Israa’iil Ee Somaliland oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO - Dibadbax ballaaran oo looga soo horjeeday go’aanka Israa’iil ay ku aqoonsatay Somaliland ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Taallada Daljirka Daahsoon. Banaanbaxa ayaa waxaa si wadajir ah u soo qabanqaabiyay culimada kala duwan iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana ka qayb galay boqolaal shacab ah oo isugu jiray dhalinyaro, odayaal iyo haween, kuwaas oo...

Somalia condemns Israeli foreign minister’s visit to Hargeisa

Mogadishu, Somalia — Somalia on Tuesday strongly condemned the entry of Israel’s Foreign Minister into Hargeisa, describing it as a “blatant violation” of the country’s sovereignty, political unity, and territorial integrity.   In a statement, the Somali Ministry of Foreign Affairs said Hargeisa is an integral part of Somalia’s internationally recognized territories, and any official presence or dealings there without the...

African Union condemns Israel’s recognition of Somaliland

Addis Ababa — The African Union’s Peace and Security Council has strongly condemned Israel’s decision to recognise Somaliland as an independent state, calling the move illegal and a threat to Somalia’s sovereignty and regional stability.   In a statement issued after a council meeting, the AU body rejected what it described as a “unilateral decision” by Israel to recognise Somaliland, a...

Somalia rejects ‘external pressure’ over Palestinian displacement

Mogadishu, Somalia — Somalia has rejected what it described as external pressure to accept the forcible displacement of Palestinians, condemning the proposal as a “criminal act” and vowing not to take part in the removal of Palestinians from their land.   Foreign Minister Abdisalam Abdi Ali said Mogadishu would not be party to any plan involving the forced relocation of Palestinians,...

Farmaajo oo tacsi u diray dadkii ku dhintay Banaanbixii ka dhacay degmada Dayniile

MUQDISHO - Tacsi tiiraanyo leh ayaan u dirayaa qoysaska ay ka geeriyoodeen muwaadiniinta ay ciidanka dowladdu maanta ku dileen degmada Dayniile, waxaanna Alle uga baryayaa caafimaad degdeg ah shacabka ay waxyeelladu ka soo gaartay falkaas. Waa nasiib darro in Ciidanka Dowladda ee loo dhisay difaaca dalka iyo dadka, maanta loo adeegsado laynta iyo dhibaataynta shacab aan waxba galabsan, looga barakiciyo...

Taliska Gobollka Banaadir oo war kasoo saaray Dibadbax ka dhacay Degmada Dayniile

  MUQDISHO, BANAADIR - WAR SAXAAFADEED Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed wuxuu Bulshada Soomaaliyeed u xaqiijinayaa in maanta oo ay Taariikhdu tahay 06-01-2026 Abaaro 10:55am Subaxnimo Xaafad ka mid ah Degmada Deyniile in ay kooxo dhalinyara ah oo abaabulan ay banaabax fowda ah ka sameeyeen, banaanbaxaas oo dhaliyay weerar Dukaan uu lahaa Muwaadin Soomaaliyeed waxaana la boobay hantidiisa waxaana isugu soo...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...

Southwest State leader opens Somalia humanitarian forum in Baidoa

BAIDOA, Somalia — The leader of Somalia's South West State, Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, on Monday opened a national humanitarian forum bringing together federal...

Somali president arrives in Ethiopia for talks with PM Abiy

ADDIS ABABA, June 29 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud arrived in Ethiopia's capital Addis Ababa on Sunday for a working visit expected to...