Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada dowladda oo howlgal ka fuliyay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Muqdisho: Ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa xalay fuliyay howlgal lagu beegsaday goobo bartilmaameed ahaa oo xoogaga Al-Shabaab  ay kaga sugnaayeen deegaanka Jabad-godane ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo lagu dilay 29 xubin.   Toddobaadkii la soo dhaafay, Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka waxa ay si xiriir ah u wadeen howlgallo lagu bartilmaameedsaday baro ay Al-Shabaab kaga dhuumanayeen deegaannada Jabad-godane,...

Malaysian PM condemns Israel’s recognition of Somaliland

KUALA LUMPUR, Jan 1 — Malaysian Prime Minister Anwar Ibrahim on Tuesday condemned Israel’s recognition of the self-declared Somali region of Somaliland, warning the move could be used in plans to forcibly relocate Palestinians.   Speaking at a news conference, Anwar said such actions violate international law and humanitarian principles. “These actions would only perpetuate injustice rather than contribute to peace,”...

Ra’iisul Wasaaraha Malaysia oo cambaareeyay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Malaysia Anwar Ibrahim ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka Israa’iil ee ku saabsan aqoonsiga gobolka Somaliland, isagoo tallaabadaas ku xiray waxa uu ku tilmaamay qorshayaasha “wareejinta xooggan ee dadka Falastiin,” sida ay sheegtay warbaahinta Anadolu Agency.   Anwar ayaa shir jaraa’id ku sheegay in tallaabooyinkan ay jebinayaan sharciga caalamiga ah iyo mabaadi’da bani’aadamnimada. “Waxqabadkan wuxuu kaliya sii wadi...

Soomaaliya oo dalal iyo hay’ado caalami ah ku bogaadisay ka hortagga aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

MUQDISHO, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa u mahadcelisay dalalka iyo hay’adaha caalamiga ah ee taageeray difaaca madaxbannaanida, midnimada iyo dhuleedkeeda, kaddib markii Israa’iil ay sheegtay in ay aqoonsatay gobolka Somaliland.   War qoraal ah oo kasoo baxay dowladda ayaa lagu sheegay in garab istaaga caalamiga ah uu muujinayo sida Soomaaliya loogu taageeray ilaalinta madax-bannaanideeda iyo midnimada dalka. “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay...

Somalia thanks allies for backing sovereignty after Israel’s recognition of Somaliland

MOGADISHU, Jan — Somalia’s federal government on Monday thanked countries and international organisations for supporting its sovereignty, after Israel announced it had recognised the breakaway region of Somaliland as an independent state.   In a statement, the government expressed “deep gratitude” to nations and global bodies that it said had firmly stood by Somalia’s independence, unity and territorial integrity, rejecting what...

Cirro oo rajo ka muujiyay in Dalal kale dhowaan ictiraafi doonaan Somaliland

HARGEISA, Soomaaliya — Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa sheegay in dalal kale oo badan ay dhowaan ku dhawaaqi doonaan ictiraafka Somaliland, kaddib tallaabadii ay Israa’iil ku aqoonsatay inay tahay dal madax-bannaan.   Hadal uu jeediyay, Madaxweyne Cirro wuxuu sheegay in aqoonsiga Somaliland aanu ku koobnayn Israa’iil oo keliya, balse ay jiraan dowlado kale oo ku jira waddada aqoonsiga. Wuxuu...

Somaliland president says more countries to recognise breakaway region

HARGEISA, Somalia, Jan — Somaliland’s president Abdirahman Mohamed Abdullahi Cirro said more countries will soon recognise the self-declared republic, after Israel became the first to do so, a move that has sharply raised regional tensions.   Israel’s recognition of Somaliland, which declared independence from Somalia in 1991 but is not internationally recognised, has angered the federal government in Mogadishu, which condemned...

OP-ED: Why the Somali Diaspora Should Keep Faith in Somalia’s Future

Somalia has endured its share of challenges, and yet the story of our country today is one of resilience, innovation, and opportunity. As we gather across the globe, particularly at forums like the Somali Diaspora Conference in Doha, one message is clear: now is not the time to quit on Somalia.   The challenges are real and measurable. Overall unemployment hovers...

Somalia, China Pledge Stronger Ties, Reject Israel Interference

MOGADISHU — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre today received China’s Ambassador to Somalia, Wang Yu, at his office, in a meeting focused on strengthening political and security cooperation between the two countries and opposing Israel’s interference in Somalia’s territorial sovereignty.   During the talks, Prime Minister Barre emphasized the federal government’s commitment to protecting national interests, safeguarding the country’s unity...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Danjiraha Shiinaha, waxay ka wada hadleen midnimada dhuleed iyo iskaashiga amniga

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga amni iyo siyaasadeed ee labada dal, iyo sidii looga soo horjeedi lahaa faragelinta ay Isra’iil ku sameysay madax-bannaanida dhuleed ee Soomaaliya.   Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...