Soomaaliya oo Cambaaraysay Booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil ee Hargeysa
MUQDISHO,SOOMAALIYA - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay booqashada Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil, Gideon Sa’ar, uu ku tegay magaalada Hargeysa, taas oo ay ku tilmaantay xadgudub ka dhan ah madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Soomaaliya.
War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in booqashadaasi ay tahay faragelin aan la aqbali karin oo ka hor...
Ururka Jaamacada Carabta oo Cambaareyey safarkii Wasiirka Arrimaha Dibadda israa’iil ee Hargeysa
QAAHIRA - Jaamacadda Carabta ayaa si kulul u cambaareysay booqashada uu wasiirka arrimaha dibadda Israa’iil ku tagay magaalada Hargeysa, taas oo ay ku tilmaantay mid xadgudub ku ah madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
War-saxaafadeed ka soo baxay Xoghayaha Guud ee Jaamacadda Carabta, Axmed Abul Qayt, ayaa lagu sheegay in booqashadaasi ay tahay isku day cad oo lagu doonayo in...
Midowga Afrika iyo UAE oo ka hadlay Amniga Geeska Afrika iyo Taageerada Soomaaliya
Addis Ababa, Itoobiya – Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika (AU), Maxamuud Cali Yuusuf, iyo Wasiiru-Dawlaha Arrimaha Dibadda ee Isu-tagga Imaaraadka Carabta (UAE), Sheekh Shakhboot bin Nahyan Al Nahyan, ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyaga oo si qoto dheer uga wada hadlay arrimaha nabadda, amniga, iyo iskaashiga gobolka Geeska Afrika.
Kulankan ayaa diiradda lagu saaray...
Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo si adag u cambaareeyay aqoonsiga Isra’iil ee maamulka Somaliland
Addis Ababa, January 2026 — Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika (AU PSC) ayaa si adag u cambaareeyay tallaabadii ay Isra’iil ku aqoonsatay maamulka Somaliland, iyadoo ka dhacday kulankii Wasiirrada ee 1324-aad ee Golaha Nabadda iyo Ammaanka.
Goluhu waxa uu ku adkeystay bayaan degdeg ah in tallaabadaasi ahayd mid hal dhinac ah, isla markaana ay ka soo horjeedo mabaadi’da...
Midowga Afrika oo Qabanaya Kulan Degdeg ah oo looga Hadlayo Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
Guddiga Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda yeesho kulan degdeg ah oo heer wasiirro Arrimaha Dibadda ah, si looga doodo aqoonsiga Israa’iil ay siisay Somaliland iyo saameynta uu leeyahay.
Ilo diblomaasiyadeed ayaa sheegaya in kulanka diiradda lagu saari doono arrimaha la xiriira madaxbannaanida, midnimada dhuleed iyo xasilloonida Geeska Afrika, maadaama tallaabadan ay dhalisay...
War-saxaafadeed kasoo baxay wasaradda Arrimaha dibada ee Soomaaliya
Muqdisho - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa duullaankii qaawanaa ee Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa'!!l uu ku soo qaaday Hargeysa, oo ah qayb muhiim ah oo aan la kala saari karin oo ka mid ah dhulka madaxa-bannaan ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Tallaabadani waxay ka dhigan tahay xadgudub weyn oo lagula...
ITUC Oo Walaac Ka Muujisay Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
GENEVA, Switzerland — Ururka Caalamiga ah ee Shaqaalaha (ITUC), oo matala in ka badan 200 milyan oo shaqaale adduunka oo dhan, ayaa walaac xooggan ka muujiyay go’aanka Israa’iil ay ku aqoonsatay Somaliland, oo ah gobol ka tirsan Soomaaliya, inuu noqdo dal madax-bannaan.
ITUC ayaa sheegtay in aqoonsigaasi uu ka hor imanayo sharciga iyo wada-shaqaynta caalamiga ah, isla markaana uu ordhin...
ITUC Voices Concern Over Israel’s Recognition of Somaliland
GENEVA, Switzerland — The International Trade Union Confederation (ITUC), representing more than 200 million workers worldwide, expressed strong concern over Israel’s announcement recognizing Somaliland, a region within Somalia, as an independent state.
ITUC said the recognition violates international law, undermines multilateralism, and risks escalating tensions in an already fragile, conflict-affected Horn of Africa.
The organization emphasized that recognition of statehood should...
Turkish security delegation arrives in Mogadishu to boost cooperation
MOGADISHU – A high-level Turkish security delegation arrived in Somalia’s capital Mogadishu on Tuesday to strengthen bilateral cooperation on security and policing, Somali officials said.
The delegation was led by Ünsal Hayal, commander of Turkey’s Special Forces, and included Foreign Affairs Director Gökhan Demirtola and Deputy Foreign Affairs Director Turgay Olgun.
The officials were formally received at Aden Adde International Airport...
Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa soo gaaray Muqdisho
MUQDISHO - Wafdigan waxaa horkacayay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Turkiga, Ünsal Hayal, waxaana ka mid ahaa Taliyaha Arrimaha Dibadda, Gökhan Demirtola iyo Taliye Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda, Turgay Olgun.
Masuuliyiinta Turkiga ah waxaa si rasmi ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo ay halkaas ku qaabileen saraakiil ka tirsan Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed.
Ujeedka socdaalka wafdigan ayaa la xiriira...











