Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Itoobiya raadin way ka gudubtay, waxay u gudubtay hirgelinta qorshaha marin badeedka: Wasiirka Arrimaha Dibadda

ADDIS ABABA - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, Gedion Timotheos, ayaa sheegay in Itoobiya ay ka gudubtay raadinta helitaanka marin badeed, islamarkaana hadda ay diiradda saarayso sidii loo hirgelin lahaa qorshahan si rasmi ah.   Wasiirka ayaa hadalkan ka jeediyay kalfadhigii 6-aad ee joogtada ahaa ee Golaha Wakiilada Dadka ee Itoobiya 30-ka December 2025, isagoo ka jawaabayay su’aalo ka yimid xildhibaanada...

Türkiye to Build Strategic Space Port in Somalia, Boosting Global Competitiveness

Ankara, Dec 31– Türkiye plans to develop a space port in Somalia, a move aimed at strengthening technological independence and tapping into the global commercial space market, officials said Tuesday.   Speaking about the project, Kacir emphasized that the space port will serve as a strategic infrastructure, generating revenue through satellite launches, testing activities, and integration services, while also contributing to...

Soomaaliya oo Mar Kale Xaqiijisay Taageerada Midnimada iyo Madax-bannaanida Yemen

Muqdisho, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Talaadadii mar kale xaqiijisay taageeradeeda buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Yemen, iyadoo si cad u diidday tallaabo kasta oo ay sheegtay inay wiiqi karto sharciyadda dastuuriga ah ama hay’adaha qaran ee dalkaas.   War-saxaafadeed ay soo saartay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay si adag u garab taagan tahay dowladda...

Somalia reaffirms support for Yemen’s unity, backs Saudi role

Mogadishu, Somalia — Somalia on Tuesday reaffirmed its support for Yemen’s sovereignty and unity, rejecting any actions it said could undermine the country’s constitutional legitimacy or national institutions.   In a statement, the Federal Republic of Somalia said it stood firmly behind the internationally recognised government of Yemen and stressed the importance of a peaceful political solution led by Yemenis themselves,...

Israeli PM Netanyahu defends his decision to recognise Somaliland as independent state

Washington - Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu defends Israel’s decision to formally recognize the self-declared Republic of Somaliland amid international condemnation of the move, in an interview with Newsmax during his visit to the US.   “Why not support a democratic moderate country that wants to join the Abraham Accords? I think everybody should do that,” Netanyahu says when asked about...

Ra’iisul Wasaare Netanyahu oo difaacday go’aanka Israa’iil ee aqoonsiga Somaliland, xili uu la kulmay cambaareyn caalami ah

WASHINGTON - Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa difaacday go’aankiisa aqoonsiga Somaliland, xilli tallaabadaasi ay dhalisay cambaareyn ballaaran oo ka timid dalal badan oo Muslim ah iyo qaar ka mid ah dalalka Yurub.   Wareysi uu siiyay telefishinka Newsmax intii uu ku sugnaa Maraykanka, Netanyahu ayaa sheegay in aqoonsiga Somaliland uu salka ku hayo taageeridda dal uu ku tilmaamay mid dimuqraadi...

Somali forces thwart Al-Shabaab infiltration in Lower Shabelle

Afgooye, Somalia, Dec 30 – Somali National Army (SNA) commandos and National Intelligence and Security Agency (NISA) forces successfully repelled an attempted infiltration by Al-Shabaab militants into the forested areas of Lower Shabelle region, military sources said.   The latest operations took place in the Gendershe and Dhanaane areas, where security forces reportedly dismantled Al-Shabaab hideouts. Troops disrupted militant plans through...

Ciidamada Xoogga Dalka oo ka Hortagay Al-Shabaab Gobolka Shabeellaha Hoose

Afgooye - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, iyo Ciidamada Hay’adda Nabadsugida Qaranka, ayaa si guul leh uga hortagay Al-Shabaab oo isku dayay in ay ku dhuumaaleeyaan dhulka keymaha ah ee Gobolka Shabeellaha Hoose.   Howlgallada ugu dambeeyay ayaa ka dhacay deegaanada Gendershe iyo Dhanaane, halkaas oo ciidamada qaranku ay cagta mariyeen godadkii Al-Shabaab. Ciidamada ayaa ku guuleystay in...

Somalia, Turkey presidents hold talks on sovereignty, energy cooperation

ANKARA – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met Turkish President Recep Tayyip Erdogan in Istanbul on Tuesday for talks focused on safeguarding Somalia’s sovereignty and deepening strategic cooperation, particularly in energy exploration, officials said.   The two leaders held discussions at Turkey’s presidential complex, where they reaffirmed their commitment to Somalia’s unity and territorial integrity and reviewed progress in the exploration...

Maxaa looga hadlay kulankii Xasan Sheekh iyo Erdogan ee ka dhacay Ankara?

ANKARA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Turkiga ee magaalada Istanbul.   Labada Madaxweyne ayaa kulankooda diiradda ku saaray xoojinta dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu ilaalinayo madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, waxay ka wada hadleen guulaha laga...

WARAR KALE

Somali Prime Minister Arrives in Galmudug for Talks With Regional President

DHUSAMAREB, Somalia – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre arrived in the central city of Dhusamareb on Wednesday for an official visit to Galmudug...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo gaaray Dhuusamareeb, kulan la yeeshay Madaxweynaha Galmudug

DHUUSAMAREEB – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa Arbacadii gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug, halkaas oo si diirran loogu soo...

Puntland Announces New Security Measures, Warns Against Unauthorized Militias and Federal Activities

GAROWE, Somalia – Puntland authorities on Wednesday announced a series of new security measures, including restrictions on militia activity, anti-smuggling operations and tighter controls on...