Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Turkish security delegation arrives in Mogadishu to boost cooperation

MOGADISHU – A high-level Turkish security delegation arrived in Somalia’s capital Mogadishu on Tuesday to strengthen bilateral cooperation on security and policing, Somali officials said.   The delegation was led by Ünsal Hayal, commander of Turkey’s Special Forces, and included Foreign Affairs Director Gökhan Demirtola and Deputy Foreign Affairs Director Turgay Olgun. The officials were formally received at Aden Adde International Airport...

Wafdi ballaaran oo ka socday dowladda Turkiga ayaa soo gaaray Muqdisho

MUQDISHO - Wafdigan waxaa horkacayay Taliyaha Ciidanka Gaarka ah ee Turkiga, Ünsal Hayal, waxaana ka mid ahaa Taliyaha Arrimaha Dibadda, Gökhan Demirtola iyo Taliye Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda, Turgay Olgun.   Masuuliyiinta Turkiga ah waxaa si rasmi ah loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde, iyadoo ay halkaas ku qaabileen saraakiil ka tirsan Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Ujeedka socdaalka wafdigan ayaa la xiriira...

Ethiopia accuses unnamed countries of blocking access to sea

ADDIS ABABA, Jan. 6, 2026 — Ethiopia has accused unnamed countries of obstructing its efforts to secure sea access through a mutually beneficial cooperative arrangement, according to a recent statement from the ruling Prosperity Party.   The statement said Ethiopia’s plan, based on mutual exchange and shared interests, has faced resistance from external actors. “Countries view Ethiopia as a source of...

Israeli Foreign Minister Visits Somaliland Following Recognition Move

HARGEISA — Israeli Foreign Minister Gideon Saar visited Somaliland nearly two weeks after Prime Minister Benjamin Netanyahu formally recognized the territory as an independent state, Israeli media reported.   The decision sparked international debate and anger, with numerous countries and organizations expressing concern over potential impacts on stability in the Horn of Africa and Somalia’s territorial integrity. According to diplomatic sources cited...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Israa’iil oo booqasho ku tagay Somaliland,

HARGEYSA, SOOMAALILAND – Sida ay werisay warbaahinta Israa’iil, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Israa’iil Gideon Saar ayaa booqasho ku tagay Somaliland, taasoo timid ku dhowaad laba toddobaad kaddib markii Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu uu si rasmi ah ugu dhawaaqay aqoonsiga Somaliland inay tahay dal madax-bannaan.     Go’aankaasi ayaa dhaliyay caro iyo dood caalami ah, iyadoo dalal iyo hay’ado badan ay muujiyeen...

Dowladda Itoobiya oo ku eedeysay dalal caalami ah inay caqabad ku yihiin qorsheheeda marin badeedka

ADDIS ABABA, Jan. 6, 2026 – Dowladda Itoobiya ayaa ku eedeysay dalal aysan magacaabin inay caqabad ku yihiin dadaalkeeda ay ku doonayso inay hesho marin badeed, iyadoo ku saleynaysa heshiis iskaashi oo faa’iido leh, sida lagu sheegay war-saxaafadeed dhawaan kasoo baxay Xisbiga Horumarka ee talada haya.     War-saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in qorshaha Itoobiya, kaas oo ku dhisan is-dhaafsi iyo dan...

Somali Forces Kill Five Militants in Gedo Operation

CEEL-CILAAN, Somalia, Jan. 6, 2026 – The Somali National Army (SNA) said it killed five militants during a security operation in the Ceel-Cilaan area, about 30 kilometres east of Bardheere district in the southern Gedo region.   Military officials described the operation as carefully planned and said it targeted militants who had repeatedly harassed and attacked civilians in the area. SNA forces...

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay gobolka Gedo

Bardheere, Gedo – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa fuliyay howlgal amni oo si taxaddar leh loo qorsheeyay, kaas oo ka dhacay deegaanka Ceel-Cilaan, oo qiyaastii 30 kiiloomitir dhanka bari kaga beegan degmada Bardheere ee gobolka Gedo.   Howlgalkan oo ahaa mid si guul leh u hirgalay, ayaa ciidamada ku dileen shan (5) xubnood oo ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo...

US Conducts Airstrikes on ISIS in Northeastern Somalia

BOSASO, Somalia, Jan. 6, 2026 – The United States military said it carried out a series of airstrikes targeting the Islamic State group in Somalia in coordination with the federal government between January 1 and 3.   The strikes, conducted by the US Africa Command (AFRICOM), hit ISIS positions near the Calmiskaad Mountains, approximately 70 kilometres southeast of Bosaso in the...

Taliyaha NISA ee Gedo oo Amray Howlgallo Amni oo Ballaaran

Beledxaawo, Jubbaland — Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA) ee deegaanada Jubbaland, Cabdirashiid Janan, ayaa  faray ciidamada ammaanka in ay dardar-geliyaan howlgallo amni oo baaxad leh, kuwaas oo lagu xaqiijinayo nabadgelyada guud ee degmada Beledxaawo iyo deegaannada ku xeeran.   Howlgalladan oo ah kuwo qorsheysan oo joogto ah, ayaa lagu beegsayaa ka hortagga falalka amni-darrada, la dagaallanka kooxaha dialka ka...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...