Somali army raids target Al-Shabaab hideouts in Lower Shabelle region
Mogadishu — Somalia’s national army said on Sunday its elite Turkey-trained Gorgor commandos carried out a planned operation targeting Al-Shabaab militants in the Jawad Ari area of the Lower Shabelle region.
The operation was conducted by the 203rd Battalion, 20th Brigade, 1st Gorgor Commando Division, the army said in a statement. During the raid, troops seized explosive devices allegedly intended...
Somalia’s president meets former leader amid push for political dialogue
Mogadishu, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held a private meeting late on Sunday night in Mogadishu with former president Sharif Sheikh Ahmed, a senior opposition figure, amid renewed calls for national political dialogue, officials said.
The meeting, whose agenda was not announced in advance, comes after a period of political estrangement and differing views between the two leaders,...
Booliska Gobollka Banaadir oo Gacanta kusoo dhigay seddex eedeysane
MUQDISHO - waxaa degmada kaaran ka dhacay Howgal ay sameeyeen ciidanka Booliska kaas oo lagu baadi goobaayey rag ku eedeysan in ay geesteen dilka dhacay degmadaasi
Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Saldhigga Degmada Kaaran, ayaa gacanta ku dhigay saddex eedaysane oo loo haysto fal dil ah oo ay u adeegsadeen toorey, kaas oo ka dhacay gudaha Degmada Kaaran.Saddexda eedaysane ayaa...
Howlgalo xoogan oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
JOWHAR - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 203-aad, Guutada 20-aad, Qeybta 1-aad ee Kumaandooska Gorgor, ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Jawad Ari ee gobolka Shabeellaha Hoose.
Howlgalka ayaa ahaa mid si gaar ah loogu beegsanayay kooxda Al-Shabaab, ayaa inta uu socday ciidanka waxa ay gacanta ku dhigeen qaraxyo Al-Shabaab ku dhibaateen rabtay shacabka Soomaaliyeed iyo agabyo kale...
Xasan Sheekh oo Kulan gaar ah la qaatay Sheekh Shariif
MUQDISHO - Kulankan ayaa looga hadalay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin doorashada iyo khilaafka siyaasdeed oo udhaxeya xubnaha mucaaradka iyo dowlada federalka Soomaaliya.
War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga Himilo Qaran ayaa lagu sheegay in kulan loo hadlay tabashooyinka jira iyo xaaladaha siyaasadeed ee Dalka.
Seven killed in central Somalia landmine blast targeting civilian bus
JOWHAR, Somalia – At least seven people were killed and four injured when a vehicle carrying civilians struck a landmine in the Kudkudaaleey area of central Somalia’s Middle Shabelle region, local sources reported Sunday.
The vehicle was carrying nearly 20 passengers en route to Galgaduud region towns Mazagawaay and Ceel Dheer when the blast occurred late Saturday afternoon, officials said.
“The mine...
Sheekh Shariif oo ka hadlay arrimo xasaasi ah – DAAWO
MUQDISHO - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa ka hadlay arimaha dooroshooyinka iyo dhibaatada qabyaallada ay leedahay.
“Hadaan iska fariisano oo anan qeylin waxaa nala dhahayaa qabyaaladiistayaal ayaa tihiin oo ninkii hore waad la dagaasheen”.
Qarax ay dad ku dhinteen oo ka dhacay gobollka Shabeellaha Dhexe
JOWHAR - Wararka laga helayo gobolka Shabelada Dhexe ayaa sheegaya in Gaari ay saarnaayeen dad shacab ah Miino ay kula kacday Deegaanka Kudkudaaleey oo hoostaga degmada Ruunirgood.
Gaariga ayaa ahaa nooca Soomaalidu u taqaano Layla Calaawi ayaa saarnaayeen ku dhawaad 20 Ruux oo shacab ahaa kuwaasi oo ku sii jeeday gobolka galgaduud.
Ilaa 7 Ruux ayaa ku dhintay halka 4 Kalana...
Markab lagu afduubey xeebaha Soomaaliya
Boosaaso - Burcad-badeed Soomaali ah ayaa afduubay markab kalluumeysi oo Shiineys ah, kaddib markii ay ku weerareen xeebaha Puntland, gaar ahaan agagaarka magaalada dekedda ah ee Bandarbeyla. Saraakiil goboleed ayaa sheegay in weerarkan uu u muuqdo mid lagu doonayo madax-furasho lacageed.
Markabka la qafaashay oo lagu magacaabo Liao Dong Yu 578 ayaa la qabtay, iyadoo budhcad-badeedu ay damacsan yihiin inay...
Somalia says elite forces kill 15 Al-Shabaab fighters in overnight raid
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s defence ministry said on Sunday that elite national army forces carried out a major overnight operation in the town of Jilib in the Middle Juba region, killing at least 15 Al-Shabaab fighters and capturing eight others.
In a statement, the ministry said the Danab special forces conducted a “planned and targeted” raid against Al-Shabaab positions in...










