Somali army kills 15 Al-Shabaab fighters in Bakool region operation
Mogadishu – Somalia’s national army has carried out a planned security operation in the Moora Gaabey area, about 30 kilometres northeast of Xudur, the administrative centre of Bakool region, military officials said.
The operation targeted hideouts used by Al-Shabaab militants and resulted in the killing of 15 members of the group, including three senior leaders, according to the Somali National...
Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Bakool
Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fuliyay hawlgal amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Moora Gaabey, oo qiyaastii 30 kiiloomitir waqooyi-bari kaga beegan magaalada Xudur, xarunta maamulka gobolka Bakool.
Hawlgalka ayaa lagu beegsaday goobo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab, waxaana natiijadiisa lagu dilay 15 xubnood oo ka tirsanaa kooxdaasi, oo ay ku jireen 3 hogaamiye oo sare, kuwaas...
Hundreds protest in Mogadishu against Israel’s recognition of Somaliland
Mogadishu, Somalia – Hundreds of residents took to the streets of Mogadishu late on Thursday to protest Israel’s decision to recognize Somaliland as an independent state.
The demonstration occurred at the Taleex junction in Hodan district, Banadir region, where mostly young protesters carried placards and banners expressing support for Somalia’s unity and sovereignty.
Participants condemned Israel’s move as interference in Somalia’s...
Boqolaal Dad ah oo Muqdisho Ku Banaanbaxay ka Dhan ah Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland
Muqdisho, Soomaaliya – Boqolaal ka mid ah muwaadiniinta Muqdisho ayaa habeenkii xalay magaalada ku soo baxay si ay uga soo horjeestaan go’aanka Israa’iil ee aqoonsiga Somaliland sida dal madax-bannaan.
Banaanbaxu waxa uu ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan, gobolka Banaadir, halkaas oo dadweyne—badankood dhalinyaro—isku soo baxay si ay u cambaareeyaan talaabadaas oo ay ku tilmaameen faragelin ku saabsan arrimaha...
Somali President holds Consultative meeting with Federal States’ leaders
Mogadishu – Somalia’s President, Hassan Sheikh Mohamud, held a consultative meeting with several regional state presidents and the Governor of Benadir, discussing the protection of the country’s sovereignty and unity, and outlining the federal government’s plans to counter violations against the Somali state and citizens allegedly committed by the Israeli Prime Minister.
President Mohamud emphasized that the government, in collaboration...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxda Maamulada iyo duqa Muqdisho
Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, iyaga oo ka wada hadlay ilaalinta gobannimada, midnimada dalka, iyo qorshaha dowladda ee ka hortagga xadgudubka ka dhanka ah dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ku kacay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil.
Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda,...
Somali president meets northern representatives to bolster unity
MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held talks on Sunday with federal government and parliamentary officials representing the country’s northern regions, as part of a broader national consultation aimed at strengthening unity, sovereignty and national cohesion.
The meeting focused on reinforcing national unity and countering what officials described as foreign interference, the presidency said. Mohamud listened to proposals...
Xasan Sheekh oo shir gudoomay shir ku saabsan difaaca Madax-banaanida iyo wadajirka dalka
Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku jira wadatashiyo Qaran oo lagu xoojinayo midnimada, madax-bannaanida iyo wadajirka dalka, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay mas’uuliyiinta hay’adaha fulinta iyo sharci-dejinta ee dowladda Federaalka ku matala gobollada Waqooyi ee dalka.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo adkeyn lahaa midnimada Qaranka, loogana hortagi lahaa faragelinta shisheeye, iyadoo Madaxweynaha...
Netanyahu’s move is Blatant attack on Somalia’s sovereignty: president**
Mogadishu, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday strongly condemned what he described as violations against Somalia’s government and people by Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu, accusing him of breaching international law and norms.
Addressing a joint session of the two houses of Somalia’s Federal Parliament, Mohamud said Somalis were prepared to sacrifice lives and resources to defend...
Xasan Sheekh: Tallaabada Netanyahu waa duullaanka Qaawan oo lagu soo qaaday Qarannimada Soomaaliya
Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey xadgudubka ka dhanka ah Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ku kacay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil , kaas oo si bareer ah ugu tuntay shuruucda iyo xeerarka caalamiga ah.
Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda iyo shacabka...







