Somalia, China Pledge Stronger Ties, Reject Israel Interference
MOGADISHU — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre today received China’s Ambassador to Somalia, Wang Yu, at his office, in a meeting focused on strengthening political and security cooperation between the two countries and opposing Israel’s interference in Somalia’s territorial sovereignty.
During the talks, Prime Minister Barre emphasized the federal government’s commitment to protecting national interests, safeguarding the country’s unity...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Danjiraha Shiinaha, waxay ka wada hadleen midnimada dhuleed iyo iskaashiga amniga
Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u qaabilsan Soomaaliya, Mudane Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa iskaashiga amni iyo siyaasadeed ee labada dal, iyo sidii looga soo horjeedi lahaa faragelinta ay Isra’iil ku sameysay madax-bannaanida dhuleed ee Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi...
Itoobiya raadin way ka gudubtay, waxay u gudubtay hirgelinta qorshaha marin badeedka: Wasiirka Arrimaha Dibadda
ADDIS ABABA - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Itoobiya, Gedion Timotheos, ayaa sheegay in Itoobiya ay ka gudubtay raadinta helitaanka marin badeed, islamarkaana hadda ay diiradda saarayso sidii loo hirgelin lahaa qorshahan si rasmi ah.
Wasiirka ayaa hadalkan ka jeediyay kalfadhigii 6-aad ee joogtada ahaa ee Golaha Wakiilada Dadka ee Itoobiya 30-ka December 2025, isagoo ka jawaabayay su’aalo ka yimid xildhibaanada...
Türkiye to Build Strategic Space Port in Somalia, Boosting Global Competitiveness
Ankara, Dec 31– Türkiye plans to develop a space port in Somalia, a move aimed at strengthening technological independence and tapping into the global commercial space market, officials said Tuesday.
Speaking about the project, Kacir emphasized that the space port will serve as a strategic infrastructure, generating revenue through satellite launches, testing activities, and integration services, while also contributing to...
Soomaaliya oo Mar Kale Xaqiijisay Taageerada Midnimada iyo Madax-bannaanida Yemen
Muqdisho, Soomaaliya — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Talaadadii mar kale xaqiijisay taageeradeeda buuxda ee madax-bannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Yemen, iyadoo si cad u diidday tallaabo kasta oo ay sheegtay inay wiiqi karto sharciyadda dastuuriga ah ama hay’adaha qaran ee dalkaas.
War-saxaafadeed ay soo saartay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay si adag u garab taagan tahay dowladda...
Somalia reaffirms support for Yemen’s unity, backs Saudi role
Mogadishu, Somalia — Somalia on Tuesday reaffirmed its support for Yemen’s sovereignty and unity, rejecting any actions it said could undermine the country’s constitutional legitimacy or national institutions.
In a statement, the Federal Republic of Somalia said it stood firmly behind the internationally recognised government of Yemen and stressed the importance of a peaceful political solution led by Yemenis themselves,...
Israeli PM Netanyahu defends his decision to recognise Somaliland as independent state
Washington - Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu defends Israel’s decision to formally recognize the self-declared Republic of Somaliland amid international condemnation of the move, in an interview with Newsmax during his visit to the US.
“Why not support a democratic moderate country that wants to join the Abraham Accords? I think everybody should do that,” Netanyahu says when asked about...
Ra’iisul Wasaare Netanyahu oo difaacday go’aanka Israa’iil ee aqoonsiga Somaliland, xili uu la kulmay cambaareyn caalami ah
WASHINGTON - Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa difaacday go’aankiisa aqoonsiga Somaliland, xilli tallaabadaasi ay dhalisay cambaareyn ballaaran oo ka timid dalal badan oo Muslim ah iyo qaar ka mid ah dalalka Yurub.
Wareysi uu siiyay telefishinka Newsmax intii uu ku sugnaa Maraykanka, Netanyahu ayaa sheegay in aqoonsiga Somaliland uu salka ku hayo taageeridda dal uu ku tilmaamay mid dimuqraadi...
Somali forces thwart Al-Shabaab infiltration in Lower Shabelle
Afgooye, Somalia, Dec 30 – Somali National Army (SNA) commandos and National Intelligence and Security Agency (NISA) forces successfully repelled an attempted infiltration by Al-Shabaab militants into the forested areas of Lower Shabelle region, military sources said.
The latest operations took place in the Gendershe and Dhanaane areas, where security forces reportedly dismantled Al-Shabaab hideouts. Troops disrupted militant plans through...
Ciidamada Xoogga Dalka oo ka Hortagay Al-Shabaab Gobolka Shabeellaha Hoose
Afgooye - Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Gorgor, iyo Ciidamada Hay’adda Nabadsugida Qaranka, ayaa si guul leh uga hortagay Al-Shabaab oo isku dayay in ay ku dhuumaaleeyaan dhulka keymaha ah ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Howlgallada ugu dambeeyay ayaa ka dhacay deegaanada Gendershe iyo Dhanaane, halkaas oo ciidamada qaranku ay cagta mariyeen godadkii Al-Shabaab. Ciidamada ayaa ku guuleystay in...







