Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

UN Security Council to hold meeting on Israel’s move to violate Somali sovereignty

NEW YORK - The U.N. Security Council will convene an emergency meeting Monday as global backlash grew over Israel's controversial recognition of Somaliland as an independent state.   Ahead of the session, 21 predominantly Muslim countries issued a joint statement late Saturday warning of "serious repercussions" from the Israeli decision on "peace and security in the Horn of Africa" and in...

Midowga Yurub oo ku baaqay in la ixtiraamo madax-bannaanida Soomaaliya ka dib aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

MUQDISHO – Axaddii, Midowga Yurub ayaa ku baaqay in la ixtiraamo dhuleednimada Soomaaliya ka dib markii Israa’iil ay noqotay waddankii ugu horreeyay ee si rasmi ah u aqoonsada gobolka Somaliland inuu yahay dal madax-bannaan.   Go’aanka Israa’iil, oo la shaaciyay Jimcihii, ayaa si degdeg ah u helay cambaareyn caalami ah, iyadoo dalal badan oo Afrika iyo Bariga Dhexe ka mid ahi...

EU Urges Respect for Somalia’s Sovereignty After Israel Recognises Somaliland

MOGADISHU  - The European Union on SSunday called for Somalia’s territorial integrity to be respected after Israel became the first country to formally recognise the breakaway region of Somaliland as an independent state.   Israel’s move, announced on Friday  drew swift international criticism, with several African and Middle Eastern countries rejecting any unilateral change to Somalia’s borders. “The European Union reaffirms its...

Somali army kills 15 Al-Shabaab fighters in Bakool region operation

Mogadishu – Somalia’s national army has carried out a planned security operation in the Moora Gaabey area, about 30 kilometres northeast of Xudur, the administrative centre of Bakool region, military officials said.   The operation targeted hideouts used by Al-Shabaab militants and resulted in the killing of 15 members of the group, including three senior leaders, according to the Somali National...

Howlgal ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay gobolka Bakool

Muqdisho – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa fuliyay hawlgal amni oo qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Moora Gaabey, oo qiyaastii 30 kiiloomitir waqooyi-bari kaga beegan magaalada Xudur, xarunta maamulka gobolka Bakool.   Hawlgalka ayaa lagu beegsaday goobo ay ku dhuumaaleysanayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab, waxaana natiijadiisa lagu dilay 15 xubnood oo ka tirsanaa kooxdaasi, oo ay ku jireen 3 hogaamiye oo sare, kuwaas...

Hundreds protest in Mogadishu against Israel’s recognition of Somaliland

Mogadishu, Somalia – Hundreds of residents took to the streets of Mogadishu late on Thursday to protest Israel’s decision to recognize Somaliland as an independent state.   The demonstration occurred at the Taleex junction in Hodan district, Banadir region, where mostly young protesters carried placards and banners expressing support for Somalia’s unity and sovereignty. Participants condemned Israel’s move as interference in Somalia’s...

Boqolaal Dad ah oo Muqdisho Ku Banaanbaxay ka Dhan ah Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

Muqdisho, Soomaaliya – Boqolaal ka mid ah muwaadiniinta Muqdisho ayaa habeenkii xalay magaalada ku soo baxay si ay uga soo horjeestaan go’aanka Israa’iil ee aqoonsiga Somaliland sida dal madax-bannaan.   Banaanbaxu waxa uu ka dhacay isgoyska Taleex ee degmada Hodan, gobolka Banaadir, halkaas oo dadweyne—badankood dhalinyaro—isku soo baxay si ay u cambaareeyaan talaabadaas oo ay ku tilmaameen faragelin ku saabsan arrimaha...

Somali President holds Consultative meeting with Federal States’ leaders

Mogadishu – Somalia’s President, Hassan Sheikh Mohamud, held a consultative meeting with several regional state presidents and the Governor of Benadir, discussing the protection of the country’s sovereignty and unity, and outlining the federal government’s plans to counter violations against the Somali state and citizens allegedly committed by the Israeli Prime Minister.   President Mohamud emphasized that the government, in collaboration...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Madaxda Maamulada iyo duqa Muqdisho

Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Benaadir, iyaga oo ka wada hadlay ilaalinta gobannimada, midnimada dalka, iyo qorshaha dowladda ee ka hortagga xadgudubka ka dhanka ah dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ku kacay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil.   Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda,...

Somali president meets northern representatives to bolster unity

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held talks on Sunday with federal government and parliamentary officials representing the country’s northern regions, as part of a broader national consultation aimed at strengthening unity, sovereignty and national cohesion.   The meeting focused on reinforcing national unity and countering what officials described as foreign interference, the presidency said. Mohamud listened to proposals...

WARAR KALE

Central African Republic declares cholera outbreak

Bangui, Central African Republic – The Central African Republic government has officially declared a cholera outbreak in the country, after confirming 197 cases, including...

Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika oo ku dhawaaqday dilaaca cudurka daacuunka

Bangui, Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika – Dowladda Jamhuuriyadda Bartamaha Afrika ayaa ku dhawaaqday in cudurka daacuunka uu ka dillaacay dalka, kadib markii la xaqiijiyay 197...

NISA Chief Urges End to Clan Clashes During Visit to Central Somalia

MOGADISHU, Somalia — Somalia's National Intelligence and Security Agency (NISA) Director Mahad Mohamed Salad visited the central town of Abudwaq, where he held talks...