Somalia, Turkey presidents hold talks on sovereignty, energy cooperation
ANKARA – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met Turkish President Recep Tayyip Erdogan in Istanbul on Tuesday for talks focused on safeguarding Somalia’s sovereignty and deepening strategic cooperation, particularly in energy exploration, officials said.
The two leaders held discussions at Turkey’s presidential complex, where they reaffirmed their commitment to Somalia’s unity and territorial integrity and reviewed progress in the exploration...
Maxaa looga hadlay kulankii Xasan Sheekh iyo Erdogan ee ka dhacay Ankara?
ANKARA - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Mudane Recep Tayyip Erdoğan, ayaa kulan muhiim ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada Turkiga ee magaalada Istanbul.
Labada Madaxweyne ayaa kulankooda diiradda ku saaray xoojinta dadaallada diblomaasiyadeed ee lagu ilaalinayo madax-bannaanida, midnimada iyo wadajirka dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Sidoo kale, waxay ka wada hadleen guulaha laga...
NCC slams Israel’s violation of Somalia’s sovereignty and unity
MOGADISHU - The National Consultative Council of Somalia issued a statement condemning the Israeli recognition of Somaliland.
The statement described Netanyahu’s decision a blatant violation of the country’s sovereignty and unity.
Hoggaamiyaha mucaaradka Israel Yair Lapid oo cambaareeyay Netanyahu ka dib aqoonsiga Somaliland
Tel Aviv — Hoggaamiyaha mucaaradka Israel, Yair Lapid, ayaa Isniintii shalay weerar afka ah ku qaaday Ra’iisul Wasaare Benjamin Netanyahu, isagoo ku eedeeyay go’aankiisa ah in Israel ay aqoonsato Somaliland iyo safarkiisa uu ku tagay Mareykanka, iyada oo aan qorshe cad loo heyn Gaza.
Netanyahu ayaa Jimcihii ku dhawaaqay in Israel ay aqoonsatay Somaliland inay tahay dal madax-bannaan, taasoo Lapid...
Israel PM under huge backlash over the recognition of Somaliland
Israeli opposition leader Yair Lapid lashed out at Prime Minister Benjamin Netanyahu on Monday over Israel’s recognition of the breakaway region of Somaliland and his talks with US President Donald Trump without a clear plan for Gaza.
Netanyahu announced Israel’s recognition of Somaliland as an independent state on Friday, a move Lapid said did not receive approval from either the...
Masar oo Si Adag u Diidday Faragelinta Israa’iil ee Madax-bannaanida Soomaaliya
Qaahira, 30 December 2025 – Masar ayaa si adag u xaqiijisay inaysan aqbali doonin faragelin kasta oo Israa’iil ku samayso madaxbannaanida iyo midnimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo tallaabooyinka noocaas ah ku tilmaantay khatar weyn oo ku wajahan midnimada dhulka dalka.
Dowladda Masar ayaa bayaankan ka soo saartay kulan degdeg ah oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC) ay yeesheen, kaas...
Egypt Condemns Israeli Interference in Somalia, rejects Somaliland recognition
Cairo, December 30, 2025 – Egypt strongly affirmed on Tuesday that it will not accept any interference by Israel in the sovereignty and unity of the Federal Republic of Somalia, describing such actions as a serious threat to the country’s territorial integrity.
The Egyptian government made the statement during an emergency meeting of the United Nations Security Council (UNSC), convened...
Faransiiska oo ku biiray dalalka kasoo horjeestay aqoonsiga Israel ee Somaliland
NEW YORK - Dowladda Faransiiska ayaa xalay ka hor caddeysay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (QM) mowqifkeeda ku aaddan inaysan ogolaaneyn in Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS) la kala gooyo. Dowladda Faransiiska ayaa arrintan ku tilmaamtay mid si toos ah u khalkhalgelinaysa midnimada iyo madax-bannaanida dalka.
Hadalkan ayay dowladdu ka sheegtay kulankii degdegga ahaa ee Golaha Ammaanka, kaas oo Soomaaliya codsatay...
Ruushka oo cambaareeyay tallaabada Israel ku aqoonsatay Somaliland
NEW YORK - Dowladda Ruushka ayaa sheegtay inay si cad oo rasmi ah u garab taagantahay ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya (JFS), iyadoo carrabka ku adkaysay in Soomaaliya tahay dal leh qaranimo buuxda iyo xuduudo caalami ah oo la aqoonsanyahay.
Hadalkan ayaa Dowladda Ruushka ka jeedisay kulankii degdegga ahaa ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (QM), ka dib...
UN Security Council warns Israel’s Somaliland move risks regional fallout
NEW YORK — The United Nations Security Council on Monday warned that Israel’s recognition of Somaliland could undermine Somalia’s territorial integrity and destabilise the wider Horn of Africa, as all but one council member criticised the move during an emergency session.
The meeting was convened after Israel became the first country to formally recognise Somaliland, a self-proclaimed state that broke...









