Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Netanyahu’s move is Blatant attack on Somalia’s sovereignty: president**

Mogadishu, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday strongly condemned what he described as violations against Somalia’s government and people by Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu, accusing him of breaching international law and norms.   Addressing a joint session of the two houses of Somalia’s Federal Parliament, Mohamud said Somalis were prepared to sacrifice lives and resources to defend...

Xasan Sheekh: Tallaabada Netanyahu waa duullaanka Qaawan oo lagu soo qaaday Qarannimada Soomaaliya

Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyey Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareeyey xadgudubka ka dhanka ah Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ku kacay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil , kaas oo si bareer ah ugu tuntay shuruucda iyo xeerarka caalamiga ah.   Madaxweynaha ayaa sheegay in dowladda iyo shacabka...

Somali president condemns Israel’s recognition of Somaliland

MOGADISHU – Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday strongly condemned Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu’s decision to recognize Somaliland, describing it as a “move that fuels extremist groups and threatens regional stability.”   Speaking in parliament, Hassan Sheikh also warned against what he called the “export of Israel’s aggressive actions into Somalia.” The president reaffirmed Somalia’s firm stance against the “forcible...

Madaxweynaha Soomaaliya oo si kulul uga hadlay go’aanka Ra’iisul Wasaaraha Israel ee aqoonsiga Somaliland

Muqdisho – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si adag u cambaareeyay go’aanka Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu, ee aqoonsiga Somaliland, isagoo ku tilmaamay “go’aan kiciyay kooxaha argagixisada isla markaana khatar ku ah xasiloonida gobolka.”   Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka digay waxa uu ugu yeeray “dhoofinta ficilada gardarada ah ee Israel gudaha Soomaaliya.” Isagoo ka hadlayay golaha Baarlamaanka Axaddii, Xasan Sheekh...

Mike Waltz criticizes UN for assigning top posts to unstable countries like Somalia

NEW YORK – The United States ambassador to the United Nations, Mike Waltz, said one of the major flaws of the UN is assigning senior international positions to countries facing internal security challenges.   Waltz made the remarks as Somalia prepares to assume the rotating presidency of the UN Security Council (UNSC) on January 1. The presidency of the Security Council rotates alphabetically...

Mike Waltz: “Qaramada Midoobay waxay xilal siinaysaa dalal ay ka jirto amni-darro sida Soomaaliya

NEW YORK - Safiirka Maraykanka ee QM, Mike Waltz, ayaa sheegay in mid ka mid ah cilladaha waaweyn ee Qaramada Midoobay ay tahay in dalal lagu meeleeyo xilal sare oo caalami ah, iyada oo aan loo eegin xaaladda amni ee ka jirta gudaha dalalkaas.   Hadalkan ayuu ka jeediyay xilli Soomaaliya ay isu diyaarinayso inay 1-da Janaayo la wareegto hoggaanka Golaha...

EU stands with Somalia as Israel recognizes breakaway Somaliland

BRUSSELS — The European Union reaffirmed the importance of respecting Somalia’s sovereignty, unity and territorial integrity following Israel’s recognition of Somaliland as an independent state.   In a statement, the EU said adherence to Somalia’s constitution, as well as the charters of the African Union and the United Nations, is “key for the peace and stability of the entire Horn of...

Somalia president holds talks with Qatar emir on sovereignty concerns

MOGADISHU — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held phone talks with Qatar’s Emir Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani on Saturday, focusing on safeguarding Somalia’s sovereignty and territorial integrity, the presidency said.   According to a statement, President Mohamud briefed the Qatari leader on Somalia’s firm position against what he described as plans and actions that threaten the country’s unity and national...

Soomaaliya iyo Qatar oo ka wada hadlay ilaalinta midnimada iyo madax-bannaanida Soomaaliya

Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wada-tashi diblomaasiyadeed kula yeeshay khadka taleefoonka Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamiim binu Xamad Al-Thani.   Intii uu socday wadahadalka, Madaxweynaha ayaa Amiirka Qatar la wadaagay mowqifka joogtada ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ka dhanka ah qorshe kasta oo halis gelinaya midnimada dhuleed iyo madax-bannaanida qaran ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sidoo...

Ciraaq oo si adag uga soo horjeesatay aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland

BAGDAD — Jamhuuriyadda Ciraaq ayaa si xooggan uga soo horjeestay go’aanka Israa’iil ee aqoonsiga waxa ay ugu yeertay “Dhulka Soomaaliland,” iyadoo tallaabadan ku tilmaantay xadgudub cad oo ka dhan ah madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana ka hor imanaya sharciga caalamiga ah iyo Axdiga Qaramada Midoobay.   Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Ciraaq ayaa sheegtay in, maadaama Ciraaq...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...