Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia launches national talks to speed drought response

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s disaster management chief on Thursday opened a national conference in Mogadishu aimed at accelerating the country’s response to worsening drought conditions affecting large parts of the country.   Mahmoud Moallim Abdulle, commissioner of the Somali National Disaster Management Agency (SoDMA), said the meeting would focus on assessing the scale of the drought, its impact on communities and...

Guddoomiyaha SoDMA oo Muqdisho ka furay Shir Qaran oo Lagu Dardargelinayo Ka-Jawaabista Abaaraha

MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay shir qaran oo ballaaran oo lagu dardargelinayo ka-jawaabista abaaraha ka jira dalka.   Shirkan, oo ka socda Xarunta Qaran ee Gurmadka Degdegga ah ee Hay’adda SoDMA, ayaa waxaa ka qeyb galaya qaar ka mid ah wasiirrada dowlad-goboleedyada, Maamulka Gobolka Banaadir, Xafiiska...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay Shirka Mucaaradka uga socda Kismaayo – Daawo

MUQDISHO, Soomaaliya — Madaxweyne Xasan Sheekh, ayaa wada-hadallada siyaasadeed ee ka dhacay Kismaayo ku tilmaamay “wadada siyaasadeed ee dhamaadka ah,” isagoo sheegay in aysan lahayn “xamaasad dhab ah iyo aragti qaran oo cad.”   Madaxweynuhu waxa uu isbarbardhigay wada-hadalladan Kismaayo iyo kuwii hore ee Muqdisho, isagoo sheegay in kuwii Muqdisho aysan muujin “horumar dhab ah oo ku aaddan heshiis qaran.” Intii uu...

US Airstrikes Hit Al-Shabaab Following Heavy Clashes in Central Somalia

MOGADISHU — US Africa Command (AFRICOM) conducted airstrikes against al-Shabaab militants in Somalia’s Middle Shabelle region on Wednesday, following intense clashes between the militants and government-aligned forces.   The strikes occurred near Nur Dugle, around 215 kilometres northeast of Mogadishu, after al-Shabaab fighters launched attacks on government positions and allied local militias in the area. Residents reported heavy fighting, with both sides...

AFRICOM oo Duqeyn ka Fulisay Nuur Dugle kadib markii Al-Shabaab weerartay

MUQDISHO — Taliska Mareykanka ee Afrika (AFRICOM) ayaa fuliyay duqeymo cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday dagaalyahanno ka tirsan kooxda Al-Shabaab ee gobolka Shabeellaha Dhexe ee koonfurta Soomaaliya, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay AFRICOM. Duqeymaha ayaa ka dhacay agagaarka deegaanka Nur Dugle, oo qiyaastii 215 kiiloomitir waqooyi-bari kaga beegan Muqdisho. “AFRICOM, oo kaashanaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed,...

Somalia Marks 82 Years of National Police with Presidential Attendance

MOGADISHU, Dec 20 — Somalia’s President attended celebrations on Wednesday marking the 82nd anniversary of the country’s National Police Force at the General Kaahiye Training Centre in Mogadishu.   The event was attended by senior officials including Interior Minister Abdullahi Sheikh Ismail (Fartaag), General Asad Osman Abdullahi, Chief of the Somali National Army, General Odowaa Yusuf Rage, Director of the National...

Madaxweynaha JFS oo Ka Qeybgalay Xuska 82-aad ee Aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kusoo biiray munaasabadda sanad-guuradii 82-aad ee aasaaska Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, oo ka socota Xarunta Tababarka Janaraal Kaahiye ee Muqdisho.   Munaasabaddan oo xambaarsan qiimo qaran iyo xusuus taariikhi ah ayaa waxaa ka qeybgalay mas’uuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin Wasiirka Amniga Gudaha Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), Janaraal Asad Cismaan Cabdullaahi, Taliyaha...

Somalia joins Russia–Africa ministerial talks in Cairo

CAIRO — Somalia’s foreign minister Abdisalan Abdi Ali arrived in Cairo on Friday to lead the country’s delegation to the second ministerial conference of the Russia–Africa Partnership Forum, officials said.   The two-day meeting, running from Dec. 19 to 20, brings together African foreign ministers, senior Russian officials and representatives of regional organisations to discuss strengthening political and economic ties between...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaahira ku hoggaaminaya wafdi ka qaybgalaya Shirka Iskaashiga Ruushka iyo Afrika

Qaahira — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta oo Jimce ah gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, halkaas oo uu ku hoggaaminayo wafdiga Soomaaliya ee ka qaybgalaya Shirka Wasiirrada ee Labaad ee Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika.   Shirkan diblomaasiyadeed oo heer sare ah, oo soconaya laba maalmood kana dhacaya 19 illaa...

Somalia’s President Meets Ethiopian Prime Minister in Addis Ababa to Boost Bilateral Ties

Addis Ababa - Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed on Friday during a one-day working visit to Addis Ababa, officials said.   The talks focused on strengthening bilateral relations between Somalia and Ethiopia, with particular emphasis on cooperation in security, political affairs, economic ties and regional issues. The two leaders also exchanged views on the broader situation...

WARAR KALE

Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed ee loosoo gaabiyo (CSHRD)

Muqdisho, Soomaaliya – Ururka Difaacayaasha Xuquuqda Aadanaha Soomaaliyeed (CSHRD), ayaa ka qeyb galay munaasabad ay Xarunta Hormarinta Qoyska Guryasamo ku qabatay magaalada Muqdisho, taas...

Soomaaliya oo ku biirtay 15 heshiis oo caalami ah, kuna dhaqaaqday casriyeyn taariikhi ah...

Muqdisho, Soomaaliya – Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday in Soomaaliya ay si rasmi ah ugu biirtay...

Somalia Accedes to Fifteen International Maritime Conventions and Legal Instruments in a Historic Modernization...

Mogadishu, Somalia – The Ministry of Ports and Marine Transport today announced the decision of the Federal Republic of Somalia to accede to Fifteen...