Soomaaliya iyo Beesha Caalamka oo ka digay khatar ku timaada taageerada Ciidamada
MUQDISHO — Dowladda Soomaaliya iyo hay’adaha caalamiga ah ee taageera amniga dalka ayaa Talaadadii ka digay in yaraanta deeqaha caalamiga ah ay halis gelin karto hawlgallada Ciidamada Ammaanka Soomaaliyeed.
Munaasabadda Sanduuqa Kalsoonida Ciidamada Ammaanka Soomaaliyeed (SSF Trust Fund) ee Muqdisho ayaa waxaa ka qayb galay mas’uuliyiinta dowladda, wakiillo ka socday Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay, iyo diblomaasiyiin, kuwaas oo ka...
Somalia promotes trade integration at Africa free trade forum in Morocco
MARRAKECH, Morocco — Somalia’s deputy minister of commerce and industry, Mahmoud Ahmed Abdullahi, took part in the second Africa Continental Free Trade Area (AfCFTA) Business Forum held in Marrakech, Moroccan and Somali officials said.
The meeting brought together African trade ministers, heads of trade institutions and business leaders to discuss coordinated and transparent implementation of the AfCFTA, the world’s largest...
Soomaaliya oo ka qeybgashay Shir Caalami ah oo ka dhacay Morocco
MOROCCO - Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Axmed Cabdullahi (Abukaate), ayaa ka qaybgalay shirkii labaad ee Madasha Ganacsiga ee Heshiiska Xorta ah ee Qaaradda Afrika (AfCFTA) oo ka dhacay Marrakech, Morocco.
Shirkan ayaa diiradda lagu saaray sidii si wadajir ah iyo hufnaan loogu hirgelin lahaa AfCFTA, waxaana ka qaybgalay wasiirrada ganacsiga ee Afrika, madaxda...
Hundreds of flights cancelled amid thick smog in India
NEW DELHI, Dec. 15 (Xinhua) -- Hundreds of flights were cancelled or delayed Monday as thick smog blanketed the Indian capital territory and its outskirts, officials said.
Local newspaper The New Indian Express said due to poor visibility, Indigo has announced the cancellation of 109 flights, while Air India has cancelled 37 flights. Air India Express has announced that 20...
Pakistan strongly condemns attack on Bangladeshi peacekeepers in Sudan
ISLAMABAD, Dec. 15 (Xinhua) -- Pakistan on Monday strongly condemned the heinous attack against Bangladeshi peacekeepers in Sudan on Saturday.
Six peacekeepers from the Bangladesh Army were killed and eight others were injured after attackers targeted a United Nations base in Abyei, Sudan, the Bangladesh Army confirmed on Saturday night.
"Pakistan expresses its deepest condolences to the government and people of...
Somalia’s Lower House Swears in New Minister, Advances Two Draft Bills
MOGADISHU, Dec. 15, 2025 — Somalia’s Lower House of Parliament on Monday convened its 22nd session of the 7th legislative term, swearing in a new minister and advancing two draft bills for initial reading.
The session was chaired by the Speaker of the House, Sheikh Aden Mohamed Nur (Madoobe), and attended by Second Deputy Speaker Abdullahi Omar Abshirrow.
First, the House...
Gollaha Shacabka oo dhaariyey Wasiir cusub, kana dooday hindise-sharciyeedyada deegaanka iyo saadaasha hawada
MUQDISHO — Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 22-aad, xarunta Golaha Shacabka.
Kulanka waxaa shir guddoominayey Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), waxaana wehelinayey Guddoomiye ku-xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow.
Ugu horreyn, Habdhowraha Golaha Shacabka, Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Xasan (Nuux), ayaa dhaariyey Wasiirka magacaaban ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha,...
Jubaland President Meets UN, EU Envoys to Discuss Somalia’s Political Challenges
KISMAAYO, Somalia — Jubaland President Ahmed Mohamed Islam met on Sunday with United Nations Special Representative for Somalia James Swan and European Union Ambassador Francesca Di Mauro to discuss the country’s ongoing political challenges.
The meeting focused on the current political impasse in Somalia, exploring obstacles and opportunities to strengthen the federal state-building process ahead of an upcoming conference in...
Axmed Madoobe oo Kulan La Qaatay Wakiilka QM iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya
Kismaayo — Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa shalay kulan muhiim ah la yeeshay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, iyo Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Marwo Francesca Di Mauro.
Kulanka oo ka dhacay magaalada Kismaayo ayaa diiradda lagu saaray xaaladda cakiran ee siyaasadda dalka, iyadoo si gaar ah looga wada hadlay caqabadaha horyaalla geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya...
Somali presidential hopeful Kheyre meets former Mogadishu mayor amid political crisis
MOGADISHU — Somali presidential candidate Hassan Ali Kheyre held talks in Mogadishu with former Banadir regional governor and ex-mayor of the capital Yusuf Hussein Jimale, as political leaders continue consultations over the country’s future.
The meeting took place at Kheyre’s residence in the capital and was described as a courtesy visit by Jimale, widely known as Madaale. The two exchanged...










