Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s Chief Justice joins East African judicial leaders at Nairobi forum

NAIROBI, Kenya — Somalia’s Chief Justice Bashe Yusuf attended the annual meeting of the East African Chief Justices Forum, held this year in Nairobi, where regional judicial leaders discussed ways to strengthen people-centered justice systems across the region.   The gathering brought together heads of top courts from East African states to exchange experiences, innovative practices and new approaches aimed at...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare oo Nairobi kaga qeybgalay madasha garsoorka Bariga Afrika

NAIROBI, Kenya — Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Bashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qeybgalay kullanka sanadlaha ah ee Madasha Guddoomiyayaasha Maxkamadaha Sare ee Bariga Afrika, oo sanadkan lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.   Shirka, oo ay isugu yimaadeen hoggaamiyeyaasha hay’adaha garsoorka ee gobolka, ayaa diiradda lagu saaray horumarinta adeegga cadaaladda ee ku saleysan baahida shacabka, gaar ahaan...

Trump’s remarks on Venezuelan airspace closure spark wide condemnation

BEIJING, Dec. 1 (Xinhua) -- U.S. President Donald Trump's remarks on the closure of Venezuelan airspace have sparked condemnation wide for endangering global air travel security, regional stability and peace.   Trump said in a post on social media Saturday that the airspace above and surrounding Venezuela should be considered to be closed "in its entirety." His remarks came after Washington...

UN Cuts Over 680 Jobs in Somalia as Donor Funding Declines

MOGADISHU, Somalia — United Nations agencies operating in Somalia have laid off more than 680 staff since the beginning of 2025, officials said, citing severe funding shortages.   Sources familiar with the situation said the cuts affected 158 international staff and 522 Somali employees. Major agencies including UNICEF, WFP, FAO, and UNFPA were hit hardest, while smaller offices such as UNDP also...

Hay’adaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Shaqaale sababo dhaqaale u eryay

MUQDISHO, Soomaaliya — Tan iyo bilowgii 2025, hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka howlgala Soomaaliya ayaa shaqada ka joojiyay boqolaal shaqaale, iyagoo wajahaya hoos u dhac weyn oo ku yimid maalgelinta gargaarka iyo taageerada caalamiga ah.   Ilo ku dhow arrintan ayaa sheegay in in ka badan 680 shaqaale, oo ay ku jiraan 158 shaqaale caalami ah iyo 522 shaqaale Soomaali ah,...

Somalia’s State Minister for Foreign Affairs attends conference on colonial-era crimes in Africa

ALGIERS, Algeria — Somalia’s State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, Ali Balcad, attended the International Conference on Criminalizing Colonialism in Africa on Sunday, held in Algiers from 30 November to 1 December.   The conference brought together African nations that experienced colonial rule to strengthen international recognition of colonial-era violations and develop mechanisms for reparations to address longstanding historical...

Cali Balcad, oo ka qayb galay shir caalami ah oo lagaga hadlayo dembiyada gumeysiga Afrika

ALGIERS – Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Cali Balcad, ayaa Axaddii ka qayb galay Shir Caalami ah oo looga hadlayay ciqaabista gumeysiga Afrika, kaas oo ka dhacay magaalada Algiers laga bilaabo 30 Nofeembar ilaa 1 Diseembar.   Shirkan ayaa isku keenay dalalka Afrika ee soo maray gumeysi, iyadoo ujeedadu tahay in la xoojiyo aqoonsiga caalamiga ah ee xadgudubyadii gumeysiga...

Saudi Arabia pledges emergency aid for 100,000 drought-affected Somalis

MOGADISHU, Somalia – The King Salman Humanitarian Aid & Relief Centre (KSrelief) has pledged immediate assistance to nearly 100,000 people hardest hit by the worsening drought in Somalia, officials said Monday.   The announcement was made in Mogadishu by Yazeed Abdullah Hamoud, KSrelief Africa’s regional director, during a meeting with Mahamud Moalim Abdule, commissioner of the National Disaster Management Agency (SoDMA). Discussions...

Sacuudiga oo ku dhawaaqay gargaar loogu talagalay 100,000 qof oo abaaraha ku wajahaya Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya – Xafiiska Afrika ee Machadka Boqor Salmaan ee Gargaarka Bani’aadantinimada iyo Samafalka (KSrelief) ayaa ku dhawaaqay gargaar degdeg ah oo lagu caawinayo ku dhowaad 100,000 oo qof oo ka mid ah kuwa ugu daran ee ay saameeyeen abaaraha ka sii daraya ee Soomaaliya.   Ballanqaadkan ayaa Axaddii lagu shaaciyay magaalada Muqdisho, kadib kulan uu Yazeed Cabdullaahi Xamuud, Agaasimaha Gobolka...

Prof. Xasan Keynaan oo sheegay in hoos u dhac ku yimid hab-maamulkii dalka Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya – Prof. Xasan Keynaan ayaa ka digay in dalka uu galay marxalad adag oo dhanka hab-maamulka ah, isagoo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu hoos u dhigay madaxbannaanida hay’adaha sharci-dejinta, gaar ahaan baarlamaanka Federaalka.   Isagoo ka hadlayay xaalada siyaasadeed ee dalka, Prof. Keynaan wuxuu sheegay in baarlamaanku uusan hadda u muuqan mid madaxbannaan oo guta waajibaadkiisa dastuuriga...

WARAR KALE

Xisbiga JSP oo Soo Bandhigay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Doorashada soo socota

MUQDISHO  - Waxaa si habsami leh Xarunta Dhexe ee Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ugu qabsoomay kulan ballaaran oo ay ka qaybgaleen hoggaanka,...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeer Ku Tagay Saldhigga Balidoogle

Balidoogle - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud oo ay weheliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga, ayaa booqasho shaqo ku tagay Saldhigga...

Wafdi ka socda Aqalka Sare oo Ka Qeyb Galay Shirweynaha Baarlamaanka Carabta ee Qaahira

Qaahira, Masar – Wafdi heer sare ah oo ka socda Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeyb galay Shirweynaha 8-aad ee...