Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Cutubyo CXD Tababar uga Socdo Xananbuure

Xananbuure, Galgaduud – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar uga socda Dugsiga Tababarka deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud.   Kormeerka Taliyaha waxaa ku wehliyay Taliyaha Qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, Maxamed Dhagawayne, iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada. Ujeedka kormeerka ayaa ahaa qiimeynta xaaladda...

Midowga Afrika oo ka digay khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya

ADDIS ABABA, May 16 — Guddiga Midowga Afrika ayaa muujiyay walaac ku saabsan natiijada wadahadallo heer sare ah oo u dhexeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wakiillada Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, kuwaas oo ka dhacay Muqdisho intii u dhexeysay 13–15 May 2026, ayna ku soo dhammaadeen is-afgarad la’aan.   Wadahadalladaas ayaa waxaa ka qeyb galay dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha Hassan...

Statement of the African Union Commission on Somalia

ADDIS ABABA - The African Union Commission closely followed the high-level negotiations between the Federal Government of Somalia and the representatives of the Somali Future Council, convened in Mogadishu from 13 to 15 May 2026, and expresses concern that these negotiations concluded without a consensus.   The Commission commends the willingness of both the Federal Government, led by President Hassan Sheikh...

UN Says Somalia Entering Political Transition After Talks End Without Breakthrough

MOGADISHU, Somalia, May 16 — United Nations Transitional Assistance Mission in Somalia said on Saturday that Somalia has entered a new phase of political transition following talks held between May 13 and 15 involving the country’s political stakeholders.   The UN mission welcomed the resumption of dialogue and thanked international partners for their role in facilitating and supporting the discussions, but...

Puntland Leader Warns Against Political Crisis Over Somalia Term Extension Dispute

MOGADISHU, Somalia, May 16 — Said Abdullahi Deni, the president of Somalia’s Puntland state, warned on Saturday of a deepening political crisis linked to disputes over an alleged extension of the federal government’s mandate.   Deni, who is in Mogadishu as part of opposition representatives engaged in talks with Somalia’s federal government, said the policies pursued by President Hassan Sheikh Mohamud...

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo qaabilay Danjiraha Yemen u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Yemen u fadhiya Soomaaliya, Mudane Faadil Cali Axmed Al-Xanak.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada dal, gaar ahaan iskaashiga dhinacyada amniga, la-dagaallanka tahriibka, iyo arrimaha socdaalka, maadaama Soomaaliya iyo Yemen ay leeyihiin xiriir bulsho iyo mid taariikhi ah...

Somali PM Meets Yemeni Envoy to Boost Bilateral Cooperation

MOGADISHU, Somalia, May 16 — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Saturday held talks with Yemen’s ambassador to Somalia, Fadil Ali Ahmed Al-Khanak, focusing on strengthening long-standing ties between the two countries, officials said.   The meeting in Mogadishu centered on enhancing cooperation in security, migration, anti-human trafficking efforts, trade and transport links, according to a statement from the Prime...

Qaramada Midoobay oo sheegtay in Soomaaliya ay gashay marxalad siyaasadeed oo kala-guur ah

Muqdisho – Hawlgalka Hawlgalka Kumeelgaarka ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) ayaa sheegay in Soomaaliya ay gashay marxalad cusub oo kala-guur siyaasadeed ah, kadib wadahadallo dhacay 13–15 May oo u dhexeeyay dhinacyada siyaasadda dalka.   Qaramada Midoobay ayaa soo dhaweysay dib u bilaabista wadahadallada, isla markaana uga mahadcelisay saaxiibbada caalamiga ah doorka ay ka qaateen fududeynta iyo taageeridda kulamadaasi. Si kastaba...

Senior Al-Shabaab commanders wounded in fresh operation in central Somalia – NISA

MOGADISHU, Somalia — Somali intelligence forces, working with international partners, carried out a planned operation in the Buq-aqable area of the Hiiraan region, wounding three senior al-Shabab commanders and destroying vehicles and facilities used by the group.   The National Intelligence and Security Agency (NISA) said its forces had been tracking the movements of the commanders before launching an assault on...

Somalia president says government term runs until May 2027 under new constitution

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud said Friday that the mandate of Somalia’s federal government will officially expire on May 15, 2027, arguing that the timeline is stipulated under the country’s newly implemented constitution and is not a personal decision.   In a lengthy speech marking Somalia’s Youth Day celebrations, the president said the revised constitutional framework sets the...

WARAR KALE

Somalia Issues Official Casualty Figures After Mogadishu Clashes

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Ministry of Health and Human Services said Sunday that one person was killed and 55 others wounded during security-related incidents...

Former Somali President Warns of Deepening Political and Security Crisis

MOGADISHU, Somalia – Former Somali president Mohamed Abdullahi Mohamed has warned that Somalia is entering a dangerous phase of political and security instability, accusing...

UN Security Council to Discuss Somalia

NEW YORK - The UN Security Council is set to meet in the coming weeks to discuss the situation in Somalia, amid growing concerns...