Puntland oo baaq kasoo saartey xaaladda abaaraha ka dhashay Roob la’aanta – DAAWO
GAROWE, Soomaaliya - Maamulka Puntland ayaa baaq culus kasoo saarey xaaladda abaareed ee ka taagan gobolo katirsan Maamulka, oo saameyn ku yeelatay ku dhawaad hal milyan oo qof.
''Puntland waxaa soo wajahday xaalad abaareed oo aad udaran oo saameysay hal milyan oo qof," Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Ilyaas Cismaan Lugatoor.
Ku-simaha Madaxweynaha, Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland H.E Ilyas Osman Lugatoor oo...
Somali civil servants’ union condemns transport minister over dismissal of six directors
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s national civil servants’ union strongly condemned the Minister of Transport and Civil Aviation, Mohamed Farah Nur (Nuux Dheere), after he suspended six departmental directors from the ministry.
In a statement issued following a press conference in Mogadishu, the union accused the minister of acting “outside the legal framework of public service procedures” and replacing the dismissed...
Wasiirka Duulista Hawada Soomaaliya oo shaqada ka joojiyay lix agaasime waaxeed
MUQDISHO, Soomaaliya — Ururka Shaqaalaha Dowladda ayaa Sabtidii si kulul u cambaareeyay tallaabo uu qaaday Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Xildhibaan Maxamed Faarax Nuux (Nuux Dheere), kaddib markii uu shaqada ka joojiyay lix agaasime waaxeed oo ka tirsan wasaaradda.
Ururka ayaa ku eedeeyay wasiirka inuu xilalka ka qaaday agaasimayaasha si aan waafaqsanayn nidaamka iyo shuruucda shaqada dowladda, isla markaana uu...
At least three killed, nine wounded in US-trained forces raid in central Somalia
MOGADISHU, Somalia — At least three people were killed and nine others wounded during an overnight raid by Somali special forces reportedly trained by the United States in the Daniga Balow area of Middle Shabelle region, local residents said Saturday.
Witnesses told Radio Shabelle that the operation, carried out late Friday night, caused panic among villagers and resulted in both...
Dad ku dhintay, kuna dhaawacmay howlgal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe
MUQDISHO, Soomaaliya — Ugu yaraan saddex ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen, halka sagaal kale ay ku dhaawacmeen, kadib howlgal qorsheysan oo habeenimadii xalay ay fuliyeen ciidamo la sheegay in ay ka tirsan yihiin Bangarofta, kuwaas oo ah ciidamo uu tababaray Mareykanka, sida ay sheegayaan ilo deegaanka ah.
Dadka deegaanka Daniga Balow ee gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa u sheegay...
Piracy resurges off Somali coast as attacks on merchant ships increase
MOGADISHU, Somalia — Somali piracy has re-emerged along the country’s coastline, with several attacks on commercial vessels reported in recent weeks near the shores of Puntland and the western Indian Ocean.
Officials from the European Union’s naval mission, EU NAVFOR Operation Atalanta, said the situation had become increasingly worrying as attempted hijackings and armed assaults at sea rose again.
International naval...
Midowga Yurub oo walaac ka muujiyay weerarada Burcad-badeeda ee xeebaha Soomaaliya
MUQDISHO - Burcad-badeed ayaa mar kale ka soo muuqday xeebaha Soomaaliya, iyadoo dhowr weerar oo lagu qaaday maraakiib ganacsi laga soo sheegay toddobaadyadii u dambeeyay. Weerarradan ayaa ka dhacay meel u dhow xeebaha Puntland iyo badda Hindiya ee dhinaca Soomaaliya.
Saraakiil ka tirsan howlgalka badda ee Midowga Yurub (EU NAVFOR Operation Atalanta) ayaa sheegay in xaaladda ay hadda tahay mid...
Somali Deputy Prime Minister attends COP30 climate summit in Brazil
Belem, Brazil – Somalia’s Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Friday attended the COP30 climate summit in Belem, Brazil, urging swift global action to curb the worsening impacts of climate change.
In his address to delegates, Jama said Somalia remains among the countries most vulnerable to climate shocks, despite contributing little to global greenhouse gas emissions. He noted that recurring...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS oo ka qeyb galay Shirka Caalamiga ah ee Cimilada (COP30)
Belem, Brazil – 7 Nofeembar 2025: Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay Shirka Caalamiga ah ee Isbeddelka Cimilada (COP30), kaas oo ka socda magaalada Belem ee dalka Brazil.
Mudane Saalax ayaa khudbaddiisa ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la qaado tallaabooyin degdeg ah oo caalami ah si loo yareeyo saameynta...
Hay’adda Defend Defenders: 20 Sano oo Difaaca Xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya iyo Afrika oo Dhan ~ Warbixin!
Gudoomiyaha Defend defenders Hassan shire ayaa bilaabay hay’adda oo marka ahaa hal qof , oo haysta hal kumbuyuutar, oo uu la fariisto miis yaalla geeska xafiis wadaag ah Magaalada Kampala ee Dalia Uganda
Ururka DefendDefenders ayaa sanadkan u dabaaldegaya 20 sano oo guul iyo geesinimo ah tan iyo markii la aasaasay sanadkii 2005 oo uu aasaasay Hadaa shire oo horeyna...








