Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada Midowga Yurub oo Badbaadiyay 24 Shaqaale kadib Weerarka Burcad-badeedda Ee Xeebaha Soomaaliya

DUBAI, Imaaraatka Carabta – Ciidamada badda ee Midowga Yurub ayaa Jimcihii gaaray markab ganacsi oo calanka Malta wata, kaas oo horay uga bartilmaameedsaday burcad badeed ka hawlgasha xeebaha Soomaaliya, iyaga oo helay dhammaan 24-ka shaqaalaha markabka nabad qabay, kadib weerar dib-u-kiciyay cabsi ku saabsan burcad-badeednimada gobolka.   Qabsashada markabka Hellas Aphrodite, oo sidday shidaal ka yimid Hindiya kuna sii jeeday Koonfur...

European Union vessel reaches ship raided by pirates off Somalia; all 24 crew on board safe

DUBAI, United Arab Emirates | A European Union naval force on Friday reached a Malta-flagged tanker earlier attacked by pirates off the coast of Somalia, finding all its 24 mariners safe after an assault that raised renewed fears about piracy in the region.   The seizure of the Hellas Aphrodite, carrying a load of gasoline from India to South Africa, ended as...

Somalia, Saudi Arabia sign cooperation deal on youth and sports development

Mogadishu, Somalia – Somalia and Saudi Arabia have signed a cooperation agreement aimed at promoting youth empowerment and sports development, officials said on Friday.   The deal, signed in Mogadishu, focuses on strengthening bilateral ties through initiatives targeting youth exchange programs, sports training, and infrastructure development. Somali Minister of Youth and Sports Mohamed Barre said the agreement would “open new opportunities for...

Soomaaliya iyo Sucuudiga oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo ku saabsan dhallinyarada iyo horumarinta cayaaraha

Riyadh, 6 Nofeembar 2025: Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudiga ayaa Khamiistii kala saxiixday heshiis is-afgarad (Memorandum of Understanding – MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhanka horumarinta kaabayaasha cayaaraha iyo kobcinta dhallinyarada, taas oo loo arko tallaabo muhiim ah oo qeyb ka ah dadaallada dib u soo kabashada Soomaaliya iyo xoojinta xiriirka gobolka.   Heshiiska ayaa lagu saxiixay magaalada Riyadh, waxaana...

Somali army kills at least 49 al-Shabab fighters in Lower Shabelle operation

Mogadishu – Somalia’s government said that its national army killed at least 49 al-Shabab fighters during a military operation in the country’s southern Lower Shabelle region.   According to the Ministry of Information, elite Somali forces, working alongside the National Intelligence and Security Agency (NISA) and “international security partners,” targeted militant positions in the village of Bulo-Madino on Tuesday evening. The operation...

Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo dilay ugu yaraan 49 dagaalyahan oo ka tirsan Al-Shabaab

Muqdisho, 7 Nofeembar 2025: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Arbacadii sheegtay in ciidanka qaranka ay dileen ugu yaraan 49 dagaalyahan oo Al-Shabaab ah intii lagu guda jiray howlgal ciidan oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose.   Wasaaradda Warfaafinta ayaa sheegtay in ciidamada gaarka ah ee Soomaaliya, oo si wadajir ah ula howlgalayay hay’adda sirdoonka iyo nabad sugidda qaranka (NISA) iyo “la-hawlgalayaal caalami...

Wafdi sare oo ka socda Hey’adda SoDMA oo maanta gaaray Jowhar – Daawo

JOWHAR - Maanta waxaa magaaladda Jowhar gaarey wafdi ka socda SoDMA, oo ka qeybgalaya Shirka Arrimaha gargaarka ee ka furmaya magaaladda.   Lataliyaha Sare ee SoDMA, Dr. Ismaaciil Jimcaale oo la hadlay warbaahinta ayaa kawarbixiyay ujeedka safarka wafdiga uu horkacaayo ee Jowhar maanta soo gaaray.

Somalia disaster agency chief meets German ambassador to discuss humanitarian response

MOGADISHU, Somalia, Nov 6 — The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahmoud Moallim Abdulle, held a productive meeting with the German Ambassador to Somalia, Sebastian Groth, to discuss the country’s humanitarian situation and Germany’s ongoing support efforts.   The talks focused on the impact of the poor Deyr rainy season, the current humanitarian challenges, and German-funded projects in...

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Safiirka Jarmalka ee Soomaaliya, Mudane Sebastian Groth.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xaaladda bini’aadannimo ee dalka, saameynta roobka dayrta ee yaraaday, iyo mashaariicda taageerada ah ee dowladda Jarmalku ka fuliso gudaha Soomaaliya, gaar ahaan kuwa la xiriira gargaarka bani’aadamnimada iyo ka...

Somalia’s Prime Minister Meets Iraqi Delegation to Boost Cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Prime Minister, Hamza Abdi Barre, on Wednesday received a delegation from Iraq in a meeting aimed at strengthening bilateral ties and cooperation between the two brotherly nations.   The discussions focused on enhancing collaboration in security and counter-terrorism, as well as promoting investment in key sectors including fisheries, energy, agriculture, and livestock. Both parties agreed to expand their...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...