Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Wafdi Ciraaq ka socda Ku Qaabilay Xafiiskiisa
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Ciraaq, kuwaas oo u yimid dalka si loo xoojiyo iskaashiga iyo xiriirka labada dal ee walaalaha ah.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray adkeynta iskaashiga dhinacyada amniga iyo la dagaallanka argagixisada, iyo sidoo kale horumarinta maalgashiga, gaar ahaan meelaha muhiimka ah...
Somalia’s Presidential Envoy Meets AU Special Representative on Stabilization
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s presidential envoy for stabilization and civilian protection, MP Omar Hashi, met on Wednesday with El-Hadji Ibrahima Diene, the African Union’s special representative and head of AUSSOM, to discuss security and recovery efforts in recently liberated areas.
The meeting focused on the progress of Somalia’s National Plan for Civilian Protection, which is now in its final stages,...
Cumar Xaashi oo Kulan La Yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika
Muqdisho, Soomaaliya – Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan xasilinta iyo ilaalinta arrimaha rayidka, Xildhibaan Cumar Xaashi, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Danjire El-Hadji Ibrahima Diene, wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika iyo Madaxa AUSSOM.
Kulanka ayaa lagu falanqeeyay xaaladda xasilinta ee deegaannada dhawaan la xoreeyay iyo heerka uu marayo Qorshaha Qaranka ee Ilaalinta Bedqabka...
Minneapolis mayor Jacob Frey wins third term, defeating Omar Fateh
Minneapolis, United States, Nov 6 — Minneapolis Mayor Jacob Frey won a third term on Wednesday after a second round of ranked-choice tabulation pushed him just over the majority threshold, defeating state senator Omar Fateh in a crowded 15-candidate race.
Unofficial results showed Frey securing about 50 percent of the vote to Fateh’s roughly 44 percent, after second-choice ballots were...
Omar Fateh oo looga adkaadey Doorashadda duqa Minneapolis
Minneapolis — Duqa magaalada Minneapolis Jacob Frey ayaa Arbacadii shalay ku guuleystay muddo-xileedkiisii saddexaad, kadib markii wareegii labaad ee tirinta codadka habka ranked-choice uu ka dhigay inuu gaaro aqlabiyadda loo baahan yahay, isagoo ka adkaaday Omar Fateh, tartan ay ka qayb galeen 15 musharax.
Natiijooyinka ayaa muujiyey in Frey uu helay ku dhowaad 50% codadka, halka Omar Fateh uu helay...
Madaxweyne Isias Afwerki oo ka digay faragelinta shisheeye ee Badda Cas
Qaahira, 5 November – Madaxweynaha Eriteriya, Isias Afwerki, ayaa sheegay in dalalka Geeska Afrika ay leeyihiin masuuliyadda ugu weyn ee ilaalinta amniga Badda Cas, isagoo ka digay faragelin shisheeye.
Waraysi uu siiyay warbaahinta Masar oo socday in ka badan 20 daqiiqo, Afwerki wuxuu ka hadlay xiisadaha muddo dheer ka taagnaa Badda Cas iyo caqabadaha amni ee gobolka, gaar ahaan Soomaaliya,...
Eritrea’s President Afwerki calls for regional control over Red Sea security
CAIRO, Nov. 5 – Eritrean President Isaias Afwerki said Tuesday that countries in the Horn of Africa bear primary responsibility for maintaining security along the Red Sea, warning against foreign interference in the region.
In an interview with Egyptian media lasting over 20 minutes, Afwerki addressed long-standing tensions in the Red Sea and broader security challenges affecting the Horn of...
Somalia, Brazil discuss joint efforts to boost social development and poverty reduction
DOHA, Qatar – Somalia’s Minister of Planning, Investment and Economic Development, Mahamuud Abdirahman Sheikh Farah (Beenebeene), held what officials described as a “fruitful meeting” with Brazil’s Minister of Social Development and Fight Against Hunger, Wellington Dias, on the sidelines of the 2nd Global Social Development Forum in Doha.
According to Somalia’s planning ministry, the two ministers discussed ways to accelerate...
Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo kulan miro-dhal ah la yeeshay Wasiirka Horumarinta Bulshada ee Brazil
Dooxa, Qatar – 5 Nofeembar 2025: Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdirixmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay Wasiirka Horumarinta Bulshada iyo La-dagaallanka Gaajada ee Brazil, Mudane Wellington Dias, intii lagu guda jiray Shirweynaha 2-aad ee Horumarinta Bulshada ee ka socda magaalada Dooxa.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta dadaallada...
Somalia deputy PM launches social protection programme backed by UK
MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Deputy Prime Minister Salah Ahmed Jama on Wednesday launched a new Social Protection and Care Programme, jointly organized by the Federal Government of Somalia and the Government of the United Kingdom (UK).
The initiative aims to strengthen social welfare services and support vulnerable families as part of broader efforts to build community resilience against economic and social...








