Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo daahfuray Barnaamijka Ilaalinta iyo Daryeelka Bulshada
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Barnaamijka Ilaalinta iyo Daryeelka Bulshada, oo ay iska kaashanayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Ingiriiska (UK).
Barnaamijkan cusub ayaa qayb ka ah dadaallada lagu xoojinayo adeegyada daryeelka bulshada iyo taageerada qoysaska nugul, si loo dhiso bulsho adkaysi leh oo si...
Zohran Mamdani oo noqday qofkii ugu horeeyay oo Muslim ah oo loo doorto duqa magaalada New York
NEW YORK – Musharraxa Dimuqraadiga Zohran Mamdani ayaa Talaadadii loo doortay duqa magaalada New York City, isaga oo noqday qofkii ugu horreeyay ee Muslim ah iyo asal ahaan Koonfur Aasiya ah ee qabta xilkan, sida ay saadaalisay wakaaladda wararka ee The Associated Press.
Mamdani, oo 34 jir ah, ayaa guul taariikhi ah ka gaaray doorashada kadib markii uu ka adkaaday...
Zohran Mamdani elected New York City’s first Muslim mayor
NEW YORK - Democratic candidate Zohran Mamdani was elected mayor of New York City on Tuesday, becoming the first Muslim and South Asian to hold the office, according to a projection by The Associated Press.
Mamdani, 34, defeated Independent candidate and former New York Gov. Andrew Cuomo and Republican Curtis Sliwa in a historic victory for the Democratic party’s progressive...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya oo la kulmay Madaxda AUSSOM si loo xoojiyo wada-shaqeynta amniga
MUQDISHO – Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika iyo Madaxa Howlgalka Taageerada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El-Hadji Ibrahima Diene, sida ay sheegeen mas’uuliyiin dowladda ka tirsan.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga ka dhexeeya AUSSOM iyo...
Somalia’s Internal Security Minister Meets AUSSOM Chief to Boost Security Cooperation
MOGADISHU – Somalia’s Minister of Internal Security, Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, held talks on Wednesday in Mogadishu with the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) and Head of the African Union Support Mission in Somalia (AUSSOM), Ambassador El-Hadji Ibrahima Diene, officials said.
The meeting focused on strengthening cooperation between AUSSOM and the Federal Government of...
Qaramada Midoobay: Xiriirka u Dhexeeya Xuutiyiinta iyo Al-Shabaab waa sii xoogeysanayaa
MUQDISHO – Warbixin cusub oo ay soo saareen kooxda khubarada caalamiga ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Yemen ayaa shaacisay in uu weli socdo xiriir iyo iskaashi qarsoon oo u dhexeeya Xuutiyiinta, Al-Qaacida iyo Al-Shabaab.
Sida lagu sheegay warbixinta oo loo gudbiyey Xoghayaha Guud ee QM António Guterres, khubaradu waxay sheegeen in hoggaamiyeyaal ka tirsan saddexdan kooxood ay si...
UN Experts Report Secret Collaboration Between Houthis, Al-Qaeda and Al-Shabaab
UNITED NATIONS, Nov 5, 2025 – A new report by a United Nations panel of experts on Yemen has revealed ongoing secret collaboration between Yemen’s Houthi rebels, Al-Qaeda, and Somalia’s Al-Shabaab militant group.
According to the report, which was submitted to UN Secretary-General António Guterres, the experts said that senior figures from the three groups have been regularly exchanging intelligence...
Booliska oo xiray xarunta Haweenka looga soo xaaqi jiray Ilmaha – Daawo
MUQDISHO - Booliiska Soomaaliya ayaa xray xarun haweenka qaada Uurka sharci darada ah ilmaha loogu soo xaaqo, taas oo ku taalay degmada Deyniile ee Gobolka Banaadir.
Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed oo Hogaaminaya Dagaalka lagu Difaacayo Badbaadada Dijitaalka iyo Caddaaladda Jinsiga
“Yaa difaaca run sheegayaasha marka runta lafteedu khatar noqoto?”
Su’aashan ayaa si xoog leh uga dhex yeertay hool ku yaalla Muqdisho, iyadoo suxufiyiin, diblomaasiyiin, iyo u doodayaasha xuquuqda aadanaha ay isugu yimaadeen aqoon-is-weydaarsi hal maalin ah oo cinwaankiisu ahaa “Badbaadada Dijitaalka iyo Caddaaladda Jinsiga: Soo Afjaridda Ciqaab la’aanta Dembiyada ka Dhanka ah Suxufiyiinta.”
Aqoon-is-weydaarsigan waxaa soo qabanqaabiyay Ururka Haweenka Saxafiyiinta Soomaaliyeed...
Voices Against Silence: Somali Women Journalists Lead the Fight for Digital Safety and Justice
“Who protects the truth-tellers when truth itself becomes dangerous?”
That question echoed through the hall in Mogadishu as journalists, diplomats, and human rights advocates gathered for a one-day workshop on “Digital Safety and Gender Justice: Ending Impunity for Crimes Against Journalists.”
Organized by the Somali Women Media Association (SOMWA) with support from UNESCO, the event marked the International Day to End...







