Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali deputy PM attends international anti-hunger and poverty summit in Qatar

DOHA, Qatar – Somalia’s Deputy Prime Minister, Salah Ahmed Jama, attended the first summit of the Global Alliance for Combating Hunger and Poverty held in Doha on Tuesday.   The summit brought together world leaders to present strategies and international plans aimed at eradicating hunger and poverty, while promoting cooperation among governments and global agencies. In his speech, Jama emphasized Somalia’s commitment...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo soo xiray Shirkii Taliyaasha Qeybaha Ciidanka

Muqdisho, Soomaaliya – Taliya Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, Sareeye Guuto Sahal Cabdullahi Cumar, ayaa soo xiray shir ka socday Muqdisho oo ay iskugu yimaadeen dhamaan taliyaasha qeybaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka. Shirka ayaa socday muddo toban maalmood ah waxaana loogu yeeray dhammaan taliyaasha qeybaha ciidanka. Shirka, oo uu soo qaban-qaabiyay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa ujeeddadiisu ahayd aqoon-isweydaarsi, dhiirrigelin, iyo daadajinta...

Somalia army chief closes senior commanders’ conference

MOGADISHU, November 4, 2025 (AFP) – Somalia’s Chief of SNA's Land forces, Major General Sahal Abdullahi Omar, closed a ten-day conference in Mogadishu attended by commanders of all units of the Somali National Army’s Ground Forces.   The conference, organised by the Army Command, focused on workshops, strategic planning, and prioritising initiatives for the coming year to strengthen the operational efficiency...

Chinese, Russian heads of gov’t hold regular meeting, eyeing closer all-round cooperation

HANGZHOU, (Xinhua) -- Chinese Premier Li Qiang on Monday expressed China's readiness to work with Russia on deepening cooperation in all fields to safeguard their common development and security interests in an improved manner.   Li made the remarks while co-chairing the 30th regular meeting of the Chinese and Russian heads of government with Russian Prime Minister Mikhail Mishustin in Hangzhou,...

Yemen’s Houthis declare general mobilization amid fears of possible Israeli attack

SANAA, (Xinhua) -- The Houthi movement, which controls Yemen's capital Sanaa and much of the northwest, announced a general mobilization on Monday, calling on allied tribes to prepare for a potential Israeli air strike.   The announcement came a day after Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu labeled the group a threat to Israel, saying efforts were underway to neutralize it. Mohammed Al-Farrah,...

Soomaaliya oo ka qeybgashay Shirka Caalamiga ah ee La-dagaallanka Gaajada iyo Saboolnimada

Doha, Qatar – Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka qeyb galay Shirkii ugu horreeyey ee hoggaamiyeyaasha Isbahaysiga Caalamiga ah ee La-dagaallanka Gaajada iyo Saboolnimada, oo lagu qabtay magaalada Doha ee dalka Qatar.   Shirka ayaa lagu soo bandhigay qorshayaal iyo istaraatijiyado caalami ah oo lagu ciribtirayo gaajada iyo saboolnimada, isla markaana lagu dhiirrigelinayo iskaashiga...

Somalia PM urges stronger internet governance at national forum

MOGADISHU – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday emphasized the need for practical outcomes from the Somali Internet Governance Forum to strengthen the country’s internet management and usage framework.   Speaking at the opening of the forum, Barre said Somalia must align with international standards, where clear regulations govern online activity to prevent abuses and ensure digital ethics. “The forum...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo daah-furay Madasha Hab-Maamulka Internet-ka 2025 (SIGF 2025)

Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo furay Shirka Madasha Hab-maamulka Internet-ka (Somali Internet Governance Forum), ayaa carrabka ku adkeeyey muhiimadda uu leeyahay in shirkan ay ka soo baxaan qodobo wax ku ool ah oo lagu horumarin karo maamulka iyo nidaamka isticmaalka Internet-ka ee dalka.   Ra’iisul Wasaaraha, ayaa sheegay in Soomaaliya looga baahan yahay in...

Somalia, World Bank Launch Disaster Preparedness Project to Boost Government Response Capacity

Mogadishu – The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim Abdulle, on Tuesday, chaired a high-level meeting on the Catastrophe Deferred Drawdown Option (Cat DDO) project, supported by the World Bank and implemented by the Federal Government of Somalia.   The meeting, attended by senior government officials, including the Director-General of the Ministry of Finance, Sulayman, focused on...

SoDMA oo Daahfurtay Mashruuc cusub si loo Xoojiyo Awoodda Dowladda ee Maareynta Musiibooyinka

Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa guddoomiyay shir muhiim ah oo lagu soo bandhigay mashruuca Catastrophe Deferred Drawdown Option (Cat DDO), oo ay leedahay Dowladda Federaalka Soomaaliya, kana taageerayo Bangiga Adduunka.   Shirkan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta awoodda dowladda iyo hay’adaha la shaqeeya ee ku howlgan maareynta musiibooyinka, si ay si degdeg ah...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo beeniyay wararka sheegaya in Kenya ay masaafurisay

MUQDISHO – Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka 2-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa beeniyay wararka sheegaya in 25-kii bishan laga soo celiyay dalka...

Somalia’s deputy prime minister denies reports of deportation from Kenya

MOGADISHU — Somalia's Second Deputy Prime Minister Jibril Abdirashid Haji has denied reports that he was denied entry and deported from Kenya on June 24,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray mashaariic horumarineed, kana dhagax-dhigay kuwo cusub

MUQDISHO -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay mashaariic horumarineed oo isugu jira waddooyin iyo xarumo...