Soldiers Accused of Unlawful Surgery After Pregnant Woman’s Death Released
MOGADISHU, Somalia – Two Somali military officers were accused of authorizing an unauthorized surgery that led to the death of a pregnant woman, Nimco Muse Ahmed, who was at full term, judicial officials said.
Mohamed Mukhtiin Ali and Abdisalaan Hussein Mohamed were charged with signing off on a C-section procedure at Digfeer Hospital in Mogadishu, despite lacking any legal or...
Xukunka eedeesanayaal saxiixay qaliin aysan xaq u lahayn
MUQDISHO - Dable Xoogga Maxamed Muxudiin Cali iyo Dable Xoogga Cabdisalaan Xuseen Maxamed ayaa lagu eedeeyey saxiix qaliin aysan xaq u lahayn oo lagu sameeyay Marxuum Nimco Muuse Axmed oo aheyd hooyo xaamilo ah, gaartayna xilligii dhalmada.
Labada Eedeysane oo lahaa Xiriir aan dhaafsiisneyn in ay ahayeen dad asxaab ah, ayaa Isbitaalo kala Duwan oo ay geeyeen Marxuumada laga wada...
Qoorqoor oo Ka Qayb Galay Saxiixa Qandaraaska Dhismaha Waddada Dhuusamarreeb ilaa Qiridhi
Dhuusamarreeb – Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), ayaa maanta soo xiray shirka guddiga sare ee mashruuca horumarinta waddooyinka Soomaaliya, kaas oo la qabto saddexdii biloodba mar, una qabsoomay si heer sare ah.
Shirkan ayaa waxaa soo agaasinta lahaa Wasaaradda Howlaha Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana martigelisay Wasaaradda Howlaha Guud ee Galmudug. Ujeedada shirku waxay ahayd dardar...
Somali Intelligence, Allies Kill Dozens of Al-Shabaab Militants in Coordinated Operations
MOGADISHU, Sept. 25, 2025 — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), in coordination with international partners, has carried out a series of targeted operations against the militant group Al-Shabaab across the regions of Hiiraan, Galgaduud, and Lower Shabelle, a statement said Thursday.
In Hiiraan region, senior Al-Shabaab commander Abdi Hiiray and two other militants were killed in a precision...
AUC chief congratulates Malawi’s President-elect Mutharika on “landmark” election
ADDIS ABABA, Sept. 25 (Xinhua) -- African Union Commission (AUC) Chairperson Mahmoud Ali Youssouf has congratulated Peter Mutharika on his election as Malawi's president-elect.
On Wednesday, the Malawi Electoral Commission (MEC) announced that the country's former president Mutharika won the presidential election with 56.8 percent of the vote, securing a decisive lead over incumbent Lazarus Chakwera in the Sept. 16...
NISA oo shaacisay in howlgal ay Ciidamo ajnabi ah ka qeyb-qaateen ka dhacay G/Hiiraan
Muqdisho, 25 Sebtembar 2025: Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) iyo saaxiibada caalamka ayaa howlgallo qorshaysan oo lagu beegsaday Al-Shabaab ka fuliyey gobollada Hiiraan, Galgaduud iyo Shabeellaha Hoose.
Howlgalka gobolka Hiiraan: Waxaa lagu dilay horjooge Cabdi Xiiray iyo labo horjooge oo kale oo ku sugnaa degmada Moqokori. Hogaamiye Cabdi Xiiray, oo muddo lagu raad joogay, ayaa ahaa dhiigyo-cab abaabulay...
Somalia Cabinet Approves Key Legal Reforms to Boost Public Services and Security
MOGADISHU, Sept. 25, 2025 — The Cabinet of the Federal Government of Somalia convened its weekly meeting Thursday, during which it approved two significant draft laws: the Higher Institute of Legal Affairs Bill and the Dairy Safety Law Bill, both aimed at enhancing public services.
The meeting, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, featured various reports on key issues...
South African president appeals for renewal of AGOA
JOHANNESBURG, Sept. 25 (Xinhua) -- As the African Growth and Opportunity Act (AGOA) nears its expiry at the end of September, South African President Cyril Ramaphosa urged the United States to renew the pact, warning that its lapse would carry serious consequences for South Africa.
"Its expiry would not only undermine those gains, but also remove the link to the...
Gollaha Wasiirrada oo Ansixiyey Laba Hindise-Sharciyeed Muhiim ah
Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre.
Intii uu socday kulanka, waxaa si aqlabiyad leh loo ansixiyey Hindise-Sharciyeedka Machadka Sare ee Arrimaha Sharciga iyo Hindise-Sharciyeedka Sharciga Badqabka Caanaha, kuwaas oo muhiim u ah tayeynta adeegyada bulshada iyo xoojinta nidaamka sharciga...
Xukuumadda Soomaaliya oo meel-marisay qaraar cusub
Muqdisho, Khamiis, 25 Sebtembar 2025: — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod buuxa ku ansixiyey qaraar ku saabsan gunaanadka xilka Xeeldheeraha Madaxbannaan ee Xaaladda Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, kaas oo si rasmi ah loo soo afjari doono dhammaadka bisha Oktoobar 2025.
Go’aankan ayaa qayb ka ah Qorshaha Kala-guurka Xuquuqul Insaanka (2025–2026), kaas oo Soomaaliya ay ku qaadanayso mas’uuliyadda...










