Somalia and Qatar Ministers Meet to Boost Cooperation on Family and Social Affairs
MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Minister of Family Affairs and Human Rights, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, held a meeting with her counterpart, Qatar’s Minister of Family Affairs, Buthaina Bint Ali Al Jabr Al Nuaimi, in Qatar to discuss closer cooperation between the two ministries.
The meeting focused on joint efforts to advance family welfare, child care, and women’s empowerment, according to a...
Wasiirka Qoyska Soomaaliya oo kulan rasmi ah la yeelatay dhigeedda dowladda Qatar
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Khadija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa kulan la yeelatay dhigeeda Wasiirka Qoyska ee Dowladda walaalaha nahay ee Qatar, Buthaina Bint Ali Al Jabr Al Nuaimi.
Kulankan oo ka dhacay dalka Qatar ayaa looga hadlay iskaashi dhow oo dhex mara labada wasaaradood, gaar ahaan sidii wadajir loogu horumarin lahaa arrimaha...
MP Attributes Repeated Postponement of Opposition Protests in Mogadishu to Lack of Public Maturity
MOGADISHU, Somalia – Several opposition-led protests in Somalia’s capital Mogadishu, have repeatedly been called off, amid tensions involving residents displaced from lands claimed by the federal government.
The cancellations have provided the opposition with a political opportunity to accuse the government of unlawfully treating citizens and violating their rights.
Lawmaker Mohamed Abdulqadir spoke sharply about the frequent failure of opposition protests,...
Xildhibaan sheegay in shacabka Muqdisho diyaar u ahayn inay ka qeybgalaan dibadbaxa Mucaaradka
Muqdisho - Waxaa marar is xigxigay baaqday dibadbaxyo ay mucaaradka dowladda federaalka Soomaaliya ku baaqeen, kuwaas oo ay taageerayeen dad ay dowladdu ka saartay dhulal ay sheegtay inay iyadu leedahay mas’uuliyaddooda.
Arrintan ayaa fursad siyaasadeed u noqotay mucaaradka, kuwaas oo ku eedeeyay dowladda inay shacabka si sharci-darro ah ula dhaqantay islamarkaana ku tuntay xuquuqdooda muwaadiniinimo.
Xildhibaan Maxamed Cabdulqaadir ayaa si kulul...
Somalia and Ethiopia Seek Common Ground as Jubaland Dispute Tests Regional Ties
ADDIS ABABA, Ethiopia – Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed held a closed-door meeting in Addis Ababa on Sunday with Somali President Hassan Sheikh Mohamud to discuss bilateral and regional issues, amid escalating tensions over the future of Somalia’s Jubaland administration.
According to a brief statement from Abiy’s office, the two leaders exchanged views on “issues of mutual interest,” though no...
Kulanka Addis Ababa: Maxay Kawada hadleen Ra’iisul Wasaare Abiy iyo Madaxweynaha Soomaaliya?
Addis Ababa – Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa shalay magaalada Addis Ababa kulan gaar ah kula yeeshay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo lagu sheegay inay ka wada hadleen "arrimo laba geesood ah iyo kuwo gobolka ah oo ay dan guud ka leeyihiin," sida lagu sheegay war kooban oo ka soo baxay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya.
Villa Soomaaliya ayaa...
Trade Unions Applaud Somalia’s Bold Defence of the Right to Strike Before the International Court of Justice
The Federation of Somali Trade Unions (FESTU) applauds the principled and courageous position presented by the Federal Republic of Somalia before the International Court of Justice (ICJ) in The Hague on 8 October 2025. The Court, which is the principal judicial organ of the United Nations, held public hearings on the request for an advisory opinion concerning the Right...
Somali President Hassan Sheikh Mohamud Sends National Flag Day Greetings to Citizens
MOGADISHU, Oct 12, 2025 — Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud on Sunday extended heartfelt congratulations to the Somali people on the occasion of National Flag Day, marking the historic adoption of the country’s flag.
In a statement, President Mohamud highlighted the significance of October 12 as a symbol of Somalia’s independence, unity, and sovereignty.
He recalled that the flag was first...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u Diray Shacabka Soomaaliyeed Maalinta Calanka Qaranka
MUQDISHO, Oktoobar 12, 2025 – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda maalinta Calanka Qaranka oo ku beegan 12-ka Oktoobar, isagoo xusay qiimaha iyo sharafta ay leedahay maalintan taariikhiga ah.
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in maalintani ay astaan u tahay midnimada, gobannimada iyo qaranimada shacabka Soomaaliyeed, isla markaana ay xusuus gaar...
Somali President Holds Talks with Ethiopian PM to Bolster Bilateral Ties, Regional Stability
ADDIS ABABA, Ethiopia — Somali President Hassan Sheikh arrived in Addis Ababa on Sunday for an official visit, where he held high-level talks with Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed aimed at strengthening bilateral relations and enhancing regional cooperation.
The discussions focused on deepening ties between the two neighboring nations, with both leaders highlighting the importance of collaboration rooted in mutual...









