ROME – Suxufiyad Shukri Saciid oo ku nool Talyaaniga ayaa sheegtay in dowladda dalkaas ay billowday qorshe lagu celinayo dadka qaxootiga, oo isagu jira kuwa sharci leh iyo kuwa aan lahayn.
“Talyaaniga waxa uu go’aansaday inuu celiyo dadka xitaa sharciga leh uuna u dhaqmayo sida dowladaha Khaliijka oo kale,” ayay tiri Suxufiyad Shukri Saciid oo wareysi gaar ah siisay Shabelle TV.
Hoose ka daawo wareysiga oo dhameystiran:




