Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo Kulan La Qaatay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
ADDIS ABABA, Itoobiya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa, caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo uu kulan rasmi ah kula yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Mudane Abiy Ahmed.
Kulanka labada hoggaamiye ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Itoobiya, iyadoo si gaar ah loo adkeeyay muhiimadda...
Somali PM Meets Qatari Ambassador, Extends Condolences Over Deadly Egypt Crash
MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Sunday held a meeting in Mogadishu with Qatar’s Ambassador to Somalia, Dr. Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, to discuss strengthening the historic and strategic relations between the two brotherly nations, with a focus on political, economic, and development cooperation.
During the meeting, Prime Minister Barre conveyed an official message of...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo La Kulmay Danjiraha Qatar, una Muujiyay Tacsi iyo Xoojinta Xiriirka Labada Dal
Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa magaalada Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya Soomaaliya, Dr. Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, iyadoo kulankaasi diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga istiraatiijiyadeed ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha, iyo horumarinta.
Intii uu socday...
Somalia Launches National Consultations on Digital Transformation Strategy (2025–2030)
MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Ministry of Communications and Technology, in partnership with the International Telecommunication Union (ITU), on Sunday launched a two-day national consultation aimed at shaping the country’s Digital Transformation Strategy for the years 2025 to 2030.
The high-level meeting brought together representatives from government ministries, national institutions, and the private telecom sector to review and refine Somalia’s digital...
Soomaaliya oo Furtay Wadatashi Qaran oo Lagu Falanqeynayo Istaraatiijiyadda Isbeddelka Dhijitaalka (2025–2030)
MUQDISHO, Soomaaliya – Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), oo kaashanaysa Midowga Isgaarsiinta Caalamiga ah (ITU), ayaa maanta si rasmi ah u furtay Wadatashi Qaran oo socon doona muddo laba maalmood ah, kaas oo lagu falanqeynayo Istaraatiijiyadda Isbeddelka Dhijitaalka ee Soomaaliya (2025–2030).
Shirka oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa isugu keenay wakiillo ka kala socda wasaaradaha dowladda, hay’adaha...
Ciidamada Badda Shiinaha oo Markabyo Cusub u Diray Badaha Soomaaliya iyo Gacanka Cadmeed
Qingdao, Shiinaha – Ciidamada Badda Shiinaha, ayaa Sabtidii ka dareeray deked ciidan oo ku taalla magaalada Qingdao ee gobolka Shandong, iyagoo u baxay howlgal ilaalin maraakiib ah oo ka socda Gacanka Cadmeed iyo biyaha ku teedsan xeebaha Soomaaliya.
Cutubkan cusub, oo ah tii 48-aad tan iyo markii howlgalka la bilaabay 2008, waxa uu ka kooban yahay markab gantaallo ridaya, markab...
China sends new navy fleet on escort mission in Gulf of Aden, waters near Somalia
A new fleet of the Chinese People's Liberation Army Navy set sail from a military port in Qingdao, east China's Shandong Province, on Saturday to take over an escort mission from the previous fleet in the Gulf of Aden and waters off Somalia.
This 48th navy fleet comprises a missile destroyer, a missile frigate and a supply vessel -- with...
Delegation visits Somali town after its liberation from Al-Shabaab
Awdheegle, Somalia – A high-level Somali delegation visited the town of Awdheegle in the Lower Shabelle region on Saturday, shortly after it was recaptured from Al-Shabaab militants in a joint military operation by Somali government forces and African Union peacekeepers under the AUSSOM mission.
The delegation, led by Somali Ground Forces Commander General Sahal Abdullahi Omar Khalid, toured the liberated areas...
Wafdi Sare Oo Booqday Degmada Awdheegle kadib markii laga saarey Al-Shabaab
Awdheegle – Kadib howlgal ballaaran oo iskaashiga ku saleysan oo ay fuliyeen ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD) iyo kuwa nabad ilaalinta Midowga Afrika ee (AUSSOM), ayaa laga saaray kooxda Al-Shabaab degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida ay sheegeen saraakiisha dowladda.
Wafdi sare oo uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka Dhulka Jeneraal Sahal Cabdullaahi Cumar Khaalid ayaa booqday degmada Awdheegle, si uu...
Tensions Mount in Mogadishu Over Forced Evictions and Public Land Reclaims
Mogadishu, Somalia – A wave of political tensions has swept through the Somali capital in recent days as opposition leaders under the "National Salvation Forum" strongly condemned a government-led operation aimed at reclaiming public land, which has resulted in the displacement of several families.
The evictions, which the government says are necessary to restore state-owned property illegally occupied or developed under...









