Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia says talks ongoing with Puntland, Jubaland to resolve electoral disputes

MOGADISHU, Sept 17 – Somalia's federal government has confirmed that productive talks are ongoing with the regional administrations of Puntland and Jubaland, aimed at resolving electoral disputes ahead of upcoming national and local elections.   President Hassan Sheikh Mohamud, in an interview with Saudi-based Al-Arabiya TV, said open dialogue is underway to address disagreements over the electoral process, particularly concerning Puntland...

Xasan Sheekh oo shaaciyay inuu socdo Wadahadal lagu xalinayo Khilaafka Jubaland iyo Puntland

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale xaqiijisay in wadahadallo miro-dhal ah ay socdaan oo kala dhaxeeya maamulada Puntland iyo Jubbaland, si xal looga gaaro khilaafaadka la xiriira doorashooyinka qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa wareysi uu siiyay telefishinka Al-Arabiya ku sheegay in ay jiraan wadahadallo furan oo lagu xalinayo kala...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Saameynta Mashruuca Biyo-xireenka Itoobiya ee GERD ku yeelan karo Geeska Afrika

Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Mashruuca Biyo-xireenka Weyn ee Itoobiya (GERD) uu saameyn weyn ku yeelan karo guud ahaan gobolka Geeska Afrika, gaar ahaan dalalka wabiga Nile sida Masar iyo Suudaan.   Isagoo wareysi siiyay telefishinka Al-Arabiya, Madaxweynaha ayaa arrintan ku tilmaamay mid xasaasi ah, wuxuuna ugu baaqay dhammaan dhinacyada khuseeya in...

The Prime Minister gives officials 7 days to improve services at Mogadishu airport

Mogadishu — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday ordered officials at Mogadishu’s Aden Adde International Airport to address widespread complaints about poor services within seven days.   During an inspection of various sections of the airport, Prime Minister Hamza met with officials from the Ministry of Transport and Aviation and airport management, urging them to take immediate action to improve...

Mas’uuliyiinta Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde oo la dul-dhigay Amar culus

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa shalay kormeer ku tagay Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle, isagoo ka jawaabaya cabashooyin baahsan oo ka soo baxay shacabka Soomaaliyeed oo ku saabsan adeegyada liita ee garoonka. Ra’iisul Wasaaraha ayaa la hadlay masuuliyiinta Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada iyo maamulka garoonka, wuxuuna si adag ugu amray inay...

Somali PM Hamza Abdi Barre Vows End to Clan-Based Elections

MOGADISHU — In a bold political statement that could redefine Somalia’s fragile democracy, Prime Minister Hamza Abdi Barre announced this week that the country would no longer rely on the traditional clan-based system to elect its leaders — a model that has shaped Somali governance since the collapse of the central government in 1991.   Speaking in the capital, Mr. Hamza...

Xamse: Ma Aqbali Doono In Mar Kale Hoggaan Qaran Lagu Doorto Hab Beeleed

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa shaaciyay in dalka uusan mar dambe aqbali doonin in hoggaan qaran lagu doorto nidaamka beelaha, isagoo sidoo kale amray in si degdeg ah dib-u-habeyn loogu sameeyo adeegyada Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Muqdisho, kadib cabashooyin ka yimid rakaabka.   Xamse oo ka hadlayay kulan lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay...

Somalia urges citizens to obtain national ID card on International Identity Day

Mogadishu, Sept 17, 2025 – Somalia’s National Identification and Registration Authority (NIRA) on Wednesday urged citizens to register for the national identity card, calling it a crucial step in securing citizens’ rights and improving access to government services. The appeal coincided with International Identity Day , marked globally to raise awareness about the importance of legal identification in modern state-building...

Madaxda iyo Bulshada Soomaaliyeed oo loogu baaqay inay Qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka

Muqdisho, 17 Sebtembar 2025 – Madaxda Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaan-gelinta Qaranka (NIRA) ayaa maanta shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay si degdeg ah u qaataan Kaarka Aqoonsiga Qaranka, iyagoo xusay in tani tahay tallaabo muhiim ah oo lagu xaqiijinayo xuquuqda muwaadinka iyo helitaanka adeegyada dowladda.   Baaqa NIRA ayaa yimid iyadoo la xusayo Maalinta Aqoonsiga Adduunka, taas oo fursad u ah kor...

Guddoomiyaha SoDMA iyo Safiirka Shiinaha oo Kulan Miro Dhal ah Ku Yeeshay Muqdisho

Muqdisho, 17 Sebtembar 2025 – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan miro dhal ah magaalada Muqdisho kula yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Shiinaha ee Soomaaliya.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada dal, gaar ahaan mashaariicda ay dowladda Shiinaha kala shaqaynayso SoDMA. Waxaa laga wada hadlay horumarka laga gaaray dayactirka bakhaarka dhexe ee SoDMA oo muhiim u...

WARAR KALE

Somalia envoy attends Arab League farewell ceremony in Cairo

CAIRO – Somalia’s ambassador to Egypt and permanent representative to the Arab League, Ali Abdi Awaare, attended a luncheon held in honour of Arab...

Somalia envoy joins Africa Day celebrations in Pakistan

ISLAMABAD – Somalia’s ambassador to Pakistan, Sheikh Noor Mohamed Hassan, and diplomats from the Somali embassy took part in celebrations marking Africa Day 2026,...

Somalia signs African ocean science declaration at global oceans conference

MOGADISHU – Somalia’s Minister of Fisheries and Blue Economy, Ahmed Hassan Aden, took part in a side event held during the 11th Ocean Conference,...