Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia’s Minister of Commerce Attends 24th COMESA Heads of State Summit in Nairobi

Nairobi, Kenya, Oct 10, 2025 – Somalia’s Minister of Commerce and Industry, Mahmoud Adan Geseed, on Thursday participated in the 24th Summit of Heads of State and Government of the Common Market for Eastern and Southern Africa (COMESA), representing President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia.   The high-level summit, held in the Kenyan capital Nairobi, focused on...

Wasiirka Ganacsiga oo ka qeybgalay Shirka 24-aad ee Hoggaamiyeyaasha COMESA

Nairobi, Kenya – Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Aadan Geesood, ayaa si rasmi ah uga qeybgalay Shirka 24-aad ee Hoggaamiyeyaasha Dalalka Xubnaha COMESA, isaga oo halkaas ku matalay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.   Shirkan oo lagu qabtay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya, ayaa si gaar ah diiradda u saaray: Xoojinta iskaashiga...

Somalia Repatriates 148 Citizens from Yemen Amid Ongoing Humanitarian Crisis

MOGADISHU, Somalia, Oct 10, 2025 – Somalia on Thursday repatriated 148 of its citizens from Yemen, as part of a coordinated humanitarian effort with international agencies, authorities said.   The group — including men, women and children — arrived in Mogadishu aboard a chartered flight, marking the latest in a series of operations to return Somalis affected by Yemen’s years-long conflict...

Dowladda Soomaaliya oo 148 Qof oo Soomaaliyeed Kasoo Celisay Dalka Yemen

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyadoo kaashaneysa hay'adaha caalamiga ah ee gargaarka, ayaa dib u soo celisay 148 muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku sugnaa dalka Yemen.   Dadkan oo isugu jiray rag, dumar iyo carruur ayaa soo gaaray garoonka caalamiga ah ee Aden Adde ee magaalada Muqdisho, iyagoo kusoo duulay diyaarad gaar ah oo si khaas ah loo kiraystay. Soo celinta muwaadiniintan ayaa lagu...

Israel, Hamas prepare to implement Gaza ceasefire agreement

GAZA/JERUSALEM, Oct. 9 (Xinhua) -- Israel and Hamas are preparing to implement a Gaza ceasefire agreement, with an official signing ceremony expected later Thursday in Egypt's Sharm el-Sheikh following three days of intensive negotiations mediated by Egypt, Qatar, Türkiye and the United States, according to Palestinian and Israeli sources.   Senior Hamas official Osama Hamdan told Qatar's Alaraby Television Network in...

U.S. gov’t shutdown enters 2nd week, with no end in sight

WASHINGTON, Oct. 9 (Xinhua) -- The U.S. federal government's shutdown entered its second week on Wednesday, with no end on the horizon as the Senate was unable to reach an agreement to reopen it.   On the day, two bills to fund the government -- one from Democrats and the other from Republicans -- failed to pass for the sixth time. House...

Somalia’s Cabinet Approves Three Education and Research Agreements

MOGADISHU — Somalia’s Federal Cabinet on Wednesday approved three memorandum of understandings (MoUs) related to education and research, during their weekly meeting.   The agreements, submitted by the Ministry of Education, Culture and Higher Education, include: An MoU between Somalia and Uganda on education. An MoU between Somalia and Qatar on higher education. An MoU between Somalia and Algeria on higher...

Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya oo Maanta ansixiyay Heshiisyo Cusub [Sawirro]

Muqdisho Khamiis, 09 Oktoobar 2025 — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa ansixiyay saddex heshiis is-afgarad oo la xiriira waxbarashada iyo cilmi-baarista.   Heshiisyadan is-afgarad oo ay soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ayaa kala ah: 1. Heshiis is-afgarad oo u dhexeeya Soomaaliya iyo Uganda, kuna saabsan waxbarashada. 2. Heshiis is-afgarad oo u dhexeeya...

Sheekh Aadan Madoobe oo shir gudoomiyay Shirka Gudga Joogtada ah

Muqdisho Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo uu wehlinayay Guddoomiye Kuxigeenka Labaad Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee ka dhacay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa. Ugu horreyn, Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa xubnaha Guddiga warbixin ka siiyay guusha dowladda Soomaaliya ka soo...

Safiirka Ingiriiska oo booqasho ku tagey Puntland, lana kulmay Madaxweyne Deni

GAROWE - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Ambassador Charles King iyo wafdi uu hoggaaminayo.   Kulanka oo ay ka qeybgaleen xubno ka mid ah Golaha Xukuumadda, waxaa looga hadlay xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan dhinacyada Amniga, Siyaasada iyo horumarinta, arrimaha Puntland waxaa si gaar ah looga hadlay Hawlgalka ka dhanka...

WARAR KALE

Suxufiyad Shukri Saciid: “Talyaaniga waxa uu go’aansaday inuu celiyo dadka xitaa sharciga leh uuna...

ROME - Suxufiyad Shukri Saciid oo ku nool Talyaaniga ayaa sheegtay in dowladda dalkaas ay billowday qorshe lagu celinayo dadka qaxootiga, oo isagu jira...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Nairobi – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, oo howlo shaqo u jooga magaalada Nairobi, ayaa maanta...

Somali minister holds bilateral meetings on sidelines of OIC women’s conference

ISLAMABAD – Somalia's Minister of Family and Human Rights Development, Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, held a series of bilateral meetings with senior officials from member...