World Insights: Britain’s Labour faces integrity test after deputy PM resigns over tax scandal
LONDON, Sept. 6 (Xinhua) -- The British government carried out a major cabinet reshuffle on Friday after Angela Rayner resigned as deputy prime minister following a property tax scandal, a move that has fueled questions over the Labour Party's integrity and deepened concerns about a potential crisis of public trust.
Earlier in the day, Downing Street published Rayner's resignation letter,...
Puntland Police Urge Vigilance Against Escaping ISIS Militants
GAROWE, Somalia – The Puntland State Police Command has issued a public alert, urging residents across the northeastern Somali region to remain vigilant and report suspected members of the Islamic State (ISIS) who may be fleeing recent military offensives.
In an official statement released on Saturday, Puntland police warned that fleeing militants might attempt to hide among civilians following significant...
Booliska Puntland oo Shacabka ugu Baaqay Feejignaan iyo Taageero dagaalka ka dhan ah Daacish
GAROWE, 6 Sebtembar 2025 – Taliska Guud ee Booliiska Puntland ayaa shacabka ku nool deegaanada maamulkaasi ugu baaqay inay ka feejignaadaan firxadka kooxda Daacish, islamarkaana ay si dhow ula shaqeeyaan laamaha amniga si looga hortago halista ka iman karta xubnahaas baxsad ah.
War-saxaafadeed kasoo baxay Booliiska Puntland ayaa lagu sheegay in firxadyo ka tirsan Daacish ay isku dayi karaan inay...
Egypt to Deploy First Troop Contingent to Somalia Under AUSSOM Mandate
MOGADISHU – Egypt is set to deploy its first military contingent to Somalia to join the ongoing African Union Support Mission in Somalia (AUSSOM), marking a significant step in regional efforts to stabilize the Horn of Africa nation, AUSSOM said in a statement.
The deployment aims to support Somali security forces as they take the lead in securing the country...
Ciidamada Masar oo ku soo wajahan Soomaaliya si ay uga qeyb qaataan howlgalka AUSSOM
Muqdisho – Warka ka soo baxay howlgalka AUSSOM ayaa xaqiijiyay in guutadii ugu horreysay ee Ciidanka Masar ay ku soo wajahan yihiin Soomaaliya, si ay uga qeyb qaataan howlgalka socda ee AUSSOM (African Union Support Mission in Somalia).
Ciidamadan ayaa lagu wadaa inay gacan ka geystaan taageerada Ciidanka Soomaaliya ee la wareegaya amniga guud ahaan dalka, iyada oo la raacayo...
Jubaland forces conduct joint security operation targeting Al-Shabaab militants
KISMAYO, Somalia, Sept 6 – Jubaland's Intelligence and Darawish paramilitary forces carried out a large-scale joint security operation overnight on the outskirts of Kismayo, the capital of the Lower Juba region, targeting suspected Al-Shabaab militants linked to recent mortar attacks.
According to regional security officials, the operation specifically aimed at dismantling a network believed to be responsible for launching mortars...
Ciidamada Jubbaland oo Howlgallo Amni Ka Fuliyey Duleedyada Kismaayo
Kismaayo, Soomaaliya – Ciidamada Nabadsugidda Jubbaland iyo kuwa Daraawiishta ee isla maamulkaas ayaa xalay ilaa waaberigii saaka ka fuliyey howlgallo amni oo ballaaran duleedka magaalada Kismaayo, xarunta gobolka Jubbada Hoose.
Howlgallada oo ahaa kuwa si wadajir ah u fulinayeen labada ciidan ayaa lagu bartilmaameedsanayey xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab oo sida ay sheegeen saraakiisha amniga, lala xiriirinayo weerarro hoobiyeyaal ah...
Somalia’s Northeastern Leader Urges Calm After Unrest in Las Anod
Las Anod, Somalia (AFP) – The newly elected president of Somalia’s Northeastern Federal State, Abdulqadir Firdhiye, has called on residents to respect the rule of law following recent unrest in the city of Las Anod, the administrative capital of the region.
The appeal follows a wave of armed violence that shook the city in recent days, culminating in the arrest...
Madaxwaynaha Waqooyi Bari oo ka hadlay Xaaladda Amni ee Laascaanood
Laascaanood, Soomaaliya – Iyadoo dhawaan magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka Waqooyi Bari ay ka dhaceen dhacdooyin amni darro iyo qalalaaso ay sababeen kooxo hubeysan, ayaa waxaa arrintan si adag uga hadlay madaxwaynaha cusub ee maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Abdulqadir Firdhiye.
Dhacdooyinkan amni darro ayaa sababay cabsi xoogan iyo kala dambeyn darro gudaha magaalada, iyadoo la sheegay in ganacsade u dhashay...
UN humanitarians warn of alarming gender-based violence levels in Haiti
UNITED NATIONS, Sept. 5 (Xinhua) -- UN humanitarians on Friday warned of alarming levels of gender-based violence in Haiti.
In the first seven months of this year, more than 6,200 incidents of gender-based violence were reported by service providers, with adult women being the most affected, said the UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (OCHA).
Nearly half of the...









