Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Cabdi Barre Jibriil oo soo dhaweeyay doorka mucaaradka ee samatabixinta dalka

Muqdisho – Xildhibaan hore oo katirsanaa Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Barre Jibriil, oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Shabelle, ayaa si qoto dheer uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee cakiran ee haatan ka jirta dalka.   Cabdi Barre Jibriil ayaa bogaadiyay kulamada ay Muqdisho ka wadaan hogaamiyaasha Mucaaradka, kuwaas oo uu sheegay inay yihiin dadaallo lagu badbaadinayo waddanka, lagana hortagayo jihada qarda-jeexa ah...

Egyptian Military Delegation Visits Jowhar to Assess Security Ahead of Troop Deployment

JOWHAR, Somalia — A 16-member delegation from the Egyptian Armed Forces arrived in Jowhar on Monday as part of a preliminary mission to assess the security situation and logistical preparations before the deployment of an Egyptian battalion to join the African Union Mission in Somalia (AUSSOM).   The delegation, led by Brigadier General Islam Radwan, was received by Colonel Oscar Hatungimana,...

Wafdi Ka Socda Ciidanka Masar oo Gaaray Jowhar si ay U Kuur Galaan Xaaladda Amniga 

Jowhar – Wafdi ka kooban 16 xubnood oo ka socda Ciidanka Qaranka Masar ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, iyaga oo u kuurgalaya xaaladda amniga ee gobolka Shabeellaha Dhexe, ka hor inta aysan halkaas imaan guutada cusub ee ciidanka Masar ee ku biiraya howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM.   Wafdigan oo uu hoggaaminayo Sareeye Gaas Islam Radwan, ayaa waxaa si rasmi ah...

Somali national shot dead in Cape Town store, South Africa

CAPE TOWN, Sept 2, 2025 – A Somali national was shot and killed in Cape Town, South Africa, in what community members say is the latest in a string of deadly attacks targeting Somali-owned businesses in the country.   The victim, identified as Abdi Fitah Mahmoud Beeryare, was gunned down inside a shop where he worked in the Wesbank area, a...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay Koonfur Afrika

CAPE TOWN, 2 Sebteembar, 2025 – Wararka laga helayo Koonfur Afrika, gaar ahaan magaalada Cape Town, ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay halkaasi lagu dilay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Cabdi Fitaax Maxamuud Beeryare, sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalkaasi.   Alle ha u naxariistee, marxuumka ayaa lagu toogtay dukaan uu ka shaqeynayay oo ku...

Dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa in mar kale la barakiciyo dad shacab ah

MUQDISHO, 2 Sebteembar, 2025 – Iyadoo ay wali socdaan howlgalada dowladda federaalka Soomaaliya ay ku la wareegayso dhulalka danta guud ee magaalada Muqdisho, ayaa hadda la saadaalinayaa in wejiga xiga ee howlgalka uu saameyn doono dad shacab ah iyo saraakiil ciidan oo degan xaafadda Warshadda Caanaha.   Siyaasiga Cabdicasiis C/llaahi Warsame, oo ka tirsan Madasha Mucaaradka ee Samatabixinta Qaranka, ayaa sheegay inay...

Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo cambaareeyay barakicinta shacabka Muqdisho

MUQDISHO, 2 Sebteembar, 2025 – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada dowladda federaalka ee lagu barakiciyay boqolaal qoys oo daganaa xaafado kala duwan oo ka tirsan magaalada Muqdisho, isagoo ku tilmaamay arrin culays weyn ku ah dadka rayidka ah.   Dadka laga barakiciyay Muqdisho ayaa intooda badan ku noolaa dhul danguud ah, balse wararka...

Former Somali PM condemns forced evictions in Mogadishu

MOGADISHU, Sept 2, 2025 – Former Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire has sharply criticized the federal government over the mass forced evictions of residents from several neighborhoods in Mogadishu, describing the actions as causing severe hardship to civilians.   In recent weeks, large numbers of families have been displaced from areas they previously occupied in the Somali capital. Many of...

Wafdi ka socda Masar oo u tagey Jowhar qiimeynta Saldhigyada la dejinayo Ciidanka

JOWHAR, 2 Sebteembar, 2025 (AFP) – Wafdi ka kooban 16 xubnood oo ka socda Ciidanka Qalabka Sida ee dalka Masar ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar, xarunta maamulka Hirshabelle, si ay u fuliyaan qiimeyn amni oo hordhac u ah imaanshaha guutadooda qayb ka noqonaysa howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya.   Wafdigan oo uu hoggaaminayey Sareeye Guuto Islam Radwan ayaa si rasmi ah loogu...

Egyptian military delegation arrives in Jowhar ahead of troop deployment for AUSSOM mission

JOWHAR, Sept 2, 2025 – A 16-member delegation from Egypt’s Armed Forces arrived in Jowhar, the administrative capital of Hirshabelle state in central Somalia, on Tuesday to conduct a security assessment ahead of the deployment of Egyptian troops as part of the African Union’s mission, AUSSOM.   Led by Brigadier General Islam Radwan, the delegation was formally welcomed by the General...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...