Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Roundup: Yemenis voice loss, fear as continued floods deepen humanitarian crisis

ADEN, Yemen, (Xinhua) -- As torrential rains since early August have continuously submerged homes and displacement camps across Yemeni provinces, affected residents are voicing despair over compounded losses in a country struggling with one of the world's worst humanitarian crises.   The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs said Wednesday that heavy rains and floods have affected tens of...

Tensions Rise Between Egypt and Ethiopia Over Military Presence in Somalia

MOGADISHU, Somalia — Tensions between Egypt and Ethiopia are escalating amid growing concerns over military deployments in Somalia.   Ethiopia recently warned it is closely monitoring incoming Egyptian forces, while Egyptian military officials arrived in Mogadishu on Sunday to assess deployment locations and operational regions. The two countries have long-standing disputes rooted in the Nile River waters, particularly over Ethiopia’s controversial Grand Renaissance...

Xiisadda Masar iyo Itoobiya oo Sii Kordheysa iyo Ciidan kusoo wajahan Soomaaliya

Muqdisho, Soomaaliya — Xiisadda u dhexeysa Masar iyo Itoobiya ayaa sii kordheysa, iyadoo labada dal ay isku hayaan arrimo la xiriira howlgalka ciidamo ee Soomaaliya ka socda.   Itoobiya ayaa dhawaan sheegtay inay si gaar ah ula socoto ciidamada Masar ee la filayo inay ku soo wajahan yihiin Soomaaliya, halka saraakiil Masri ah ay shalay soo gaareen Muqdisho si ay u...

Puntland Forces Score Major Gains Against ISIS in Northeast Somalia

BOSASO, Somalia — Puntland forces have achieved significant victories against ISIS militants in recent months, killing numerous fighters and recapturing key territories in the northeastern region of Somalia.   The regional state forces have intensified operations targeting ISIS strongholds in the rugged mountainous areas of Cali Miskaad, long considered a critical hub for the extremist group inside Somalia. In a statement, Puntland...

Ciidamada Puntland oo guulo waaweyn ka gaaray dagaalka lagula jiro Daacish

BOOSAASO - Ciidamada Maamulka Puntland ayaa bilihii ugu dambeeyay dagaal adag kula jira kooxda Daacish, iyaga oo guulo waaweyn ka gaaray dagaalkaas ka socda Calmiskaad.   Inta uu dagaalku socday, ciidamada ayaa si weyn u dilay tiro badan oo dagaalyahanada Daacish ka tirsan, isla markaana qabsaday deegaano muhiim ah oo hore kooxdu gacanta ku haysay. Maalmihii u dambeeyay, ciidamada ammaanka Puntland ayaa wadeen...

Puntland oo war kasoo saartay Xaaladda siyaasadeed ee dalka Soomaaliya

GAROWE, Soomaaliya - Puntland ayaa sheegtay inay walaac ka qabto jahwareerka siyaasadeed ee ka jira dalka Soomaaliya iyo hubanti la’aanta geeddi socodka hannaanka dowlad dhiska dalka iyo doorashadda 2026.   Puntland ayaa taageertay warkii kasoo baxay Mucaaradka ee ku aadan in wadatashi qaran laga yeesho xaaladda dalka, si looga badbaadiyo in dib u dhac ku yimaado waqtiga doorashadda.   “Dowladda Puntland waxay cambaareynaysaa...

FGS Minister: We Successfully Completed the Formation of the Northeast Administration

MUQDISHO, Somalia — Somalia’s federal government officially announced the completion of the establishment process for a new regional administration in the country's northeast, comprising the Sool, Sanaag and Cayn regions, marking a significant step in the country’s federalization efforts.   The new administration, formally known as "SSC-Khaatumo" during its transitional phase, has now attained full federal status after a year-long process...

Cali Xoosh: Si Guul Leh baan ku dhameynay dhismaha Maamulka Waqooyiga Bari ee Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday in la dhammeystiray hannaanka dhismaha Maamulka Waqooyiga Bari, kaas oo ka kooban gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn, una gudbay heer rasmi ah oo federaal ah.   Hannaankan oo dowladda ku sheegtay inuu ahaa mid ku dhisan “talo wadaag, dulqaad, iyo go’aan adag,” ayaa si rasmi ah u billowday sanadkii...

Somalia executes two al-Shabaab members convicted of targeted killings

MOGADISHU, Sept 1, 2025 — Somalia’s military court on Monday morning carried out the execution of two members of the al-Qaeda-linked al-Shabaab group, who were convicted of carrying out targeted assassinations in the capital, officials said.   The two men — identified as Abdirahman Mohamed Abdullahi, also known as “Maaxi” or “Younis,” and Ibrahim Adan Maadey — were executed by firing...

Maxkamadda Ciidanka oo Dil Toogasho ah ku Fulisay Labo Katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO, Soomaaliya – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa waaberigii saaka xukun dil toogasho ah ku fulisay laba xubnood oo horay ugu xukuntay qisaas, kuwaas oo lagu eedeeyay in ay ka tirsanaayeen kooxda Al-Shabaab, una qaabilsanaa dilalka qorsheysan iyo jabhadaha weerarada gaadmada ah.   Xubnaha la fuliyay xukunka dilka ayaa lagu kala magacaabi jiray Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullahi (Maaxi, Yoonis) iyo...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...