Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia: Losing Candidate Congratulates New Leaders of Northeast State

LASANOD, Somalia – Abdilrisaaq Khaliif, a former presidential contender in Somalia’s Northeastern regional administration, offered his congratulations to the newly elected leadership on Sunday, following a closely watched vote in the contested region.   Khaliif praised the election of President Abdilqaadir Axmed Awcali, widely known as Firdhiye, and Vice President Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, expressing support for a peaceful transition and unity among...

Cabdilrisaaq Khaliif Oo Ka Hadlay Guuldarradii Doorashada Madaxweynaha Maamulka Waqooyi Bari

LAASCAANOOD, Soomaaliya – Cabdilrisaaq Khaliif, oo kamid ahaa musharaxiintii shalay u taagnaa kursiga Madaxweynaha Maamulka Gobolada Waqooyi Bari Soomaaliya, ayaa saacado kadib doorashada si sharaf leh uga hadlay guuldarradii ka soo gaartay tartanka.   Cabdilrisaaq ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Madaxweynaha cusub Cabdilqaadir Axmed Awcali (Firdhiye) iyo Madaxweyne Ku-xigeenka cusub Cabdirashiid Yuusuf Jibriil, isagoo Ilaahay uga baryay inay xilka iyo...

Somali Forces, AU Allies Launch Joint Operation Against Al-Shabaab in Janaale

Janaale, Somalia — Somali National Army forces from the 14th October Battalion, specifically units 144 and 145, in coordination with African Union Mission in Somalia (AUSSOM) allies, have conducted a planned joint operation targeting Al-Shabaab militants in villages surrounding Janaale in the Lower Shabelle region.   Lieutenant Colonel Mustaf Omar Calin "Eji-cadde," deputy commander of the 14th October Battalion and leader...

Howlgal Wadajir ah oo Laga fuliyay goobo Al-Shabaab ku sugan, oo katirsan Sh/Hoose

Janaale, Soomaaliya – Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka, gaar ahaan Guutada 14-ka October, gaar ahaan Ururada 144-aad iyo 145-aad, ayaa howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen, iyagoo kaashanaya saaxiibadooda AUSSOM, waxay ku beegsadeen Al-Shabaab tuulooyin hoostaga deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose.   Kaaliyaha Guutada 14-ka October, G/le Mustaf Cumar Caalin “Eji-cadde,” oo hoggaaminayay howlgalka, ayaa xaqiijiyay in ciidamada...

Fighting in southern Somalia displaces hundreds of farming families

MOGADISHU, Somalia — Recent heavy fighting and airstrikes in the towns of Sabiid and Caanoole in southern Somalia’s Lower Shabelle region have forced hundreds of families to flee their homes, triggering a new wave of displacement and deepening the country’s humanitarian crisis.   The majority of those displaced were subsistence farmers who relied on their land for survival. They are now...

Dagaalladii Sabiid iyo Caanoole oo sababay barakac baahsan

MUQDISHO, Soomaaliya – Dagaalladii culus iyo duqeymihii dhawaan ka dhacay deegaannada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sababay barakac baahsan, taas oo saameyn xoog leh ku yeelatay boqolaal qoys oo badankood ahaa beeraley ku tiirsanaa noloshooda maalinlaha ah.   Shacabkaasi, oo si weyn uga cararay colaadaha, ayaa haatan ku sugan deegaanka Carbiska ee duleedka magaalada Muqdisho, halkaas oo ay...

Local fighters in central Somalia protest lack of government support in anti-Shabaab operations

XARARDHERE, Somalia — Community fighters in the central Somali town of Xarardhere, in the Mudug region, have voiced strong frustration over what they describe as years of neglect and broken promises by the federal government, despite their central role in ongoing military operations against the Al-Shabaab militant group.   The fighters, known locally as "Macawiisley," were formed through grassroots mobilization and...

Macawiisleyda Xarar-dheere oo ka gadooday xuquuq la’aan, kana digay in ay aagagga faarujiyaan

XARAR-DHEERE, Mudug – Macawiisleyda ka howlgasha degmada Xarar-dheere ee gobolka Mudug ayaa muujiyay gadood xooggan, iyaga oo ka cabanaya xuquuq la’aan muddo sanado ah tan iyo markii ay ku biireen dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.   Dagaalyahanadan deegaanka ah ayaa sheegay in aysan helin wax taageero ah oo muuqda oo uga timaadda dowladda Federaalka Soomaaliya, xilli ay gacanta ku hayaan magaalo...

Rough seas off Somalia’s coast kill one, injure others as summer storms wreak havoc

MOGADISHU, Somalia – Strong winds and seasonal summer rains have triggered a series of maritime incidents along Somalia’s coastline in recent days, disrupting recreational activities and posing deadly risks to beachgoers, authorities and eyewitnesses said Sunday.   At sunset on Saturday, tragedy struck at the Jazeera Beach area, south of Mogadishu, when powerful waves swept away a group of young swimmers. Most...

Dabaylo iyo Roobab Xagaaga oo Sababay Khasaaro Xeebaha Soomaaliya

Muqdisho – Dabeelaha xooggan iyo roobabka xagaaga ee ka da’aayay Xeebaha Soomaaliya maalmihii lasoo dhaafay ayaa sababay shilal isdaba joog ah oo saameyn weyn ku yeeshay dadka u dalxiis taga xeebaha dalka, gaar ahaan dhalinyarada u dabaal tagta badda.   Goor gabal dhacii shalay ah, waxaa masiibo ka dhacday Xeebta Muqdisho, gaar ahaan dhinaca deegaanka Jazeera, kadib markii hirar xooggan oo...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...