Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ra’iisul Wasaare Xamse oo Dhagax-Dhigay Xarunta cusub Wasaaradda Waxbarashada

MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah dhagax-dhigay xarunta cusub ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, taas oo noqon doonta dhisme casri ah oo muhiim u ah horumarinta adeegga waxbarasho ee dalka.   Xaruntan cusub ayaa laga dhisi doonaa Muqdisho, waxaana la filayaa in ay noqoto xarun leh adeegyadii casriga ahaa ee...

Airstrikes Kill Senior Al-Shabaab Leaders in Southern Somalia: Sources

Mogadishu, Somalia – A series of airstrikes targeting Al-Shabaab positions in southern Somalia have killed several senior commanders of the group and wounded others, intelligence sources said on Sunday.   The coordinated strikes, reportedly four in total, hit strategic Al-Shabaab locations across the regions of Middle Juba, Lower Shabelle, and Bay, specifically in Bu’aale, Kunya-Barrow, Sablaale, and Buulo-Fulaay, according to the...

Duqeymo ka dhacay Koonfurta Soomaaliya oo lagu dilay Hoggaamiyeyaal Al-Shabaab ka tirsan

Muqdisho, Sebt 21, 2025 – Wararka laga helayo gobollada Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in duqeymo culus oo isdaba joog ah lagu beegsaday saldhigyo ay kooxda Al-Shabaab ku lahaayeen gobollada Shabeellada Hoose, Jubbada Dhexe iyo Baay, halkaas oo lagu dilay hoggaamiyeyaal sare oo ka tirsanaa kooxda, qaar kalena lagu dhaawacay.   Duqeymahan, oo gaaraya illaa afar, ayaa ka dhacay deegaanada Bu’aale (Jubbada...

Hundreds of Somali Migrants Stranded in Libya, Call for Urgent Help Amid Surge in Departures

Tripoli, Libya, Sept 21 – Libya has seen a sharp rise in the number of Somali migrants passing through its territory in recent months, with hundreds now reportedly stranded in detention-like conditions under the control of human trafficking networks, according to activists and social media footage. The migrants, who had hoped to reach Europe via the perilous Central Mediterranean route, have...

Liibiya: Tahriibayaal Soomaaliyeed oo Tiro Badan Gaaray, Dadka Maxaabiista ah oo Gurmad Dalbanaya

Tripoli, Sebt 21, 2025 – Wararka laga helayo dalka Liibiya ayaa tilmaamaya in bilooyinkii ugu dambeeyay uu sare u kacay tirada tahriibayaasha Soomaaliyeed ee halkaas gaaraya, iyaga oo u sii jeeda dalalka Yurub, kana tallaabaya marinada halista ah ee ay gacanta ku hayaan kooxaha magafayaasha.   Boqolaal muwaadiniin Soomaaliyeed ah ayaa lagu soo waramayaa in ay ku xiran yihiin xarumo lagu...

US Pledges Increased Support for Puntland in Fight Against ISIS Militants

Bosaso, Somalia – The United States has pledged to double down on its support for Somalia’s Puntland state in its ongoing fight against ISIS-affiliated militants entrenched in the Cal Miskaad mountains of the Bari region.   The renewed commitment was made during a high-level meeting on Saturday in Bosaso between Puntland President Said Abdullahi Deni and the US Ambassador to Somalia,...

Mareykanka oo Balan qaaday In uu Dardargelinayo Taageerada Puntland ee Dagaalka Daacish

Bosaso, Puntland – Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in ay sii laba jibaari doonto taageerada ay siiso Puntland, si loo xoojiyo dagaalka ka dhanka ah kooxda Daacish ee ku sugan buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari.   Balanqaadkan ayaa yimid kadib kulan muhiim ah oo shalay magaalada Boosaaso ku dhex maray Madaxweynaha Dowladda Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyo Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya,...

Clashes Between Rival Clans Leave Several Dead in Somalia’s Gedo Region

Luuq, Somalia – At least four people were killed and several others wounded on Sunday in fierce clashes between rival clan militias in Somalia’s southwestern Gedo region, local sources and elders said.   The fighting erupted in rural areas between the town of Luuq and the nearby village of Yurkud, where long-standing tensions between the two clans escalated into a violent...

Dagaal Beeleedyo Ka Dilaacay Gobolka Gedo oo Khasaare Dhaliyey

Luuq, Gedo – Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in xaalad daganaasho la’aan ah ay weli ka jirto deegaanada hoostaga degmada Luuq, halkaas oo shalay uu ka dhacay dagaal culus oo u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed oo deegaanka wada dega.   Dagaalkan ayaa ka dhacay deegaano u dhexeeya degmada Luuq iyo deegaanka Yurkud, wuxuuna ahaa mid si xooggan la isugu...

U.S. California bans masks for immigration agents during operations

LOS ANGELES -- California Governor Gavin Newsom announced Saturday that he had signed a package of laws aimed at protecting immigrants in the U.S. state, with the No Secret Police Act being a first-in-the-nation measure that prohibits officers from wearing masks.   Speaking at a high school in Los Angeles, Newsom said he signed five bills into law. The No Secret...

WARAR KALE

Wasiirrada Soomaaliya iyo Türkiye oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga arrimaha qoyska iyo haweenka

Islamabad - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka JFS oo kulan doceed kula yeelatay Wasiirka Qoyska iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Türkiye magaalada...

SoDMA oo gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool Cabudwaaq

Cabudwaaq – Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa maanta deeq gargaar raashin ah gaarsiisay qoysas danyar ah oo ku nool magaalada Cabudwaaq ee...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika ee Abidjan

Abidjan – Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka, ahna Lataliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha, Dr. Xasan Aadan Hoosow, ayaa Soomaaliya ku matalay Shirweynaha Dhaqaalaha Afrika ee lagu...