Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Court Sentences Woman to 16 Years for Financing Al-Shabaab

MOGADISHU, Sept 18, 2025 – A Somali court has sentenced a woman to 16 years in prison for financing terrorism and laundering illicit funds linked to the al-Qaeda affiliated group al-Shabaab, judicial officials said on Thursday.   The Banadir Regional Court found Caasho Macalin Mursal Ali guilty of multiple serious offenses, including funding terrorist operations, laundering illegal money, and supporting armed...

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday Haweenay Soomaaliyeed

MUQDISHO - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shaacisay inay riday xukun adag oo ka dhan ah Caasho Macalin Mursal Cali kadib markii lagu helay dembi ah maalgelinta argagixisada, dhaqidda lacagaha sharci darrada ah, iyo taageeridda Al-Shabaab.  

Somali PM Meets Chinese Ambassador to Bolster Bilateral Ties

MOGADISHU – Somalia’s Prime Minister Hamza Abdi Barre on Thursday held talks in Mogadishu with China’s Ambassador to Somalia, Wang Yu, focusing on strengthening diplomatic and development cooperation between the two countries, officials said.   During the meeting, Prime Minister Barre thanked China for its continued support to Somalia in areas including security, economic development, and humanitarian assistance. “China has played a...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha, Wang Yu

Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed iyo iskaashiga laba geesoodka ah ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Shiinaha.   Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyey Dowladda Shiinaha taageerada joogtada ah ee ay siiyaan Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada...

Fiqi oo sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu marayo heerkii ugu sarreeyay

Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa sheegay in xiriirka Soomaaliya iyo Turkiga uu gaaray heerkii ugu sarreeyay, isagoo sidoo kale xusay rabitaanka dowladda Soomaaliya ee ah in la hirgeliyo mashaariic waaweyn oo iskaashi ah.   Wareysi uu siiyay wakaaladda wararka ee Anadolu Agency ayuu Fiqi ku xusuustay booqashadii taariikhiga ahayd ee uu Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ku yimid...

Somali defense minister says relations with Türkiye at ‘highest level’

MOGADISHU, Somalia - Somali Defense Minister Ahmed Moallim Fiqi says relations with Türkiye are at their highest level, while expressing a desire to implement major projects together.   In an interview with Anadolu, Fiqi recalled a pivotal visit to Mogadishu by Turkish President Recep Tayyip Erdogan and his delegation in 2011 during a time when the al-Shabaab terrorist group had surrounded...

Xamsa”Guulaha la gaaray waxaa saldhig u ah shuruucdii oo la hagaajiyey, midnimo iyo wadajir”

Muqdisho —Xukuumadda DanQaran ayaa bulshada Soomaaliyeed u soo bandhigtay guulaha ay xaqiijisay muddadii saddex sano ahayd ee ay dalka u shaqeynaysay, taas oo hirgelisay barnaamijyo iyo mashaariic wax-ku-ool ah, oo ay markhaati u yihiin dadka Soomaaliyeed.   Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo munaasabadda ka qeybgalay bandhigga, ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, iyo Xukuuumaddiisu ay...

Somali PM hails unity, reforms as foundation of government’s three-year achievements

Mogadishu, Sept 18, 2025 – Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre on Wednesday credited national unity and legal reforms as the key pillars behind the achievements of his administration over the past three years.   Speaking at a ceremony in Mogadishu showcasing the accomplishments of the "DanQaran" government, Barre said the administration had implemented impactful programs and development projects that have directly...

Northeastern State accuses Somaliland of troop build-up near disputed border

LAS ANOD, Somalia – The newly formed Northeastern regional administration on Wednesday accused Somaliland of mobilizing troops near contested border areas, alleging preparations for a military offensive. In a statement issued by its Ministry of Security, the Northeastern administration said it was “closely monitoring” what it described as significant military movements by Somaliland forces, warning that such actions pose a...

Maamulka Waqooyi Bari oo ku eedeeyay Somaliland in ay abaabul ciidan ka waddo xuduudaha lagu muransan yahay

LAASCAANOOD – Maamulka cusub ee Waqooyi Bari ayaa ku eedeeyay Somaliland in ay ciidamo u daadgureyneyso xuduudaha lagu muransan yahay, iyagoo sheegaya in tallaabadan ay qayb ka tahay qorshe dagaal oo lagula beegsanayo maamulkaas dhowaan la dhisay.   Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Amniga ee Maamulka Waqooyi Bari ayaa lagu sheegay in ay si dhow ula socdaan dhaq-dhaqaaqyada milatari ee ay Somaliland ka...

WARAR KALE

Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka oo Islamabad kula kulantay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka...

Islamabad – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Amb. Marwo Khadija Mohamed Al-Makhzoumi, ayaa kulan doceed kula yeelatay...

AUSSOM commander inspects security at Jowhar airport amid Al-Shabaab threat

MOGADISHU – The commander of Sector 5 of the African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM), Brig. Gen. Michel Ndenzako, visited key...

Somalia, Egypt FMs discuss bilateral ties, Horn of Africa, reject recognition of Somaliland

MOGADISHU – Somalia's Foreign Minister Abdisalam Ali Dhaay held a telephone conversation with his Egyptian counterpart, Badr Abdelatty, to discuss bilateral relations and regional...