Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku riday Haweenay Soomaaliyeed 18/09/2025 0 Share on Facebook Tweet on Twitter MUQDISHO – Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa shaacisay inay riday xukun adag oo ka dhan ah Caasho Macalin Mursal Cali kadib markii lagu helay dembi ah maalgelinta argagixisada, dhaqidda lacagaha sharci darrada ah, iyo taageeridda Al-Shabaab.