Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Qaybgalaya Shir Degdeg ah oo Ka Dhacaya Doha

Doha, Qatar – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Axaddii gaaray magaalada Doha si uu uga qayb galo Shirka Degdegga ah ee Carabta iyo Islaamka oo la qorsheeyey inuu Isniinta Maanta ah furmo.   Markii uu ka degay Garoonka Caalamiga ah ee Hamad, Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa halkaas ku soo dhaweeyey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Qatar ahna Wasiirka Gaashaandhigga,...

Success belongs to those who stay open, says international market expert

LONDON (Xinhua) -- Whoever remains open will succeed, and whoever closes off will pay the price, Chris Pereira, chief executive officer (CEO) of New York-based consultancy iMpact, has told Xinhua at his London office.   Pereira, a British-Canadian entrepreneur who has lived in China for over two decades and is fluent in Mandarin, has once worked for Huawei as its executive...

Xinhua Commentary: Sovereign equality is anchor of fairer global governance

BEIJING (Xinhua) -- At the recent "Shanghai Cooperation Organization Plus" Meeting, Chinese President Xi Jinping put forward the Global Governance Initiative (GGI), emphasizing that "staying committed to sovereign equality" is the foremost premise of global governance.   The essence of sovereign equality is that all countries, regardless of size, strength or wealth, shall have their sovereignty and dignity respected, their domestic...

China launches anti-dumping probe into certain U.S. analog IC chips

BEIJING (Xinhua) -- China's Ministry of Commerce announced on Saturday that it has initiated an anti-dumping investigation into imports of certain analog IC chips originating from the United States.   In response to a media query, a spokesperson for the ministry said the U.S. government has recently overstretched the concept of national security, abused export controls and long-arm jurisdiction, and maliciously...

Ciidamada Dowladda oo Howlgallo Ka Sameeyay Beledweyne Kadib Cabashooyin Shacab

Beledweyne, Hiiraan – Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgallo balaaran ka sameeyay qaybo ka mid ah magaalada Beledweyne, ee xarunta gobolka Hiiraan, kadib cabashooyin ka yimid shacabka deegaanka.   Howlgalladan ayaa yimid kaddib markii dadweyne ku nool xaafado ka tirsan Beledweyne ay ka cawdeen falal amni darro, gaar ahaan tuugo hubaysan oo dhac u geysanaysay dadka shacabka ah. Saraakiil ka tirsan laamaha ammaanka...

Tirada Xubnaha Al-Shabaab ee lagu dilay Dagaalkii El-Dheer oo gaartey 71

El-Dheer, Galgaduud – Tirada dagaalyahanada Al-Shabaab ee lagu dilay dagaalkii culus ee ka dhacay degmada El-Dheer ee gobolka Galgaduud ayaa gaartay 71, kadib markii la helay meydad dheeraad ah oo ka mid ahaa weeraryahannadii kooxda.   Guddoomiyaha degmada El-Dheer, Cabdiraxmaan Axmed Cumar, ayaa u sheegay warbaahinta maxalliga ah in ciidamadu heleen meydad cusub oo Al-Shabaab ah kaddib dagaalkii xooganaa ee dhacay. “Ciidamada...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo kulan la qaatay Safiirka Jaamacadda Carabta

MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ururka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya, Mudane Cabdalla Cuteybi.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga ka dhexeeya dowladaha xubnaha ka ah Ururka Jaamacadda Carabta, gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, dhaqaalaha iyo amniga. Ra’iisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay Ururka Jaamacadda Carabta taageerada joogtada ah iyo wada...

Somalia’s Speaker of the House Meets U.S. Ambassador to Strengthen Bilateral Ties

MOGADISHU — Somalia’s Speaker of the Lower House Chamber of Somali Federal Parliament, Sheikh Aden Mohamed Nur (Madoobe), held talks on Monday in Mogadishu with U.S. Ambassador Richard H. Riley, accompanied by his deputy Justin Davis and Matthew Younger, head of political affairs at the U.S. Embassy in Somalia.   The meeting focused on reinforcing the longstanding partnership and cooperation between...

Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay Safiirka Mareykanka si loo xoojiyo xiriirka labada dal

Muqdisho, Soomaaliya — Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay magaalada Muqdisho Safiirka Dowladda Mareykanka u qaabilsan Soomaaliya, Richard H. Riley, oo ay wehliyaan kuxigeenkiisa Justin Davis iyo Matthew Younger, oo ah Madaxa Siyaasadda ee Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka saaxiibtinimo iyo iskaashi istiraatiiji ah oo ka...

Puntland oo si adag uga hadashay duqeyn lagu dilay Nabadoon reer Sanaag ah

Ceel-buh, Soomaaliya – Laamaha ammaanka Puntland ayaa si kulul uga hadlay duqeyn diyaaradeed oo gelinkii dambe ee Sabtidii ka dhacday deegaanka Jiicanyo ee degmada Ceel-buh, gobolka Sanaag, taasoo lagu dilay mid ka mid ah nabadoonada deegaanka.   Taliyaha Qaybta Booliska ee gobolka Sanaag, G/Sare Aadan Axmed Cali, ayaa warbaahinta u sheegay in diyaarado dagaal ay saddex gantaal ku dhufteen gaari uu...

WARAR KALE

Taliyaha Qaybta 5-aad ee AUSSOM oo kormeer amni ku sameeyay Garoonka Diyaaradaha Jowhar

Jowhar – Taliyaha Qaybta 5-aad ee Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), Sarreeye Guuto Michel Ndenzako, ayaa Jimcihii kormeer ku tagay...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Dhuusamareeb ka wada ololaha musharraxa hoggaamiyaha Galmudug ee JSP

Dhuusamareeb – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo hoggaaminaya kooxda ololaha doorashada muharaxa Hoggaamiyaha...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in dalka uu dhwaan yeelan doono wax soo saar...

Muqdisho, - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa dhagax-dhigay xarunta dhexe ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha oo dib-u-dhis lagu...