Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ciidamada AUSSOM iyo XDS oo Dilay in ka Badan 50 Dagaalyahan Al-Shabaab ah

MUQDISHO – Hawlgal wadajir ah oo ay fuliyeen ciidanka AUSSOM iyo kuwa dowladda Soomaaliya ayaa lagu dilay in ka badan 50 dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab kadib dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Bariire ee Koonfurta Soomaaliya, sida lagu sheegay war kasoo baxay AUSSOM Axaddii.   Qoraal kasoo baxay howlgalka Midowga Afrika ee taageerada iyo xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa lagu...

AU mission confirms killing of over 50 al-Shabab fighters in southern Somalia

MOGADISHU - The African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) confirmed on Sunday that its troops, backed by Somali forces, killed more than 50 al-Shabab militants during a fierce fight in Bariire town in southern Somalia on Friday.   In a statement issued in Mogadishu, the capital of Somalia, AUSSOM also refuted media reports alleging heavy casualties among its...

SoDMA Head Sounds Alarm on Somalia Crisis

Somalia’s disaster agency (SoDMA), has raised urgent concerns over a worsening humanitarian crisis fueled by aid cuts and rising conflict. In an exclusive interview, Mohamud Moalim, head of SoDMA, said the situation is “rapidly deteriorating”. Moalim said several maternal and child health (MCH) hospitals have shut down in south and central Somalia. “Women and children are paying the highest price,” he said. In...

Puntland oo ogolaatay inay sii dayso Markabka Hubka

BOSASO, Somalia - Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay wafdi ka socda Dowladda Turkiga oo uu hoggaaminayo Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Alper Aktaş.   Safarka Waftiga Dowladda Turkiga ayaa daba socday xiriir muddo u dhexeeyey Dowladda Puntland iyo Turkiga oo la xariira Markabka MV Sea World iyo shixnadda saaran, iyadoo Dowladda Turkiga ay la wadaagtay Dowladda Puntland cadeymaha...

Puntland to release weapons-laden ship after Turkey confirms ownership

Bosaso, Somalia – Authorities in Somalia’s Puntland state agreed to release a Comoros-flagged cargo vessel carrying weapons following a visit by Turkish Ambassador to Somalia Alper Aktaş, regional officials said Monday.   In an official statement, Puntland said the ambassador presented evidence confirming that all cargo aboard the ship belongs to the Turkish government. The vessel, Sea World, was intercepted by Puntland’s Maritime...

Howlgal lagu Dilay In Ka Badan 50 Al-Shabaab ah oo Ka Dhacay Shabeellaha Hoose

Bariire, Soomaaliya – In ka badan 50 dagaalyahan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagu dilay howlgal wadajir ah oo ay si guul leh u fuliyeen Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) iyo Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM), kaasoo ka dhacay magaalada istaraatiijiga ah ee Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, sida lagu sheegay war rasmi ah...

Security forces kill over 50 Al Shabaab members in battle for Bariire town

MOGADISHU, Somalia - The African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM) says over 50 Al Shabab terrorists were killed in a joint military operation with the Somali army in the town of Bariire in the Lower Shabelle region.   During the operation, many Al Shabab terrorists sustained serious injuries, according to a statement by the AU mission in Somalia...

Somali forces expand key road to bolster security and civilian movement

Janaay Cabdalle, Somalia – Somali forces in the southern state of Jubaland, including the elite Danab commandos and the Somali National Army's 43rd division, have successfully carried out a road expansion and rehabilitation operation connecting Janaay Cabdalle to the district of Af-Madoow, military officials said Monday.   The operation targeted a key transport route heavily used by civilians in the region....

Ciidamada Jubaland iyo Danab oo Ballaariyay Waddada Janaay Cabdalle iyo Af-mafoow

Janaay Cabdalla – Ciidamada kala duwan ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, gaar ahaan Kumaandooska Danab iyo qeybta 43-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa si guul leh uga fuliyay howlgal ballaarin iyo dib-u-habeyn lagu sameeyay waddada muhiimka ah ee isku xirta Janaay Cabdalle iyo Degmada Af-mafoow.   Waddadan muhiimka ah ayaa door weyn ka ciyaarta isku socodka bulshada iyo gaadiidka deegaanka,...

Foreign donors cut aid to Somalia, hitting key services: SoDMA head

Mogadishu, Somalia – Somalia’s disaster management chairman said Monday that several international donors have suspended financial aid to the country, dealing a significant blow to its fragile economy and humanitarian programs.   In an interview with local broadcaster Radio Shabelle, Mohamud Moallim Abdulle, head of the National Disaster Management Agency (SoDMA), warned that the impact of the aid cuts is...

WARAR KALE

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo soo gaaray Muqdisho

Muqdisho - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta safarkoodii ugu horreeyey tan iyo markii...

Somalia, Egypt Discuss Strengthening Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, June 16 — Somalia's Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi met on Monday with Egypt's Assistant Foreign Minister for African Affairs, Mohamed Karim Fouad,...

AUSSOM Reviews Security Situation in Beledweyne, Strengthens Coordination With Somali Forces

BELEDWEYNE, June 16 — African Union Support and Stabilization Mission in Somalia (AUSSOM) officials convened a security review meeting in the central Somali city...