Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somalia, Japan Pledge Stronger Development Ties at TICAD-9 in Yokohama

YOKOHAMA, Japan - Somalia and Japan have pledged to deepen their development cooperation following high-level meetings held during the 9th Tokyo International Conference on African Development (TICAD-9) in Yokohama.   Somalia’s Minister of Planning, Investment and Economic Development, Mohamud Sheikh Farah (Beene-Beene), met with several senior Japanese officials, including Foreign Minister Iwaya Takeshi, the Vice President of the Japan International Cooperation...

Wasiirka Qorsheynta XFS oo kulamo miro-dhal ah kula yeeshay madax ka tirsan Dowladda Japan

Yokohama, Japan – Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa magaalada Yokohama ee dalka Japan kulan la yeeshay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Dowladda Japan, intii uu socday Shirweynaha 9-aad ee Horumarinta Afrika (TICAD-9).   Kulamada uu Wasiirku la yeeshay madaxda Japan waxaa ka mid ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Japan, Madaxweyne...

Somali Defence Minister Issues Strong Warning to Opposition Politicians

MOGADISHU, Somalia – Somali Minister of Defence, Ahmed Moalim Fiqi, has issued a stern warning to opposition politicians, declaring that armed activity will not be tolerated in the capital, Mogadishu.   Speaking in Mogadishu, Minister Fiqi emphasized that a formal directive has been issued by the Ministry of Defence prohibiting the carrying of weapons within the city. He stated that anyone...

Wasiirka Gaashaandhigga oo digniin u diray siyaasiyiinta mucaaradka

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin culus u jeediyay siyaasiyiinta mucaaradka, isaga oo ka hadlayay kulan ka dhacay magaalada Muqdisho.   Wasiirka ayaa sheegay in aan la ogolaan doonin in hub lagu dhex qaato magaalada Muqdisho, isaga oo amarkaasi ku sheegay mid rasmi ah oo kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga. Waxa uu xusay in tallaabo laga qaadi...

Rooble oo eedeymo culus u jeediyay Madaxweynaha Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya - Ra'iisul Wasaarihii hore ee dalka Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Shir Jaraa'id ku qabtay Muqdisho, isagoo eedeymo u jeediyay Madaxweyne Xasan Sheekh.   “Madaxweyne Xasan wuxuu yiri Farmaajo hadduu Xoog ku heystay dalka anigoo Muqdisho kasoo jeedana waan ku heysan karaa”. Madaxtooyadda Villa Somalia wali kama jawaabin eedeymo Maxamed Xuseen Rooble, oo kusoo aadaya xili khilaaf siyaasadeed uu ka taagan...

Somali finance minister denies freeze on development project funding

Mogadishu, Somalia — Somalia’s Minister of Finance, Bihi Imaan Igeh, on Thursday dismissed claims that international donors have frozen funds earmarked for development projects across the country.   Speaking at a press conference in Mogadishu, the minister responded to remarks made a day earlier by former Prime Minister Hassan Ali Khayre, who alleged that donor countries had withdrawn half a billion...

Wasiir Biixi Iimaan Cige oo beeniyay in la hakiyay dhaqaalaha Mashaariicda Horumarineed

MUQDISHO - Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa si cad u beeniyay warar sheegaya in la hakiyay lacagaha loogu talagalay mashaariicda horumarineed ee ka socda gudaha dalka.   Wasiirka ayaa hadalkan ka sheegay maanta magaalada Muqdisho, kadib markii Ra’iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khayre uu shalay shir jaraa’id ku sheegay in dowladaha deeqbixiyaasha ay dib ula laabteen nus...

Somali President inspects military command, airport project in central town

Dhusamareb, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud, who also serves as Commander-in-Chief of the Armed Forces, paid a working visit on Thursday to the headquarters of the Somali National Army’s 21st Division in Dhusamareb, the administrative capital of the Galmudug state in central Somalia.   Accompanied by Galmudug regional president Ahmed Abdi Kariye, President Mohamud was briefed by senior military...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeer Ku Tagay Taliska Qaybta 21-aad ee Ciidanka DF

Dhuusamareeb - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo uu wehlinayey Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Taliska Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo fadhigiisu yahay magaalada Dhuusamareeb.   Madaxweynaha ayaa warbixin qoto dheer ka dhageystay Taliska Qaybta iyo saraakiisha hoggaamisa ciidamada, taasoo ku saabsanayd dib u habaynta ciidanka, qaab-dhismeedka, hannaanka shaqo, iyo qorsheyaasha hortabinta...

US Embassy in Nairobi warns of possible Al-Shabaab attacks, urges vigilance

Nairobi – The United States Embassy in Kenya has issued a fresh security alert, warning of potential terrorist attacks in Nairobi by Al-Shabaab and other extremist groups, and advising heightened caution among American citizens and foreign nationals.   In a statement released Tuesday, the embassy described the threat as "persistent and ongoing," naming hotels, embassies, restaurants, shopping malls, markets, schools, police...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarigga Ka Jaray Taliska Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarigga ka jaray mashruuca dib-u-dhis iyo casriyeyn ballaaran oo lagu sameeyay Taliska...

Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Afar Waddo oo Laami ah oo laga Hirgelinayo Degmada Hodan

Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuca dhismaha afar waddo oo laami...

Puntland oo Qabatay Shirweynaha Xoojinta Wadashaqeynta iyo Maamul Daadajinta Hay’adaha Dowladda

Garoowe – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Shirweynaha Xoojinta Wadashaqeynta iyo Maamul Daadajinta Hay’adaha Dowladda Puntland, kaas oo...