Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Safaaradda Mareykanka ee Nairobi oo ka digtay weerarro ka imaan kara Al-Shabaab

Nairobi – Safaaradda Mareykanka ee magaalada Nairobi ayaa Talaadadii soo saartay digniin amni, iyadoo ka digtay suurtagalnimada weerarro argagixiso oo laga yaabo in ay fuliyaan kooxda Al-Shabaab iyo kooxo kale oo xagjir ah.   Digniinta ayaa sheegtay in kooxaha argagixisada ay weli yihiin "halis joogto ah oo ka jirta guud ahaan Kenya, gaar ahaan caasimadda Nairobi." Waxaa la sheegay in bartilmaameedyada...

At least 23 Somalis dead after migrant boats sink off Italy’s Lampedusa

Rome – At least 23 Somali nationals have been confirmed dead after two migrant boats capsized in the Mediterranean Sea near the Italian island of Lampedusa, Somali officials said Wednesday.   The boats, which were carrying migrants from North Africa towards Europe, encountered mechanical failures before sinking, officials said. Fifteen survivors have been rescued, while search operations continue in the area. “This...

Ugu yaraan 23 Soomaali ah oo ku dhintay badda Mediterranean-ka

Ugu yaraan 23 muwaadiniin Soomaaliyeed ayaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen kadib markii laba doon oo sida muhaajiriin ah ay ku degeen badda Mediterranean-ka, meel u dhow jasiiradda Lampedusa ee dalka Talyaaniga.   Mas’uuliyiin Soomaali ah ayaa xaqiijiyay dhacdada Arbacadii, iyagoo sheegay in 15 qof la badbaadiyay kadib markii doonyaha ay la kulmeen cilado farsamo xilli ay isku dayayeen inay ka...

Turkish President Erdogan’s 2011 visit: Watershed moment that reshaped Somalia’s trajectory

MOGADISHU/ABUJA/ISTANBUL: Turkish President Recep Tayyip Erdogan's landmark trip to Somalia in 2011, while he was prime minister, is remembered as a watershed moment that reshaped the country's trajectory during one of its darkest times.   When Erdogan visited Somalia in August 2011, the country was going through its worst drought in decades, compounded by years of state collapse. Erdogan arrived in...

Frank Caprio, “Garsooraha Ugu Naxariista Badan Mareykanka,” Oo Geeriyooday

WASHINGTON - Garsooraha caan ka ahaa Mareykanka, Frank Caprio , oo loo yaqaanay “Garsooraha ugu naxariista badan Mareykanka,” ayaa geeriyooday Arbacadii, 20-ka Agoosto, isagoo jiray 88 sano, kadib markii uu ku dhacay kansarka mindhicirka. Geeridiisu waxay calaamad u tahay dhammaadkii nolol dheer oo uu u huray caddaalad naxariis leh iyo adeeg dadweyne oo daacad ah.   Faraank Kaabriyo waxa uu ku...

Al-Shabaab Mortar Attack Targets Somali Army Base Near Mogadishu

MOGADISHU, Somalia, Aug 21 — Several mortar rounds were fired overnight at the Hiilweyne military base, located between the Somali capital Mogadishu and the town of Balcad, security and local sources said Thursday.   The base houses units of the Somali National Army (SNA) and has been previously visited by senior officials of the Federal Government of Somalia, underscoring its strategic...

Hoobiyeyaal Lagu Weeraray Xerada Hiilweyne oo u Dhaxeysa Muqdisho iyo Balcad

MUQDISHO – Tiro hoobiyayaal ah ayaa xalay lagu weeraray xerada ciidamada ee Hiilweyne, oo ku taalla inta u dhaxeysa magaalada Muqdisho iyo degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, sida ay xaqiijiyeen ilo deegaanka ah.   Xeradan oo ay degan yihiin cutubyo katirsan ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ah xarun dhowr jeer booqasho ku tageen madaxda dowladda, taasoo muujineysa muhiimadda ay leedahay. Dad...

Somalia’s President Says Opposition Divided Over Electoral System

MOGADISHU, Somalia, Aug 21 — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has said the country’s opposition lacks unity in its stance against the government’s planned electoral reforms, which aim to implement a one-person, one-vote system.   Speaking in Galmudug state, President Mohamud noted internal divisions within the opposition bloc, particularly among members of the Council for National Salvation, a coalition of political...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Mucaaradku Waa Kala Qeybsan Yahay

MUQDISHO – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee haatan ka dhex taagan xubnaha mucaaradka ee kasoo horjeeda hanaanka doorasho ee dowladdu ku talo gashay, kaasoo ku saleysan nidaamka qof iyo cod.   Madaxweyne Xasan ayaa tilmaamay in xubnaha mucaaradka aysan mideysneyn, islamarkaana ay ka dhex jirto kala qeybsanaan ku saabsan ajandayaasha siyaasadeed iyo aragtidooda ku aaddan...

Assessment of Somalia’s State, People, and Governance: Three Years and Three Months Into President Hassan Sheikh Mohamud’s Term

MOGADISHU – This press release marks three years and three months since the election of President Hassan Sheikh Mohamud. It offers a comprehensive assessment of Somalia’s current condition, the progress and stagnation in the state-building process, and the overall state of governance in the country.   President Hassan Sheikh was elected and sworn into office under a nationally agreed-upon Provisional Constitution, rooted...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xarigga Ka Jaray Taliska Guutada 77-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xarigga ka jaray mashruuca dib-u-dhis iyo casriyeyn ballaaran oo lagu sameeyay Taliska...

Duqa Muqdisho oo Dhagax-dhigay Afar Waddo oo Laami ah oo laga Hirgelinayo Degmada Hodan

Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta dhagax-dhigay mashruuca dhismaha afar waddo oo laami...

Puntland oo Qabatay Shirweynaha Xoojinta Wadashaqeynta iyo Maamul Daadajinta Hay’adaha Dowladda

Garoowe – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta furay Shirweynaha Xoojinta Wadashaqeynta iyo Maamul Daadajinta Hay’adaha Dowladda Puntland, kaas oo...