Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ismail Emerges from Drought to Inspire Change in Somalia

MOGADISHU, Somalia, — Ismail Hashim fled a severe drought in southern Somalia In 2009. He arrived at Badbado camp in Mogadishu, displaced and uncertain of tomorrow.   As a young boy, he faced life in a crowded IDP camp. “We fled with only the clothes on our backs,” he says. Ismail didn’t give up, despite the hardship. He watched, learned and began...

Xildhibaan eedeyn culus u jeediyay madaxda dowladda Soomaaliya

Muqdisho – Xildhibaan Maxamed Cumar Cali (Caana-nuug), oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag u dhaliilay madaxda dowladda dhexe, isaga oo ku eedeeyay inay hurinayaan qalalaaso iyo dagaallo ka aloosan gobollo nabad ahaa, halkii laga rabay inay ka shaqeeyaan xoreynta deegaannada ay joogaan cadowga.   Xildhibaanka ayaa sheegay in dowladda dhexe ay indhaha ka qarsatay meelaha ay joogaan kooxaha...

Duqa Muqdisho oo Beeniyay In Dadka Lagu Qasbo Diiwaangelinta Codbixiyeyaash

Muqdisho, Luulyo 18, 2025 — Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa si cad u beeniyay wararka sheegaya in dadka ku nool caasimadda lagu qasbo inay iska diiwaan galiyaan xarumaha laga wado diiwaangelinta codbixiyeyaasha doorashada.   Guddoomiyaha ayaa sheegay in wararkaasi ay yihiin kuwa aan sal iyo raad toona lahayn, isla markaana ay faafinayaan siyaasiyiin...

Jubaland Forces Launch Operations in Lower Juba to Counter Al-Shabaab Land Mines

KISMAYO, Somalia — Jubaland's Darwish forces have carried out large-scale security operations in parts of the Lower Juba region aimed at disrupting Al-Shabaab activity and preventing the militant group from planting land mines along key roadways, officials said.   The operations targeted areas believed to be under the influence of Al-Shabaab, a group waging an insurgency against Somalia’s federal government and...

Somali MP Accuses Central Government of Inciting Conflict in Peaceful Regions

Mogadishu – A Somali federal lawmaker has accused the central government of deliberately stirring unrest in relatively peaceful regions of the country, rather than focusing on liberating areas still under the control of armed insurgents.   Mohamed Omar Ali, widely known as "Caana-nuug," said during a press conference that the federal leadership in Mogadishu has prioritized internal political disputes and sowing...

Jubaland oo Howlgallo ka fulisay gobolka Jubada Hoose

KISMAAYO - Ciidamada Daraawiishta ee Jubaland ayaa howlgallo ballaaran ka sameeyay deegaano dhowr ah oo katirsan gobolka Jubada Hoose, halkaasi oo ay ku sugnaayeen xubno katirsan kooxda Al-Shabaab ee dagaalka kula jirta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Howlgalladan ayaa lagu beegsaday xarumo iyo goobo ay Al-Shabaab ku aasayeen miinooyin halis ku ah shacabka, gaar ahaan wadooyinka muhiimka ah ee...

Mogadishu Mayor Denies Claims of Forced Voter Registration

MOGADISHU, Somalia – The Governor of Banadir region and Mayor , Dr. Hassan Mohamed Hussein Muungaab, on Thursday denied allegations that residents of the capital are being forced to register at voter enrollment centers ahead of the country’s upcoming elections.   Speaking to local media, Muungaab dismissed the reports as “baseless fabrications” spread by political opponents who he claimed are opposed...

Somalia cabinet discusses drought response in Awdal region

Mogadishu — The Council of Ministers of Somalia’s Federal Government on Thursday discussed urgent humanitarian efforts to assist drought-affected communities in the Awdal region, particularly in the districts of Saylac and Lughaya and surrounding villages.   The meeting, chaired by Prime Minister Hamza Abdi Barre, included reports from the Ministry of Interior and the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), which detailed the...

Xamse oo faray Hay’adaha dowladda in ay gargaar gaarsiiyaan gobolka Awdal

Muqdisho — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii todobaadlaha ahaa, ayaa ka hadlay sidii loogu gurman lahaa dadka ay abaartu saameysay ee gobolka Awdal, gaar ahaan degmooyinka Saylac, lughaya iyo tuulooyinka hoos yimaada, iyada oo warbixin ku saabsan sameynta abaarta iyo heerarka ay gaarsiisan tahay laga dhageystay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo hey'adda Sodma, kuwaas oo...

Jeneraal Odowaa oo Booqasho Rasmi ah ku Jooga Talyaaniga si loo Xoojiyo Iskaashiga Milatari

ROME, Talyaaniga - Wafdi ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo uu hoggaaminayo Taliyaha CXDS, S/Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa booqasho rasmi ah ku jooga dalka Talyaaniga, iyagoo booqday xarunta dhexe ee Taliska Ciidanka Difaaca Talyaaniga.   Wafdiga ayaa si rasmi ah loogu soo dhaweeyay xarunta taliska ciidamada Talyaaniga, halkaas oo uu ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Difaaca Talyaaniga, Jeneraal Luciano Portolano. Intii...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...