Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Wasiirrada Difaaca Soomaaliya iyo Suudaan oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga

Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Difaaca dalka Suudaan, General Hassan Daoud Kabroun, intii lagu guda jiray Bandhigga Warshadaha Difaaca ee SAHA 2026 oo ka socda magaalada Istanbul.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Suudaan, gaar ahaan dhinacyada difaaca...

Somalia’s Non-Resident Ambassador to Tunisia Presents Credentials Copy

TUNIS, Tunisia — Somalia’s Ambassador to Algeria and non-resident envoy to Tunisia, Yusuf Ahmed Hassan, on Wednesday formally presented copies of his credentials to Tunisia’s Foreign Ministry, Somali officials said.   The credentials were received by Tunisia’s Foreign Minister Mohamed Ali Nafti during a ceremony held at the ministry’s headquarters in Tunis. The event took place in what officials described as a...

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Kulan la Qaatay Hoggaamiyaha Burkina Faso

Burkina Faso – Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Burkina Faso ayaa kulan gaar ah la yeeshay Hoggaamiyaha Dowladda Burkina Faso, Kabtan Ibrahim Traoré.   Wasiirka ayaa Hoggaamiyaha Burkina Faso gaarsiiyay farriin rasmi ah oo uu ka siday Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta iskaashiga labada...

Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga furayo Xafiiska Sare ee Xuquuqul Insaanka QM (OHCHR)

Geneva – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in markii ugu horreysay taariikhda dalka laga furo Xafiiska Sare ee Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay (OHCHR), kaddib heshiis rasmi ah oo maanta lagu kala saxiixday magaalada Geneva ee dalka Switzerland.   Heshiiska ayaa waxaa Dowladda Federaalka Soomaaliya u saxiixday Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, halka...

Somali Police arrest two SMN journalists in Mogadishu, media outlet condemns move

MOGADISHU — Police in Mogadishu have detained two journalists from Shabelle Media Network while they were covering reports on the displacement of civilians in the capital, the outlet and witnesses said Wednesday.   The journalists - Shugri Abdi Abdi and Abdullahi Abdifatah Sidow- were reportedly working on a story about forced evictions affecting residents in parts of the city when officers...

Ciidanka Booliiska Xamar Jajab oo xiray wariyayaal ka tirsan Shabelle

Muqdisho – Ciidanka Booliiska ee saldhigga degmada Xamar Jajab ayaa si xoog ah u xireen laba wariye oo ka tirsan warbaahinta Shabelle, xilli ay ku guda jireen howlo saxafiyadeed oo la xiriira barakicinta shacabka ka socota magaalada Muqdisho.   Wariyeyaasha la xiray ayaa kala ah Shugri Caabi Cabdi iyo Cabdullaahi Cabdifitaax Siidoow, kuwaas oo sameynayeen warbixin ku saabsan xaaladda dadka la...

Shacabka Muqdisho oo sheegay in ay diyaar u yihiin bannaanbax 10-ka May

Muqdisho – Qaar ka mid ah shacabka   magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay inay diyaar u yihiin inay dhigaan bannaanbax ballaaran oo la qorsheynayo 10-ka May, kaas oo ay uga cabanayaan barakicinta ay dowladda ka waddo xaafado iyo degmooyin ka tirsan caasimadda Muqdisho.   Dadka hadlay oo la hadlay shabelle TV ayaa sheegay in qoysas badan laga saaray guryahooda, iyagoo aan helin meel...

Shabelle Media Network Marks 24th Anniversary

MOGADISHU — The Shabelle Media Network (SMN) on Wednesday marked its 24th anniversary, celebrating more than two decades of broadcasting in one of the world’s most perilous environments for journalists. Founded on May 6, 2002, the network has evolved into a cornerstone of the Somali media landscape, providing news and community services across radio, television, and digital platforms despite persistent...

Shabelle oo Maanta u dabaal-dageysa sanad guuradeeda 24-aad

MUQDISHO – Sanad-guurada 24-aad ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa maanta ku beegan, maadaama la aas aasay maanta oo kale 6 May ee sanadkii 2002-dii   Shabelle ayaa soo martay marxalado kala duwan muddada ka howlgaleysay dalka, waxaana laga dilay Wariyeyaal ku dhow 14, ayada oo sidoo kale dhibaatooyin kala duwan loo gaystay howlwadeennada iyo qalabka. Dhammaan dhageystayaasheenna, daawadayaasheenna iyo akhristayaasheenna waxaan leenahay...

Somali forces kill 13 Al-Shabaab fighters in central operation

BAHDO, Somalia – The Somali National Army, backed by local militia fighters, carried out a large-scale operation on Wednesday in Boorey area, about 120 kilometres from Bahdo in the central Mudug region, killing at least 13 Al-Shabaab members, including senior commanders, military officials said.   The operation was part of three coordinated offensives underway in the region aimed at flushing out...

WARAR KALE

Somali Special Forces Raid Al-Shabaab Positions in Bay Region

MOGADISHU, Somalia – Somalia's elite Danab Special Forces carried out a planned operation in the El Bashiir area near Buur Hakaba district in the...

AUSSOM Chief, EU Ambassador Discuss Security and Stabilisation Efforts in Somalia

MOGADISHU, Somalia – The head of the African Union Support and Stabilisation Mission in Somalia (AUSSOM), El Hadji Ibrahima Diene, met the European Union's...

Somalia, China Discuss Expanding Defence and Security Cooperation

MOGADISHU, Somalia – Somalia's Minister of Defence, Ahmed Moallim Fiqi, met with China's ambassador to Somalia, Wang Yu, in Mogadishu on Monday to discuss...