Somalia’s President Continues National Consultative Forum in Mogadishu
Mogadishu, July 3, 2025 – Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday hosted a high-level meeting at the presidential palace in Mogadishu, continuing the National Consultative Forum he launched earlier this year in the capital.
The gathering brought together former national leaders, including a past president, former prime ministers, a former speaker of parliament, and other senior political figures.
According to...
Madaxweynaha Soomaaliya oo sii wada kulamada Gogosha Wadatashiga Qaran
Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta markale kulan muhiim ah ku qabtay Madaxtooyada Qaranka, isaga oo sii wada kulamada Gogosha Wadatashiga Qaran ee uu horay uga furay magaalada Muqdisho.
Kulankan ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin sare oo horey xilal u soo qabtay dalka, kuwaas oo ay kamid yihiin Madaxweyne hore, Ra’iisul Wasaareyaal hore, Guddoomiyihii hore ee...
Shabeellaha Hoose oo Wajahaya Duqeymo iyo Dagaallo Joogto ah, Beeraleyda oo Saameyn Ku Yeelatay
SHABEELLAHA HOOSE — Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa noqday meel ay si joogto ah uga dhacayaan duqeymo iyo dagaallo, kuwaasoo si gaar ah u saameeyay dadka beeraleyda ah ee ku nool deegaanka.
Duqeymaha ayaa ka dhacay deegaano dhowr ah oo ay ka mid yihiin Bariire, Awdheegle, Moordine, Baladul-Amiin, Raqayle, Sabiid iyo Caanoole, kuwaasoo dhammaantood hoos yimaada gobolka.
Wararka laga helayo goobahaasi ayaa...
Somali PM bids farewell to outgoing Swedish ambassador
MOGADISHU — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre held a farewell meeting on Wednesday with Sweden’s outgoing ambassador to Somalia, Mr. Joachim Waern, as the diplomat concluded his tour of duty in the Horn of Africa nation.
In a statement from the Prime Minister’s Office, Barre praised Ambassador Waern’s role in strengthening bilateral relations between Somalia and Sweden, with a...
Xamse oo xafiiskiisa ku qaabiley Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya
Muqdisho, Arbaco 2 Luulyo 2025: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya, Mr. Joachim Waern, oo ay dhammaatay muddo-xileedkiisii diblumaasiyadeed ee dalkeena.
Ra'iisul Wasaara, ayaa ku bogaadiyey Danjire Joachim, doorka uu ka qaatay xiriirka iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan horumarinta dhaqaalaha Soomaaliya,...
AUSSOM Oo War Kasoo Saartay Shilka Diyaaradeed Ee Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho
Muqdisho – Howlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa war rasmi ah kasoo saaray shilka diyaarad qumaatiga u kacda oo Arbacadii ka dhacay garoonka caalamiga ah ee Aden Cabdulle ee magaalada Muqdisho.
War-saxaafadeedka AUSSOM ayaa lagu sheegay in diyaaradda, oo ay hawlgelineysay qaybta ciidamada Uganda ee UPDF kana tirsan AUSSOM, ay si degdeg ah ugu soo degtay...
AUSSOM issues Statement on Helicopter Crash at Mogadishu Airport
Mogadishu – On Wednesday at around 7.30 a.m., an African Union helicopter operated by the Uganda Peoples’ Defence Forces (UPDF) contingent crash-landed just before touching down at the Aden Abdulle International Airport in Mogadishu, while en route from the Baledogle military airbase.
Three of the eight passengers on board were immediately rescued and rushed to the African Union Support and Stabilisation...
AU Military Helicopter Crashes Near Mogadishu Airport, Casualties Reported
Mogadishu, Somalia – An African Union military helicopter crashed Wednesday morning near the eastern side of Aden Adde International Airport in Mogadishu, according to the Somali Civil Aviation Authority.
The helicopter, carrying at least eight people, had departed from the U.S. military base in Baledogle and was attempting to land at the Mogadishu airport when it went down. A large...
Diyaarad Ciidan oo Ku Burburtay Garoonka Muqdisho [Fahfaahin]
Muqdisho, Soomaaliya – Diyaarad helicopter ah, oo ay lahaayeen ciidanka Midowga Afrika ayaa saakay ku burburtay dhanka bari ee garoonka caalamiga ah ee Aden Adde ee magaalada Muqdisho, sida uu sheegay Maamulka Duulista Hawada Soomaaliya.
Diyaaradda oo ay la socdeen illaa 8 qof ayaa kasoo duushay saldhiga Ciidamada Mareykanka ee Beled-doogle, waxayna burburtay xili ay rabtay inay Garoonka Muqdisho kusoo...
Tensions Rise in Gedo as Federal Government Plans Jubaland Presidential Election
MOGADISHU, Somalia - Gedo region in southwestern Somalia has been facing increasing political tensions recently, with a growing rift between the Jubaland administration and the federal government. The federal authorities are preparing to hold an election aimed at appointing a new president for Jubaland.
Some cultural elders from Gedo welcomed the election plan but emphasized the need to protect the...








