Gobolka Gedo oo wajahaya xaalado cakiran iyo siyaasado is diidan oo u dhaxeeya Jubaland iyo Dowladda Dhexe
MUQDISHO - Gobolka Gedo ayaa muddooyinkii ugu dambeeyay wajahaya xaalado cakiran oo siyaasadeed, iyadoo ay is hor taagan yihiin maamulka Jubaland iyo dowladda federaalka Soomaaliya. Dowladda dhexe ayaa qorsheynaysa in doorasho ka dhacdo gobolka, taas oo ay ku dooneyso in lagu doorto madaxweyne cusub oo Jubaland ah.
Qaar kamid ah dayashada dhaqanka ee gobolka Gedo oo ka hadlay qorshaha doorashada...
Hay’adda Socdaalka Soomaaliya Oo hirgelisay Nidaam Casri ah oo Maraykanka taageerayo oo Looga Hortago Dambiyada iyo Argagixisada
MUQDISHO - Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya ayaa hirgelisay nidaam cusub oo biometric ah oo lagu xakameynayo Socdaalka xuduudaha dalka, kaasoo gacan ka geysanaya la-dagaalanka tahriibka dadka, dhimista socdaalka sharci-darrada ah, iyo xoojinta amniga qaranka gaar ahaan ka hortagga argagixisada.
Nidaamkan oo loogu magac daray PISCES (Personal Identification Secure Comparison and Evaluation System) ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah...
Somalia Immigration Agency Launches U.S.-Supported Biometric System to Combat Crime and Terrorism
MOGADISHU — Somalia’s Immigration and Citizenship Agency has rolled out a new biometric border control system aimed at combating human trafficking, reducing illegal migration, and strengthening national security against terrorism.
The system, known as PISCES (Personal Identification Secure Comparison and Evaluation System), was officially launched on June 30 at Aden Adde International Airport in Mogadishu, with technical support and training...
Ciidanka dowladda oo Hogaamiye katirsana Al-Shabaab ku dilay Howgal – DFS
MOGADISHU — Ciidamada gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanka Bariire ee gobolka Shabeellaha Hoose, waxayna ku dileen hogaamiye sare oo ka tirsanaa Al-Shabaab iyo sideed ka mid ah ilaaladiisa, sida ay dowladda federaalka xaqiijisay.
Hogaamiyahan oo magaciisa lagu soo koobay Jaabir ayaa lagu dilay goob ay ku dhuumaalaysanayeen isaga iyo kooxdii...
Somali Special Forces Kill Al-Shabaab Commander in Operation
MOGADISHU, July 1 — Somali special forces from the elite Danab unit have killed a senior Al-Shabaab commander and eight of his guards in a planned operation in the Bariire area of Lower Shabelle region, the government said on Tuesday.
The commander, identified as Jaabir, was targeted in a raid on a hideout where he and his security detail were...
Somalia’s Elite Danab Commandos Launch Night Raid Against Al-Shabaab
Mogadishu, Somalia, July 1, 2025 – Elite Danab commandos of the Somali National Army (SNA) carried out a special operation late Monday night in Yuumbis village, located seven kilometres northwest of Bariire in the Lower Shabelle region, the Ministry of Defense said Tuesday.
The overnight raid targeted suspected al-Shabaab militants operating in the area, though the SNA has not released...
Boqorka Sacuudiga iyo Dhaxal Sugaha oo Hambalyo usoo Diray Soomaaliya Maalinta Xorriyadda
Boqorka Sacuudiga, Salman bin Cabdilaziz Al Saud, iyo Amiirka Dhaxal Sugaha, Maxamed bin Salman, Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Sacuudiga, ayaa hambalyo diiran u diray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, munaasabadda Maalinta Xorriyadda Soomaaliya.
Warqadaha hambalyada ah ee ka soo baxay hoggaanka Sacuudiga ayaa waxaa lagu muujiyey rajada ugu wanaagsan ee ku aaddan horumarka iyo barwaaqada joogtada ah ee Soomaaliya...
King Salman and Crown Prince Congratulate Somalia on Independence Day
Riyadh – The Saudi King Salman bin Abdulaziz Al Saud, and His Royal Highness Crown Prince Mohammed bin Salman, Prime Minister of the Kingdom of Saudi Arabia, have extended their heartfelt congratulations to President Hassan Sheikh Mohamud of the Federal Republic of Somalia on the occasion of his country’s Independence Day.
In their messages, the Saudi leadership expressed their best...
Qatar’s Amir Sends Congratulations to Presidents of Somalia
Doha, July 01 (QNA) - HH the Amir Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani sent a cable of congratulations to HE President of the sisterly Federal Republic of Somalia Hassan Sheikh Mohamud on the anniversary of his country's Independence Day.
HH the Amir, meanwhile, sent a cable of congratulations to HE President of the Republic of Rwanda Paul Kagame on the...
Danab Commandos, Conduct Major Offensive Against Al-Shabaab in Lower Juba region
Badhadhe, Somalia – Somali government forces in the Jubaland administration, supported by elite Danab commandos, carried out a major military operation in several areas under the jurisdiction of Badhadhe district in the southern Lower Juba region, officials said Monday.
The planned operation targeted Al-Shabaab hideouts in remote bushland, with direct clashes erupting between the military and members of the extremist...










