Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Al-Shabaab oo la Wareegtay Degmada Mahas ee Gobolka Hiiraan

  Mahas, Soomaaliya – Xoogaga Al-Shabaab ayaa la wareegay degmada Mahas ee gobolka Hiiraan, kadib markii ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ay si kedis ah uga baxeen magaalada, sida ay xaqiijiyeen ilo deegaanka ah. Goobjoogayaal ayaa sheegay in dagaalyahanno hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ay gudaha u galeen Mahas saaka waaberigii, iyagoo aan la kulmin wax iska caabin ah, waxaana...

Al-Shabaab Seizes Control of Mahas Town in Central Somalia

  Mahas, Somalia — Al-Shabaab militants have taken control of Mahas, a key town in the central Hiraan region of Somalia, after government forces reportedly withdrew without resistance, local sources said on Sunday.   Residents confirmed that heavily armed fighters from the Islamist militant group entered the town early in the morning, raising their black flags and establishing checkpoints throughout the area....

AU welcomes France’s recognition of State of Palestine

The African Union (AU) on Saturday welcomed France's announcement to officially recognize the State of Palestine, describing it as a "significant step" that aligns with the AU's longstanding position.   In a statement issued Saturday, AU Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf said the announcement by French President Emmanuel Macron, expressing his intention to recognize the State of Palestine, "aligns with the...

Al-Shabaab Reinforces Positions Between Balcad and Jowhar Amid Military Tensions

Balcad, Somalia — Reports from central Somalia indicate that a large number of Al-Shabaab militants have been deployed along the key road connecting Balcad and Jowhar, raising fears of escalating conflict in the region.   Local sources say that heavily armed Al-Shabaab fighters have been transported in armored vehicles to various locations between the two towns over the past several hours. The...

Al-Shabaab oo Xubno Badan Soo Dhoobtay Wadada u Dhaxaysa Balcad iyo Jowhar

  Balcad — Dadka deegaanka ayaa kusoo waramaya in xubno badan oo ka tirsan Al-Shabaab saacadihii lasoo dhaafay lagu soo daad gureeyay deegaanada u dhexeeya magaalooyinka Jowhar iyo Balcad.   Al-Shabaab ayaa la sheegay inay wataan gaadiid gaashaaman kuwaas oo isku fidinaya waddooyinka iyo deegaanada u dhaxaysa Balcad iyo Jowhar, taasoo sare u qaadeysa cabsi iyo welwel ku saabsan amniga gobolka Shabeellada...

Somali Police Accused of Political Bias, Fueling Public Discontent

Mogadishu — Somalia’s police force faces mounting accusations of deep political entanglement, raising concerns over its impartiality and effectiveness amid growing public frustration.   Osman Bari, former Speaker of the Hirshabelle Parliament, in an exclusive interview with Shabelle, accused the police of aligning with opposing political factions, thereby compromising their neutrality and undermining public trust. Bari directly criticized Police Commander Asad Diyano,...

Eedeymo Culuso oo loo jeediyey Booliska Soomaaliya

Muqdisho — Booliska Soomaaliya ayaa si wayn loogu eedeeyay inay ku milmeen arrimaha siyaasadeed ee dalka, taas oo dhalisay dhibaatooyin ba’an oo saameyn ku yeeshay shacabka Soomaaliyeed.   Cismaan Bari, guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Hirshabelle, oo waraysi gaar ah siiyey Shabelle ayaa si kulul u weeraray booliska, isaga oo sheegay inay kulmimeen siyaasad isdiidan oo dalka ka jirta. Wuxuu si gaar ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay dhigiisa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti

Jabuuti, 27 Luulyo 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan miro-dhal ah kula yeeshay Qasriga Madaxtooyada ee dalka Jabuuti Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle.   Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya labada dowladood iyo labada shacab ee walaalaha ah, iyada oo ay labada Madaxweyne ka wada hadleen muhiimadda...

Al-Shabaab oo weerar ku qaaday tuulada basuba ee dalka Kenya

LAMU, Kenya – Dadka ku nool tuulada Basuba oo ku taalla gudaha keynta Boni ee degmada Lamu ayaa habeenkii Jimcaha si lama filaan ah hurdada uga soo toosay kaddib markii in ka badan 60 dagaalyahan oo Al-Shabaab ah ay weerar culus ku qaadeen deegaankaasi.   Weerarka ayaa la sheegay inuu billowday abaare 9:00 fiidnimo, iyadoo koox ka mid ah dableyda ay...

Lamu: Over 60 Al-Shabaab militants surround GSU camp, attack village

LAMU - Residents of Basuba village, located within the Boni Forest in Lamu County, were on Friday night forced to stay awake and alert after more than 60 Al-Shabaab militants stormed the area, opening fire indiscriminately.   It is reported that around 9pm, some of the attackers launched their assault while others surrounded the General Service Unit (GSU) security camp stationed...

WARAR KALE

Qaramada Midoobay oo Dood Ka Yeelatay Xayiraadda Mareykanka ee Cuba

New York – Qaramada Midoobay ayaa dood ka yeelatay xayiraadda dhaqaale ee Mareykanka uu saaray Cuba, iyadoo dalal badan ay cambaareeyeen saameynta ay xayiraaddu...

Somalia, Italy discuss strengthening cooperation in media, culture and tourism

MOGADISHU, Somalia – Somalia’s Minister of Information, Culture and Tourism Abdulfatah Qasim Mohamud on Tuesday received Italy’s Ambassador to Somalia Pier Mario Daccò Coppi for...

Somali minister meets traditional elders and religious leaders in Baidoa amid consultations ahead of...

BAIDOA, Somalia – Somalia’s Minister of Ports and Marine Transport, Abdiqadir Mohamed Nur Jama, who is a candidate for the position of Speaker of...