Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Somali Forces Stage Military Parade in Balad-Xaawo Amid Tensions

BALAD-XAAWO, Somalia – Somalia’s federal government launched military operations in the Gedo region, with a significant show of force in Balad-Xaawo district, where senior officers of the Somali National Army held a military parade on Tuesday.   Heavily armed troops, equipped with both light and heavy weaponry, were showcased in Balad-Xaawo, a district that has seen heightened political tensions in recent...

Dowladda Soomaaliya oo Dhoolatus Ciidan Ka Samaysay Balad-Xaawo, gobolka Gedo

Balad-Xaawo, Gedo – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhaq-dhaqaaqyo ciidan oo horleh ka bilowday gobolka Gedo, gaar ahaan degmada Balad-Xaawo, halkaas oo maanta lagu qabtay dhoolatus iyo bandhig ciidan oo ay sameeyeen saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed.   Ciidamo si buuxda u hubeysan, kuwaas oo wata qoryo culus iyo kuwa fudud, ayaa lagu soo bandhigay degmada Balad-Xaawo, taasoo...

Dowladda Soomaaliya oo ka Laabatay Mamnuucidii Baasaboorka Taiwan

WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in dowladda Soomaaliya ay ka laabatay mamnuucidii dhawaan ku sameysay baasaboorrada Taiwan, tallaabo la rumeysnaa inay halis gelin karto booqashada wasiirka arrimaha dibedda ee Taiwan uu ku tagi lahaa Somaliland.   Troy Fitrell, oo ah mas’uul sare ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibedda ee Mareykanka, ayaa toddobaadkan ka sheegay Aqalka Senate-ka in Muqdisho ay ka noqotay...

Somalia Lifts Taiwan Passport Ban Amid U.S. Pressure, Renewed Focus on Somaliland Ties

WASHINGTON — The United States has welcomed Somalia's reversal of a recent ban on Taiwan passports, a move that had threatened to block an upcoming visit by Taiwan’s Foreign Minister to Somaliland.   Troy Fitrell, a senior official at the U.S. State Department, told the U.S. Senate this week that Mogadishu had rescinded the directive that barred the use of Taiwanese...

Somali Government Identifies Individuals Behind Falsehood and Defamation

Mogadishu, 10 June 2025  - The Federal Government of Somalia has strongly rejected recent claims circulating on social media and a fake news website alleging that members of Somalia’s official delegation to the International Labour Conference (ILC) in Geneva had “disappeared in an attempt to seek asylum in Europe”.   In an official statement issued by the Ministry of Labour and...

Elders and Businessmen Held for Third Day in Galkayo, central Somalia

GALKAYO, Somalia – Several elders and prominent businessmen from the Digil and Mirifle clans have been detained for a third consecutive day in Galkayo, a city in the central Mudug region, sources said on Tuesday.   According to local residents and community leaders, the detainees — including well-known merchants and traditional elders — are being held in the Siinaay neighborhood by...

Odayaal Dhaqameed iyo Ganacsato Kasoo Jeeda KG oo Maalintii Saddexaad Ku Xiran Gaalkacyo

Gaalkacyo – Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa sheegaya in ilaa iyo saddex maalmood ay halkaasi ku xiran yihiin odayaal dhaqameed iyo ganacsato kasoo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle, kuwaasoo lagu haysto xarun ku taalla xaafadda Siinaay.   Dad goobjoogayaal ah iyo ilo xog ogaal ah ayaa u sheegay Arlaadi Media Network in dadka la xiray...

Mucaaradka oo qaadacay Shirka uu ku baaqey Madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO, Juun 9 — Isbahaysiga mucaaradka Soomaaliya ee Somali Salvation Forum ayaa Isniintii si rasmi ah u diiday wadahadallo uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku dhawaaqay inay dhacayaan 15-ka iyo 22-ka bishan Juun, iyagoo ku tilmaamay wadahadalladaas kuwo aan lagu dhisin heshiis siyaasadeed oo ballaaran.   Isbahaysigu wuxuu ku baaqay in la qabto wadahadal qaran oo loo dhan yahay, oo ay...

Somali opposition rejects meeting called by President Hassan Sheikh

MOGADISHU, June 9  — Somalia’s main opposition coalition, the Somali Salvation Forum, on Monday rejected President Hassan Sheikh Mohamud’s scheduled talks on June 15 and 22, saying they lack broad political consensus.   The Forum urged the government to hold an inclusive national dialogue involving federal member state leaders and opposition groups to address key political divisions in the country. President Hassan...

PM Abiy Ahmed: Ethiopia’s Need for Sea Access Is Not New

ADDIS ABABA — Ethiopia will continue to pursue legal efforts and dialogue to secure access to the sea until the goal is achieved, Prime Minister Abiy Ahmed said.   In an interview with EBC, Abiy expressed regret over how Ethiopia lost its port, noting that the country has been without sea access for more than three decades. “The need for sea access...

WARAR KALE

SoDMA iyo Ururka Towfiiq oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Gurmadka iyo Taageerada Bulshada Soomaaliyeed

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Siyaasadda Towfiiq...

Dowladda Soomaaliya iyo UNTMIS oo Ka Wada Hadlay Geeddi-socodka Kala-guurka

MUQDISHO – Wasiir-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar Cali (Balcad), ayaa maanta qaabilay wafdi ka...

Koonfur Galbeed Oo Soo Saartay Go’aano Cusub Oo Lagu Xoojinayo Ammaanka Baydhabo

Baydhabo - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...