Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Displaced Residents Barred from Returning Home in Recaptured Somali Towns

SABIID, Somalia – Residents of Sabiid and Caanoole in Somalia’s Lower Shabelle region say they have been barred from returning to their homes and farmlands after government and African Union (AUSSOM) forces recently retook the area from Al-Shabaab.   Displaced residents told local media they remain unable to access their properties and accused unidentified individuals of deliberately setting fire to their houses. Community...

Shacabka Sabiid iyo Caanoole oo Sheegay in Loo diiday Inay Guryahooda Ku Laabtaan

SABIID – Qaar kamid ah dadka ku nool deegaanka Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in laga hor istaagay in ay dib ugu laabtaan guryahooda iyo beerahooda, kadib markii ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ay dhawaan dib ula wareegeen deegaannadaas. Dadkaas ayaa sheegay in ay yihiin dad barakac ah oo aan weli loo oggolaan...

Somalia-Ethiopia Talks Mediated by Türkiye Stall Over Somaliland Port Deal

ANKARA, July 11, 2025 – Mediation talks hosted by Türkiye between Somalia and Ethiopia have stalled, diplomats from both countries said, amid deepening tensions over Ethiopia’s contentious port access agreement with Somaliland.   Türkiye had been brokering the negotiations since February 2024 in an effort to ease the dispute sparked by a deal signed on January 1, 2024, granting Ethiopia access...

Wadahadalladii Soomaaliya iyo Itoobiya ee Turkiga dhexdhexaadinayay oo Hakad Galay

ANKARA - Wadahadalladii ay dowladda Turkiga dhexdhexaadinayay ee u dhexeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa hakad galay, sida ay sheegeen diblomaasiyiin labada dal ah. Turkiga ayaa wadahadalladan martigeliyay tan iyo bishii Febraayo 2024, si loo dejiyo xiisaddii ka dhalatay heshiiskii muranka dhaliyay ee Itoobiya la gashay Somaliland.   Heshiiskaas oo la saxiixay 1-dii Janaayo 2024 ayaa Itoobiya u oggolaanaya marin badeed gaaraya...

Somalia Approves New National Higher Education Committee in Push to Reform Sector

Mogadishu – Somalia’s Council of Ministers has approved the appointment of the new National Higher Education Committee, a 15-member body composed of academics and professionals selected through a transparent and merit-based process.   The committee, proposed by the Ministry of Education, Culture, and Higher Education, is tasked with advancing the development and oversight of higher education institutions across the country. The newly...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyey Guddiga Cusub ee Tacliinta Sare Qaranka

MUQDISHO — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku ansixiyey kulankoodii caadiga ahaa xubnaha cusub ee Guddiga Tacliinta Sare ee Qaranka, kuwaas oo lagu soo xulay hannaan hufan iyo caddaalad leh.   Guddigan oo ka kooban 15 xubnood, waxaa soo gudbisay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, waxaana dhammaantood lagu soo xulay aqoontooda, waayo-aragnimadooda iyo kartidooda ku aaddan horumarinta tacliinta sare...

Hormuud Salaam Foundation Wins Prestigious Social Impact Award at London Summit

LONDON, UK, July 9, 2025  – Somalia’s Hormuud Salaam Foundation has been awarded the Africa Social Impact Leadership Award at the 15th African Business Leadership Awards, a highlight of the ALM Africa Summit 2025, held in London on Wednesday.   The Foundation, which serves as the philanthropic arm of Hormuud Telecom and Salaam Somali Bank, was honoured for its far-reaching humanitarian...

Hormuud Salaam Foundation oo la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika

Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo ah garabka howlaha horumarinta iyo gargaarka ee Hormuud Telecom iyo Salaam Soomaali Bank ayaa maanta la guddoonsiiyay Abaalmarinta Hoggaaminta Saamaynta leh ee Bulshada Afrika.   Munaasabadda abaalmarinta, oo qeyb ka ahayd Shirweynaha ALM Africa Summit 2025, oo uu soo qaban qaabiyey ururka African Leadership Organisation oo madax u yahay Madaxweynihi hore ee Tanzania, ayaa lagu qabtay...

Somali interior minister visits Las Anod to finalize SSC-Khatumo state formation

LAS ANOD, Somalia – Somalia’s Minister of Interior, Federal Affairs and Reconciliation, Ali Yusuf Ali Hosh, arrived Wednesday morning in the northern town of Las Anod, where he was welcomed by senior officials from the self-declared SSC-Khatumo administration. The visit marks a significant step toward completing the formal establishment of the SSC-Khatumo regional state, which seeks recognition under Somalia’s federal system. Hosh...

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta oo gaaray Laascaanood

Laascaanood, Soomaaliya – Subaxnimadii maanta, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Yuusuf Cali (Cali Hoosh), ayaa soo gaaray magaalada Laascaanood ee xarunta maamulka SSC-Khaatumo. Wafdiga wasiirka ayaa waxaa si diirran ugu soo dhoweeyey mas’uuliyiin sare oo ka tirsan maamulka SSC-Khaatumo, saraakiil ciidan, iyo qeybaha bulshada rayidka ah. Booqashadan ayaa ah mid muhiim ah oo qeyb...

WARAR KALE

Puntland oo ku baaqday doorashooyin qaran oo hufan, kana hadashay khilaafka siyaasadeed ee doorashooyinka...

Garowe – Dowladda Puntland ayaa ku baaqday in Soomaaliya loo maro geeddi-socod doorasho oo ay ku tilmaantay mid sharci ah, hufan, isla markaana ay...

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Kormeeray Ciidamada Ku Sugan Mesagaway

Galgaduud – Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed...

Soomaaliya oo Beenisay Warbixinta Crisis Group ee Ku Saabsan Al-Shabaab

Muqdisho – Wasaaradda Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u diidday warbixin ay dhowaan soo saartay Hay’adda Caalamiga ah ee International Crisis Group...